Sunday June 16th, 2019
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Wasiir Saleebaan Cali Koorow annaguna macaamiisha uu Siciid M. Gahayr sheegay waa ku jiraa ee ogow (reer oodweyne).

0
Wednesday June 12, 2019 - 07:40:42 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 150
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Saleebaan Cali Koorow annaguna macaamiisha uu Siciid M. Gahayr sheegay waa ku jiraa ee ogow (reer oodweyne).

    Wasiir Saleebaan Cali Koorow annaguna macaamiisha uu Siciid M. Gahayr sheegay waa ku jiraa ee ogow (reer oodweyne).

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiir Saleebaan Cali Koorow annaguna macaamiisha uu Siciid M. Gahayr sheegay waa ku jiraa ee ogow (reer oodweyne).
Waxaan akhristey maqaal si xikmadi ku jirto oo waano, wax sheeg, taariikho iyo tudhaalo ka dhaxaysay reer sool iyo reer sallaxley waqtiyo hore oo uu ku faro-
yareystay hal abuurka, xikmaawiga da,da yar ee Siciid M. Gahayr. Siciid M. Gahayr wuxuu saleebaan Cali koore wasiirkeenna biyaha uga codsadey
si reer magaalnimo iyo ilbaxnimo ah oo asluubeysan in aanu dadka deegaanka reer sallaxley oo xukuumadihii kala danbeeyey ee kulmiye ku luggoyn jireen mashaariic ku kooban dhagxaan meel lagu TUULO iyo ciid MAJARAFADO intoo la dardaro aan dib loogusoo noqon, inuu wasiirka oo dhawr jeer la iskasoo horreysiiyey oo nimanka ilma KALATUUR ee isu yaqaan KULMIYE ku guureen uu markan xishoodo oo uu ka joogsado inuu ceebtaas fashilantey sumcaddiisa ku waayo. Weliba Siciid M. Gahayr wuxuu wasiirka tusey in reer sallaxley waqtiyo
hore abaal ku lahaayeen reer sool oo xeegaani jirtey.


Haddaba, annagoo reer oodweyne ah ayaa arrinkaas aqoonyahan, qoraa sare Siciid yare uu wax na tusey. Waayo wasiirku waqti ku ogog leh 2018
badhtankeedii ayuu deegaanka XAAXI inkastoo uu la socdey wasiirkii hore ee maaliyadda oo beesha deegaanka kasoo jeeday haddana wasiirku wuxuu ballan- qaadey lacag uu yidhi waa NUS MILLION DOLLAR oo dayuurad baa siddey oo gobolka daad madheedh ayaa immika wax loogu qabanayaa taasoo noqotey sheeko baraley. Weliba qodaalkii XAAXIYEED oo isagoo aan laba bilaabin aad ku FAANTEEN ee aad tidhaahdeen isku filaanshiiyo xagga beeraha ah ayaynu gaadhney isna dib umaanu arag inkastoo aad ku marmarsooteen roobkiibaa seejiyey, ceebtiisuse hadhi mayso waayo waad ka dhaqaaqdeen. Ugu danbeyn reer DAADMADHEEDH waxay ku leeyihiin minfadlak naga xishood
oo been danbe yaaney noogu kaasoo dhiibin ILMA KALATUUR habaar bey

qabaane, adiguna waa halkii Siciid M. Gahayre macmiishaanu ku jirnaaye sidaas
ka warhey, oo yeynnaan riwaayad isula iman.
Murbadle Maradheere.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:-Qiso Cajiiba:-Sidee Buu Ku Xushay Lamaanihiisa Proff Cabdilaahi Maxamed Ducaale Gabaydhe Oo Ah Nin Araga Iyo Gacmaha Naafo Ka Ah
Halkan Ka Daawo:Wershada Maaxda Oo Loo Aqoonsaday Wershada Ugu Waxsoosarka Wanaagsan Ee Dalka
Halkan Ka Daawo:Muuqaalo Laga Duubay Goobaha Ugu Quruxda Badan Somaliland Ee Wado La,aantu Godoomisay
Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
Xidigaha Geeska Oo Hees Cusub Uqaaday Xisbag Kulmiye 2019
Xiisad Kasoo Korodhay Wareejinta Gudoomiyenimada KULMIYE Iyo Siyaasi Siro Banaaanka Keenay
Halkan Ka Daawo: EXCLUSIVE Cod Iyo Muuqaal Cusub Duqaynti Hargeisa Loo Gaystay Iyo Xasuuqi Diyaaradaha Dowladi Siyaad Barre Gaysatay
Halkan Ka Daawo:Fanaanka Da'da yar ee Cabdikariin Cali Shaah Oo Hees Cusub Oo Cajiib ah Soo Qaaday.
WAREYSIYO