Sunday November 17th, 2019
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Siyaasiyiinta iyo Madaxda Dhaqanka Qaar Ka Mid Ah Oo Tacsi U Diray Qoyskii Iyo Shacbiga Somaliland Ee Uu Ka Baxay Marxuum Xil. Nuur Cabdilaahi Beegsi (Cawl)

0
Thursday July 04, 2019 - 07:47:00 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 289
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaasiyiinta iyo Madaxda Dhaqanka Qaar Ka Mid Ah Oo Tacsi U Diray Qoyskii Iyo Shacbiga Somaliland Ee Uu Ka Baxay Marxuum Xil. Nuur Cabdilaahi Beegsi (Cawl)

    Siyaasiyiinta iyo Madaxda Dhaqanka Qaar Ka Mid Ah Oo Tacsi U Diray Qoyskii Iyo Shacbiga Somaliland Ee Uu Ka Baxay Marxuum Xil. Nuur Cabdilaahi Beegsi (Cawl)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xayeysiis Banaan
Siyaasiyiinta iyo Madaxda Dhaqanka Qaar Ka Mid Ah Oo Tacsi U Diray Qoyskii Iyo Shacbiga Somaliland Ee Uu Ka Baxay Marxuum Xil. Nuur Cabdilaahi Beegsi (Cawl)

TACSI

Siyaasiyiinta iyo Madaxda Dhaqanka Qaar Ka Mid Ah Oo Tacsi U Diray Qoyskii Iyo Shacbiga Somaliland Ee Uu Ka Baxay Marxuum Xil.Nuur Cabdilaahi Beegsi (Cawl)

Hargeysa-03-07-2019-( Warsugannews)- Masuuliyiinta kala ah

1.Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble,

2.Siyaasi Xasan Xaaji Maxamuud Warsame (Xasan gadhweyne),

3.Xildhibaan Axmed Xasan Aadan (Waysa-cade),

4.Suldaan Maxamuud Axmed Sheekh,

5.Saleebaan Cumar Ku-joog, iyo

6.Cabdiraxmaan Cawil

waxay dhammaan masuuliyiintaasi oo isugu jira madaxda dhaqanka iyo siyaasiyiintu tacsi u dirayaan golaha deegaanka Berbera, ganacsatada, qoyska, qaraabada, ehelada, ubadka, iyo asxaabtii uu ka baxay marxuum xildhibaan Nuur Cabdilaahi Beegsi (Cawl) oo 01-07-2019 ku geeriyooday dalka Malaysiya, maanta oo ay taariikhu ahayd 03-07-2019 la keenay midkiisa Magaalada Hargeysa, iyadoo lagu aasay xabaalaha baqiic. iyagoo marxuumka ku tilmaamay tiir ka mida tiirarka gobolka saaxil iyo guud ahaan dalka ahaana oday waayo arag ah. Waxaanay Marxuumka Alle uga baryayaan inuu u danbi dhaafo, su’aasha qabrigana u fudaydiyo, naxariistii Janno fardawsana ka waraabiyo Amin Amin Amin

AAMIIN AAMIIN AAMIIN




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


OGEYSIIS UBAXLE LEGAL ADVICE and ACCIDENT CLAIM
DAAWO: SULDAAN CABDIRAXMAAN AADAN MAXAMED OO BAAQ NABADEED BEELAHA CEELAFWEYN U DIRAY + FARIINTA XUKUMADA
Halka Ka Daawo: Muuqaalo Garoonka Cusub Ee Cawayska Caynaba Ee Laga Hirgaliyey Magaalada Caynaba
Qaabkii Madaxweyne Muuse Biixi Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Guinea
Halkan Ka Daawo:Ma U Baahan Tahay Dhismayaal Kiro Ah Oo Ku Yaala Magaalada Burco
Halkan Ka Daawo:-Qiso Cajiiba:-Sidee Buu Ku Xushay Lamaanihiisa Proff Cabdilaahi Maxamed Ducaale Gabaydhe Oo Ah Nin Araga Iyo Gacmaha Naafo Ka Ah
Halkan Ka Daawo:Muuqaalo Laga Duubay Goobaha Ugu Quruxda Badan Somaliland Ee Wado La,aantu Godoomisay
Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
WAREYSIYO