Sunday August 18th, 2019
Dahabshiil
Telesom
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Boqor Buurmadaw Oo Ka Hadlay Ciidamo La Sheegay Inuu Leeyahay Oo Ku Sugan Sanaag.

0
Tuesday June 11, 2019 - 11:52:01 in Wararka by Wariye Tiriko
  • Visits: 1561
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Boqor Buurmadaw Oo Ka Hadlay Ciidamo La Sheegay Inuu Leeyahay Oo Ku Sugan Sanaag.

    Boqor Buurmadaw Oo Ka Hadlay Ciidamo La Sheegay Inuu Leeyahay Oo Ku Sugan Sanaag.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Boqor Buurmadaw Oo Ka Hadlay Ciidamo La Sheegay Inuu Leeyahay Oo Ku Sugan Sanaag. Boqor Cismaan Aw-Maxamuud Buurmadow, oo kamid ah madax dhaqameedka Somaliland ayaa beeniyay warar sheegaya in ciidan uu leeyahay ay utalaabeen dhinaca maamul goboleedka Puntland.

 

Boqorka oo la hadlay Horn Cable Tvayaasheegay in aanay jirin ciidan iyo gaadiid dagaal oo uu leeyahay oo u tallaabay dhinaca Puntland ama bariga gobolka Sanaag.

Boqorka, ayaa sheegay in aanu marnaba ku dhaqaaqayn fal ka dhan ah Qaranimada Somaliland.


Guddoomiyaha gobolka Sanaag Tiimbaro oo shalay warbaahinta la hadlay ayaasheegay in ciidamo ka amar qaata Boqor Buurmadow u gudbeen deegaan u dhow magaalada Xingalool ee gobolka Sanaag.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


DAAWO: SULDAAN CABDIRAXMAAN AADAN MAXAMED OO BAAQ NABADEED BEELAHA CEELAFWEYN U DIRAY + FARIINTA XUKUMADA
Halka Ka Daawo: Muuqaalo Garoonka Cusub Ee Cawayska Caynaba Ee Laga Hirgaliyey Magaalada Caynaba
Qaabkii Madaxweyne Muuse Biixi Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Guinea
Halkan Ka Daawo:Ma U Baahan Tahay Dhismayaal Kiro Ah Oo Ku Yaala Magaalada Burco
Halkan Ka Daawo:-Qiso Cajiiba:-Sidee Buu Ku Xushay Lamaanihiisa Proff Cabdilaahi Maxamed Ducaale Gabaydhe Oo Ah Nin Araga Iyo Gacmaha Naafo Ka Ah
Halkan Ka Daawo:Muuqaalo Laga Duubay Goobaha Ugu Quruxda Badan Somaliland Ee Wado La,aantu Godoomisay
Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
Xidigaha Geeska Oo Hees Cusub Uqaaday Xisbag Kulmiye 2019
WAREYSIYO