Tuesday July 23rd, 2019
Dahabshiil
Telesom
Liibaan Hotel
Youtube jobs

JIRITAANKA SHARCIYEED EE SOOMAALIYA IYO SOOMAALILAND IYO WAXA KELIFEY INAY SOOMAALIYA XIDHIIDHKA U JARTO GINI .

0
Friday July 05, 2019 - 09:16:47 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 270
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    JIRITAANKA SHARCIYEED EE SOOMAALIYA IYO SOOMAALILAND IYO WAXA KELIFEY INAY SOOMAALIYA XIDHIIDHKA U JARTO GINI .

    JIRITAANKA SHARCIYEED EE SOOMAALIYA IYO SOOMAALILAND IYO WAXA KELIFEY INAY SOOMAALIYA XIDHIIDHKA U JARTO GINI .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

JIRITAANKA SHARCIYEED EE SOOMAALIYA IYO SOOMAALILAND IYO WAXA KELIFEY INAY SOOMAALIYA XIDHIIDHKA U JARTO GINI . Marka wadan xoriyad la siinayo waxaa waajib ah inuu yeesho shuruudahan : (1) dal (dhul baaxadiisu xadidan tahay ) (2) shacab (3) magac (4) astaan u gaara (calan). Marka intaas oo arimood dhamays tirmaan ayaa hadana ogolaanshaha xoriyad bixiyaha iyo lasiiyaha loo gudbayaa si caalamka looga diiwaan geliyo jiritaankiisa dalnimo madax banaan .

JIRITAANKA SOOMAALILAND
Soomaaliland waa dal ay u dhamaayeen dhamaan shuruudahaasi isagoo lagu diiwaan geliyey calanka buluuga ah ee shanta xigood leh cidkastaa ha samaysee xuduudo cayiman oo caalamka u diiwaan gashan iyo magaca soomaaliya qaatayna xoriyadiisa 26jun 1960 kana qaatay ingiriis oo dusha ka ilaalin jirey wadamada xuduudaha isticmaarku u jeexayna ka mid ah si sibuuxda loogu sharci gareeyo jiritaankiisa dalnimo .


JIRITAANKA SOOMAALIYA
Soomaaliya waxaa gumaysan jirey talyaani wuxuuna u qabsaday si uu itoobiya ugu dhiibo si ay umada itoobiya u yeeshaan bad wuxuuna si degdeg ah ugu sameeyey wadooyin waaweyn oo isku xidha soomaaliya iyo itoobiya isagoo xagga soomaalilandna usoo gudbiyey wadooyinkaas si uu dhamaan hal wadan uga dhigo laakiin ingiriiska ayaa soomaaliland ka jaray jeexayna xuduudaheedii si aan loogu marmin , soomaaliya talyaanigu xuduudaheeda uma jeexin dhinaca itoobiya iyo dhinaca kiiniya intaba laakiin waxaa jeexan dhinaca soomaaliland oo ingiriisku jeexday .

XORIYADII SOOMAALILAND
Soomaaliland xoriyadii ayaa loosiiyey sifo sharci ah maadaama shuruudaheedu u dhamays tirnaayeen waxaana ku citiraafay 39 dal oo aduunka ka mid ah waxaana loo diiwaan geliyey dal buuxa , calamka buluuga ah iyo magaca soomaaliya oo iyada u gaara 26.6.1960 .

SOOMAALIYA
(1) Soomaaliya talyaanigu ugamuu tegin dhul xuduudiisu jeexan tahay oo caalamka u diiwaan gashan
(2) uma samayn calan u gaara iyo magac gaara midna ee waxaa lagu diiwaan geliyey magacii soomaaliya ee soomalilandta maanta lagu diiwaan geliyey iyadoo sharcigu ahaa in talyaanigu magac gaara u sameeyo iyo calan gaara si ay dawlad buuxda u noqoto (3) xoriyada wuxuu siiyey 1da luulyo oo iyana ahayd maalin gaara oo aanay labada wadan isku maalin xukunka wadaqaadan . (4) talyaanigu soomaaliya xoriyad kumuu wareejin ee wuxuu u dhiibey xoriyadii soomaalilandta maantu ula timi oo caasimad uga dhigay muqdisho .

Dhamaan shuruudahaas oo dhan oo ka dhiman soomaaliya xoriyad siinteeda waxay cadayn buuxda u yihiin in aanay soomaaliya qaadan xoriyad ee uu ku wareejiyey gacan ku hayntooda soomaalilandta maanta , sidaasi darteed soomaaliya waxaa lagu daray soomaaliland oo kumeelgaadhnimo loogu dhiibey soomaaliland sidii riseef eeriya ingiriisku ugu dhiibey itoobiya ee majirto soomaaliya xoriyad ay qaadatay waxa dadka loo sheegaana waa been aan raad lahayn .

Hadaba caalamku wuxuu ku xurmayn jirey soomaaliya xoriyada iyo sharcinimada soomaaliland loogu dhiibey hadase haddii soomaaliland ku dhawaaqday inay dib ugala noqotay xoriyadeedii waxay noqonaysaa meel aduunka ku taal oo riseef eeriya ah waxaana waajib ah inay qabsadaan cidkasta oo awood u leh uguna soo horaysa sida itoobiya iyo kiiniya oo iyana qayb ka rabta .

Hadaba itoobiya damaceeda in ay soomaaliya qabsato way cadaysatay kadib markii ay hadda u abaabulatey samaynta ciidan badeed oo aanay bad u lahayn si ay baddaas ugu ilaashato , waxayna u samaysatay khariirad iyo kusoo bandhigtay bogeeda wasaarada khaarajiga dalkeeda oo intay soomaaliya khariidadeeda ku darsatay soomaalilandna ka jartay kana dhigtay dal madax banaan maadaama ay soomaaliland sharci garaysan tahay oo aanay awood u lahayn inay qabsato taasoo ah aqoonsi buuxa oo ay siisay soomaaliland dalnimadeeda halka ay soomaaliya ka dhigtay dhul ay iyadu sharci u leedahay maadaama soomaaliland sharciyadii kala noqonayso , isla markaana ciidameeda beriga kusoo guraysa gudaha soomaaliya si ay dagdag ugu qabsato marka citiraafka lanoqoshada sharciyeed loogu dhawaaqo soomaaliland .

Kiiniya ayaa iyana cartamaysa oo doonaysa inay boobka soomaaliya ka qayb gasho iyadoo durba sii carbuunatay badda khayraadka badan iyo gobolada jubooyinka ee ciidankeedu ku sugan yahay . Dhinaca kale kiiniya ayaa aqoonsatay soomaaliland kadib markii bbcda soomaaligu weydiisey wasiirada khaarajiga monika juuma waxay ka aaminsatahay qadiyada soomaaliland waxayna tidhi : SOOMAALILAND WAXAANU KA AAMINSANAHAY WAXAY WADAMADA AFRIKA OO DHAMI KA AAMINSAN YIHIIN !!!!!!. TAASOO AH IN XUDUUDIHII ISTICMAARKA AAN LA BEDELIN EE AY SIDOODII AHAADAAN . Taasoo soomaaliland ka dhigtay dal dhamaan afrika aqoonsan tahay jiritaankiisa laakiin soomaaliya aanay ahayn dal jiritaankiisu sharci yahayba .

Waxaad kaloo inbadan maqasheen madaxweynayaal iyo wasiiro iyo shirar caalamka lagu qabtay oo loogu baaqay in soomaaliya loo qaybiyo itoobiya iyo kiiniya iyo boqolmilyan bad la ,aan maayaan toban milyana badda afrika ugu dheer yeelan maayaan , waxa ay dilaysanayaan tahay jiritaanka sharci daro ee soomaaliya .

Hadaba soomaaliland oo wadamada reergalbeedka khaasatan maraykanka iyo ingiriiska u hortaagan yihiin sidii ay soomaaliya ugusii hayn lahayd si khayraadkana ugalasoo baxaan ayaa iyana taagan khaati si ay soomaaliya cidkastaa ha qabsatee isaga reebi lahaayeen , dhinaca kalena waxaa gacan togaalaynaya ruushka oo doonaya inuu citiraafo isla markaana ka dhigto beyska ugu weyn ee uu aduunka ku leeyahay isagoo waxkasta ula diyaar ah soomaaliland .

Hadaba soomaaliya ayaa naftu haysaa si aanay soomaaliland citiraaf u helin kadibna loo qabsan taasoo afduub u haysata dad gaadhaya konton qof oo xildhibaano iyo wasiiro isugu jira oo soomaaliland u dhashay si ay caalamka ugu sheegto in soomaaliland joogto waxayna ka cararaysaa wadahadalka si inta ay kala daadsan tahay aan lagu khasbin inay waxwalba ogolaato , taasoo ay hadda dawlad goboleedyadii awood u sheeganayso isla markaana ciidamadii maleeshiyaadka ahaana u ururinayso si ay difaac ugu talo gasho .

Talyaaniga ayaan isagu meela kasoo gelin hadda maadaama uu sharciyaddii soomaaliya ku wareejiyey soomaaliland oo maanta soomaaliland soomaaliya dal u aqoonsan karto ama bahalaha uga dhaqaaqi karto keligeed , waxaadse moodaa in soomaalilandta qudheedu ogeynba inay iyagu awooda soomaaliya leeyihiin ciday doonaana ku fasixi karaan ee naaqisnimo weyni ka muuqato taasoo aan filayo inaanay waxan aqoonba u lahayn .

Gini xidhiidhka ayaa loo jaray kadib markay gashay arimaha hoose ee wadamada afka igiriisiga ku hadla iyadoo iyadu ah wadamada afka faransiiska ku hadla taasoo soomaaliland ugu shirqooshay ruushka sida kuna kulansiisay dhulkeeda laba wefti oo kakala socda labada dal si ay xidhiidh u yeeshaan taasoo sax ah in xidhiidhka loo jaro marka loo eego siyaasadu siday u taal wadamada reergalbeedku .

Hadaba anigoo ah siyaasi baadhis ku wadey geeska afrika ilaa 1992 marwalbana soo bandhigayey waxyaabo aan markaa u arkayey inay sax yihiin ayaan maantana idiinsoo bandhigay jiritaanka sharciyeed ee soomaaliland iyo jiritaan la,aanta sharciyeed ee soomaaliya iyo xaalada dhabta ah ee geeska afrika .

Qore: maxamed A.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halka Ka Daawo: Muuqaalo Garoonka Cusub Ee Cawayska Caynaba Ee Laga Hirgaliyey Magaalada Caynaba
Qaabkii Madaxweyne Muuse Biixi Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Guinea
Halkan Ka Daawo:Ma U Baahan Tahay Dhismayaal Kiro Ah Oo Ku Yaala Magaalada Burco
Halkan Ka Daawo:-Qiso Cajiiba:-Sidee Buu Ku Xushay Lamaanihiisa Proff Cabdilaahi Maxamed Ducaale Gabaydhe Oo Ah Nin Araga Iyo Gacmaha Naafo Ka Ah
Halkan Ka Daawo:Muuqaalo Laga Duubay Goobaha Ugu Quruxda Badan Somaliland Ee Wado La,aantu Godoomisay
Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
Xidigaha Geeska Oo Hees Cusub Uqaaday Xisbag Kulmiye 2019
Xiisad Kasoo Korodhay Wareejinta Gudoomiyenimada KULMIYE Iyo Siyaasi Siro Banaaanka Keenay
WAREYSIYO