Tuesday July 23rd, 2019
Dahabshiil
Telesom
Liibaan Hotel
Youtube jobs

ABWAAN CAYDARUUS MUUMIN. AARKA TOGDHEER

0
Wednesday July 03, 2019 - 06:38:56 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 229
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    ABWAAN CAYDARUUS MUUMIN. AARKA TOGDHEER

    ABWAAN CAYDARUUS MUUMIN. AARKA TOGDHEER

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

ABWAAN CAYDARUUS MUUMIN. AARKA TOGDHEER Waxaan kasameeyey heestan qiso dhab oo kusaabsan wiil jooga magaalada hargaysa iyo gabadh joogta qurbaa

Dheeman

Dheemantii hablaha ee

Rabigay dhigeed iyo

Dhamaan dumarka oo idil

Dhaqankiyo hidaha iyo

Qurux uu ku dhaafshee

Ugu dheeh wacnaydey

Dhexyarey waxaad tahay

Dhuuxiyo qalbiga iyo

Dhaayaha indhaha iyo

Mid dhexqaaday jiidhkoo


Dhayayl lagu ilaawine

Dhinacaaga sharafey

Maad dhimin waxyeele


Kala dheeri deenaad

Dhul shisheey joogtaa

Caasha dhirbaax iyo

Dhaawaca ku keente



Dhab riyada ma moodaa?

Dharaartiyo habeenkii

Dhacadiidka xiisaha

Dhalaanteed ma aragtaa?

Dhex dhexaadka laylkii

Ma laguu dhawaaqaa?

Galgacaylku dhawrjeer

Makuusoo dhowaada?

Adigaan wax dhaadayn

Ilma dhagac masiisaa?

Dhabanada ma qoysaa


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halka Ka Daawo: Muuqaalo Garoonka Cusub Ee Cawayska Caynaba Ee Laga Hirgaliyey Magaalada Caynaba
Qaabkii Madaxweyne Muuse Biixi Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Guinea
Halkan Ka Daawo:Ma U Baahan Tahay Dhismayaal Kiro Ah Oo Ku Yaala Magaalada Burco
Halkan Ka Daawo:-Qiso Cajiiba:-Sidee Buu Ku Xushay Lamaanihiisa Proff Cabdilaahi Maxamed Ducaale Gabaydhe Oo Ah Nin Araga Iyo Gacmaha Naafo Ka Ah
Halkan Ka Daawo:Muuqaalo Laga Duubay Goobaha Ugu Quruxda Badan Somaliland Ee Wado La,aantu Godoomisay
Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
Xidigaha Geeska Oo Hees Cusub Uqaaday Xisbag Kulmiye 2019
Xiisad Kasoo Korodhay Wareejinta Gudoomiyenimada KULMIYE Iyo Siyaasi Siro Banaaanka Keenay
WAREYSIYO