Sunday August 18th, 2019
Dahabshiil
Telesom
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Maxamuud Cabdi Shide "Tuur" iyo C/raxmaan Maxamuud Caydiid "Soltelco" Laba nin oo isku ADEER ah (Qaybtii 10aad) Maxamed Xoosh

0
Wednesday June 12, 2019 - 07:39:01 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 232
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxamuud Cabdi Shide "Tuur" iyo C/raxmaan Maxamuud Caydiid "Soltelco" Laba nin oo isku ADEER ah (Qaybtii 10aad) Maxamed Xoosh

    Maxamuud Cabdi Shide "Tuur" iyo C/raxmaan Maxamuud Caydiid "Soltelco" Laba nin oo isku ADEER ah (Qaybtii 10aad) Maxamed Xoosh

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxamuud Cabdi Shide "Tuur" iyo C/raxmaan Maxamuud Caydiid "Soltelco" Laba nin oo isku ADEER ah (Qaybtii 10aad) Maxamed Xoosh

Hala yaabinna qoraaladan hadii ay ku bataan iyado ashkhaas laga hadlaayo, dalkeena si aad u fahantid maamulada ka jira waa inaad magacyo iyo dad ka hadashaa waayo iyagaa laftigoodii ayaa noqda maamulkii


Su,aal igu soo igu soo noq noqtay oo in badan la weydiiyay ayaa ahayd
Maxaa mayorkii hore Maxamed Xaashi Cilmi u fududeeyay waxqabad balaadhan mudo gaaban?

Marka laga tago Engineer-nimada uu aqoonta u leeyahay oo xaga qorshaynta wax ka tartay

Maxamed Xaashi intaan xilka loo garan waxa u qorshaysnaa HALKA LAGA YIMID IYO HALKA LA JOOGO IYO HALKA LOO SOCDO waxa uu sitay qorshe Strategic ah oo lagaga bixi karo dhibaha jira

Markaa Maxamed Xaashi muu ahayn qof caadiya xil loo dhiibay wuxu ahaa Mayor aan Caadi ahayn oo hal abuur iyo fikir sitay lagaga bixi karo waxa horyaal waxaa u dheeraa hal-abuur iyo hibo maamul !

Mayor Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid mid ayuu cudur daar ku leeyahay, sideedaba marka aad kursiga dibada ka joogto ee aad u haysato in qofku awood buuxda u helaysid go,aan walba waa iska sheeko riyo iyo canaan u jeedin qofka xilka koray "Ama Xasad”

Mar ayaa jirta talaabadaad qaadidba kuu darantahay oo go,aanka saxda ee qalinka ku duugtaa duminayaa ama kicinayaa gadood shacbi, iyo in aan la jeclayn in la qiro waxqabadka qofku soo kordhiyay "qalabka badan iyo Ha,yada dabdemiska” waxaa dadka u muuqda baylahda badan ee ishu qabanayso

Cabdiraxmaan Soltelco waa maamul la mid kuwa jooga iyo kuwii joogi jiray dalka waxaa ka maqan Hibo iyo Hal-abuur tusaale aan ka taabto

Ku dhawaad 3 kun oo bas ayaa caasimada hargeysa ka shaqeeya basaskaasi waxay dhamaan xidheen wadooyinka iyo jidadka faras magaalaha hargeysa xalkeeduna waa fudud yahay……..

weliba dakhli badan ayaa dawlada hoose ka soo geli lahaa jidadkuna wey furmi lahaayeen boqolaal shaqo wey abuuri lahayd waxaa soo bixi lahaa dhul iyo dhismayaal dawlada hoose ku leedahay magaalada

waxa sidoo kale ka mid ah ganacsata yar yar ee gawaadhida gacanta kula wareega bidaacadaha iyaganna waa loo habayn lahaa "noqon mayso meel sida bacadlaha ha lagu xareeyo” waxay u baahan tahay hal-abuur aan hore uga jirin somaliland !

La Soco

Allaa Og Siduu Khayrku Ku Jiro




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


DAAWO: SULDAAN CABDIRAXMAAN AADAN MAXAMED OO BAAQ NABADEED BEELAHA CEELAFWEYN U DIRAY + FARIINTA XUKUMADA
Halka Ka Daawo: Muuqaalo Garoonka Cusub Ee Cawayska Caynaba Ee Laga Hirgaliyey Magaalada Caynaba
Qaabkii Madaxweyne Muuse Biixi Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Guinea
Halkan Ka Daawo:Ma U Baahan Tahay Dhismayaal Kiro Ah Oo Ku Yaala Magaalada Burco
Halkan Ka Daawo:-Qiso Cajiiba:-Sidee Buu Ku Xushay Lamaanihiisa Proff Cabdilaahi Maxamed Ducaale Gabaydhe Oo Ah Nin Araga Iyo Gacmaha Naafo Ka Ah
Halkan Ka Daawo:Muuqaalo Laga Duubay Goobaha Ugu Quruxda Badan Somaliland Ee Wado La,aantu Godoomisay
Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
Xidigaha Geeska Oo Hees Cusub Uqaaday Xisbag Kulmiye 2019
WAREYSIYO