Tuesday July 23rd, 2019
Dahabshiil
Telesom
Liibaan Hotel
Youtube jobs

SABABAHA SOMALIA UGU DHEGANTAHAY SOMALILAND

0
Friday July 05, 2019 - 09:15:22 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 227
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SABABAHA SOMALIA UGU DHEGANTAHAY SOMALILAND

    SABABAHA SOMALIA UGU DHEGANTAHAY SOMALILAND

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

SABABAHA SOMALIA UGU DHEGANTAHAY SOMALILAND Sababaha ay Somalia ugu dhegantahay Somaliland waxa weeye in dadka Somalia ogyihiin in Somaliland tahay hoygii geesinimada, deeqsinimada, qalbi-wanaagga, suugaanta, fanka, ilbaxnimada iyo istaraatiijinimada (goobta ay ku taal oo muhiim ah) oo ay waayeen. Waxaa kale oo ay ogyihiin inay waayeen dalkii ay 30 sano (1960-1990) xukumayeen oo ay dhacayeen hantida dadkiisa.

Laakiin waxay illowsanyihiin in dadka Somaliland u keeneen dowladnimadoodii 1960 dabadeedna ay ugu abaalgudeen duudsi, cadaalad-xumo, gumaad iyo burbur ka baxsan Islaamnimada, Somalinimada iyo insaaniyadda. Markaas dadka Somaliland laguma dagikaro midnimo dambe oo huwan dhagar iyo khiyaamo.


Mar haddii qabyaaladda Somalidu ka xoogweyntahay Diinta Islaamka oo aan dhiig, dulmi iyo dhac midna laga xishoonayn sow ma habboona in la kala ahaado laba dal oo jaar ah oo walaalo ah. Sow lama oga in arrimahaas awgeed aan midnimo dambe hirgelayn balse laga dhaxlayo uun dhiig daata oo cusub iyo cadaawad hor leh. Waxaa habboon in la kala quusto xagga midnimada laakiin la noqdo laba dal oo walaalo ah oo iskaashada dhinackasta.

Dadka Somaliland waxay xagga dhaqanka iyo hiddaha aad isugu dhowyihiin dadka Kilinka 5aad ee Somalida, haddii ay xoroobaan waxaa aad u suurtogal ah inay ku soo biiraan Somaliland.

Ibrahim Hassan Gagale
July 5, 2019


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halka Ka Daawo: Muuqaalo Garoonka Cusub Ee Cawayska Caynaba Ee Laga Hirgaliyey Magaalada Caynaba
Qaabkii Madaxweyne Muuse Biixi Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Guinea
Halkan Ka Daawo:Ma U Baahan Tahay Dhismayaal Kiro Ah Oo Ku Yaala Magaalada Burco
Halkan Ka Daawo:-Qiso Cajiiba:-Sidee Buu Ku Xushay Lamaanihiisa Proff Cabdilaahi Maxamed Ducaale Gabaydhe Oo Ah Nin Araga Iyo Gacmaha Naafo Ka Ah
Halkan Ka Daawo:Muuqaalo Laga Duubay Goobaha Ugu Quruxda Badan Somaliland Ee Wado La,aantu Godoomisay
Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
Xidigaha Geeska Oo Hees Cusub Uqaaday Xisbag Kulmiye 2019
Xiisad Kasoo Korodhay Wareejinta Gudoomiyenimada KULMIYE Iyo Siyaasi Siro Banaaanka Keenay
WAREYSIYO