Sunday August 18th, 2019
Dahabshiil
Telesom
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Suldaan Cabdilaahi Oo Ka Hadlay Magta Loo Kala Qaaday Labada Beelood Ee Ceel-afweyn

0
Wednesday June 12, 2019 - 07:25:00 in Wararka by Wariye Tiriko
  • Visits: 1059
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Suldaan Cabdilaahi Oo Ka Hadlay Magta Loo Kala Qaaday Labada Beelood Ee Ceel-afweyn

    Suldaan Cabdilaahi Oo Ka Hadlay Magta Loo Kala Qaaday Labada Beelood Ee Ceel-afweyn

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Suldaan Cabdilaahi Oo Ka Hadlay Magta Loo Kala Qaaday Labada Beelood Ee Ceel-afweyn

Suldaanka Guud ee Beesha Bariga Burco Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cali Muuse, ayaa ka hadlay magta loo kala qaaday labada Beelood ee wada dega Ceel-afweyn, waxaanu guud ahaan Shacabka reer Somaliland ugu baaqay inay mar walba ilaaliyaan nabada, kana dheeraadaan wax kasta oo fidno iyo dhibaato keenaya.

Suldaanka Guud ee Beesha Bariga Burco Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cali Muuse,oo u waramayWargeyska Geeska Afrikaayaa ugu horeyn yidhi, "Waa alxamdulilaah haddii is afgarasho, barwaaqo iyo nabad ay wax walba inoogu dhammaadeen, oo Beelaha walaalo ah ee is dhalay, ee wada dhashay ee isku oodda ah, ee isku deegaanka ah, ee isku abtiga iyo waalidka ah Ceel-afweyn wada dega ay wax walba ka doorbideen nabadooda, in magtiina si fiican u kala qaataana, waa sharaf, ALLE ayeyna mahadaas oo dhan iska leh, cid kasta oo gacan ka geysatayna nabadaynta Beelahana ALLE miisaanka xasanaadka ha ugu daro”.

Mar uu Shacabka Somaliland baaq u diraayey ayaa uu yidhi "Roobabkii waa kuwaas inoo da’ay, ALLENA waxaynu ku baryeynaa inuu ina siiyo madar khayr qaba, Shacabkana waxaan leeyahay ka digtoonaada oo ka dheeraada wax kasta oo dhib keenaya, oo nabada ilaaliya, oo walaaltnimada ilaaliya”.

 

Xigasho:Geeska Afriga 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


DAAWO: SULDAAN CABDIRAXMAAN AADAN MAXAMED OO BAAQ NABADEED BEELAHA CEELAFWEYN U DIRAY + FARIINTA XUKUMADA
Halka Ka Daawo: Muuqaalo Garoonka Cusub Ee Cawayska Caynaba Ee Laga Hirgaliyey Magaalada Caynaba
Qaabkii Madaxweyne Muuse Biixi Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Guinea
Halkan Ka Daawo:Ma U Baahan Tahay Dhismayaal Kiro Ah Oo Ku Yaala Magaalada Burco
Halkan Ka Daawo:-Qiso Cajiiba:-Sidee Buu Ku Xushay Lamaanihiisa Proff Cabdilaahi Maxamed Ducaale Gabaydhe Oo Ah Nin Araga Iyo Gacmaha Naafo Ka Ah
Halkan Ka Daawo:Muuqaalo Laga Duubay Goobaha Ugu Quruxda Badan Somaliland Ee Wado La,aantu Godoomisay
Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
Xidigaha Geeska Oo Hees Cusub Uqaaday Xisbag Kulmiye 2019
WAREYSIYO