Tuesday July 23rd, 2019
Dahabshiil
Telesom
Liibaan Hotel
Youtube jobs

SOOMAALIYA MAXAY KU SAMAYN KARTAA KIINIYA JAWAABTA MADAXWEYNAHA AY HAWADEEDA U DIIDEY ?

0
Sunday July 07, 2019 - 08:01:07 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 329
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SOOMAALIYA MAXAY KU SAMAYN KARTAA KIINIYA JAWAABTA MADAXWEYNAHA AY HAWADEEDA U DIIDEY ?

    SOOMAALIYA MAXAY KU SAMAYN KARTAA KIINIYA JAWAABTA MADAXWEYNAHA AY HAWADEEDA U DIIDEY ?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

SOOMAALIYA MAXAY KU SAMAYN KARTAA KIINIYA JAWAABTA MADAXWEYNAHA AY HAWADEEDA U DIIDEY ? Soomaaliya iyo kiiniya ayaa waxaa ka dhexeeya xiisad diblomaasiyadeed oo meelxun gaadhey taasoo u muuqata inaanay siiwada socon karayn , shalay ayay ahayd markii ugu danbeysey ee kiiniya ka mamnuucday in madaxweynaha soomaaliya maxamed cabdilahi farmaajo hawadeeda ku safro isagoo shir kaga qayb geli lahaa dalka ruwanda .

Hadaba dawlada soomaaliya ayaa ku talaabsan karta halwado oo keliya oo ay kaga aar gudan karto kiiniya taasoo ah inay gebi ahaanba ciidameeda ku sugan gudaha soomaaliya kala baxdo isla markaana geysato ciidamo itoobiyaan ah doorashada jubalan ka hor taasoo awood u siinaysa inay madaxweynaha jubalan awood ugu hesho sidii ay xukunka uga tuuri lahayd oo ah nin kiiniya ku xidhan .


Hadaba waxaa isweydiin mudan sida ay uga jawaabi karto kiiniya talaabadaas haddii soomaaliya ku dhaqaaqdo taasoo lama huraan u ah soomaaliya inay qaado .

Dhinaca soomaaliland ayay soomaaliya sii kala fogaadeen isla markaana midaysay shacabkii soomaaliland ee iyagu siyaasada iskaga soo horjeedey gudahooda una arkay in dagaalkii soomaaliya labada dal markale bilaabmay jiritaankooduna khatar geliyo hadaanay hal dhinac u wada jeesan .

Soomaaliya ayay dadku u arkaan mid si buuxda isugu dhiibtey itoobiya aniguse u arko mid ay itoobiyana maalin maalmaha kamid ah debeda dhigi doonto taasoo ka turjumaysa siyaasada soomaaliya ku shaqayso taasoo ku dhisan ku danayso kadibna debeda u tuur hadduu ku damaaciyo ama wakhtiga ay haboonaato ee dantaadu ka dhamaato cidkasta oo soomaaliya faraha kula jirtaana sidaa si lamid ah ugu khasaari doonto xitaa wadamada waaweyn ee dhinackasta ka caawiya ee maraykanka iyo ingiriisku kamid yihiin .

Qore: maxamed aadan


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halka Ka Daawo: Muuqaalo Garoonka Cusub Ee Cawayska Caynaba Ee Laga Hirgaliyey Magaalada Caynaba
Qaabkii Madaxweyne Muuse Biixi Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Guinea
Halkan Ka Daawo:Ma U Baahan Tahay Dhismayaal Kiro Ah Oo Ku Yaala Magaalada Burco
Halkan Ka Daawo:-Qiso Cajiiba:-Sidee Buu Ku Xushay Lamaanihiisa Proff Cabdilaahi Maxamed Ducaale Gabaydhe Oo Ah Nin Araga Iyo Gacmaha Naafo Ka Ah
Halkan Ka Daawo:Muuqaalo Laga Duubay Goobaha Ugu Quruxda Badan Somaliland Ee Wado La,aantu Godoomisay
Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
Xidigaha Geeska Oo Hees Cusub Uqaaday Xisbag Kulmiye 2019
Xiisad Kasoo Korodhay Wareejinta Gudoomiyenimada KULMIYE Iyo Siyaasi Siro Banaaanka Keenay
WAREYSIYO