Thursday November 14th, 2019
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Shirkii Beesha Habar Jeclo Ee Waddanka Belgium Qodabada Ka Soo Baxay

0
Monday July 08, 2019 - 08:25:10 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 456
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 4 0
  • Share via Social Media

    Shirkii Beesha Habar Jeclo Ee Waddanka Belgium Qodabada Ka Soo Baxay

    Shirkii Beesha Habar Jeclo Ee Waddanka Belgium Qodabada Ka Soo Baxay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xayeysiis Banaan
Shirkii Beesha Habar Jeclo Ee Waddanka Belgium Qodabada Ka Soo Baxay Shir Ay Isugu Yimaadeen Jaaliyada Beesha Habar Jeclo Ee Wadanka Ee Belgium Ayaa Ka Qabsoomay Caasimada Wadanka Ee Brussels 06/07/2019

Shirkan Ahaa Shirkii Ugu Weynaa Ee Beeshu Isugu Timaaado Ayaa Waxaa Ka Soo Qaybgalay Aqoonyahanka, Wax Garadka Dhalinyarada Iyo Haweenka
Shirkan Oo Si Aad Weyn Lo Soo Agaasimay Looga Yimi Dhamaan Gobolada Dalku Ka Koobanyahay

Ugu Horayn Waxaa Goobtaa Warbixin Ka Jeediyay Gudida Beesha Oo Mudo Xilka Soo Haysay Iyagoo Ka Warbixiyay

Mudadii Ay Xilka Hayeen Wixii U Qabsoomay Iyo Guulaha Ay Gaadheen
Iyo Waliba Halkay Immika Wax Marayaan
Gudidu Waxaa Kale Oo Goobta Ka Sheegeen Wixii Qaadhaan Ah Ee Soo Galay Iyagoo Dadka Farta Ugu Fiiqay Meelaha Ay Wax Ku Baxeen Iyo Dadkii Lagu Caawiyay Iyo Immika Waxay Gacanta Ku Hayaan
Waxaa Kaloo Halkaa Lagu Falanqeeyay Baahiyaha Kala Duwan Ee Bulsho Aan Aynu Dabooli Karno Iyo Sida Wadankii Wax Loo Tarilahaa
Shirka Waxaa Mudo Afar Saacadood Ka Badan Socday Talooyin Wax Ku Ool Ah Oo Ay Soo Jeedinayeen Ka Soo Qaybgalayaasha Halkaasoo Lagu Lafo Guray Qorshayaasha Mustaqbalka Fog Iyo Kuwa Immika Taagan
Sharka Waxaa Looga Mahad Celiyay Gudidii Hore Iyo Gudoonkoodii Iyada Oo Lagu Amaanay Hawsha Fiican Ee Ay Soo Soo Qabteen

Isla Maanta Waxaa Xilkii Goobtaa Ku Wareejiyay Gudidii Hore Ee Beesha Oo Xilku Ka Dhamaaday
Waxaana Markiiba La Doortay Gudi Cusub Oo Halkaa Ka Sii Wada Hawsha
Ugu Dambayn Shirkan Waxaa Ka Soo Baxay Qodobadan Hoos Ku Qoran

"In Hawshii Halkeedii Laga Sii Wado Dardar Cusub La Galiyo
In La Xoojiyo Iska Warhaynta Iyo Isku Xidhnaanta Beesha
"In Si Weyn Loola Shaqeeyo Gudida Cusub Ee Maanta Xilka La Wareegay
"In Lagu Biiro Ururka Aaska Ee Ay Ku Midaysanyihiin Bulshada Reer S/land
"In La Raadiyo Sidii Laysugu Keeni Lahaa Bulsha Reer Somaliland Ee Wadanka Ku Nool Iyadoo Jaaliyadii Guud Ee U Bulshada Ka Dhexaysey La Garab Istaago Lagana Qaybqaato Maalmaha Qaranka Ee La Xuso

Ugu Dambayn Shirku Ku Wuxuu Taageero Aad U Weyn U Muujinayaa Safarkii Madaxweynaha S/land Ku Tagey Wadanka Gini

Allaa Mahad Leh..
Mohamed Sulub
 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


OGEYSIIS UBAXLE LEGAL ADVICE and ACCIDENT CLAIM
DAAWO: SULDAAN CABDIRAXMAAN AADAN MAXAMED OO BAAQ NABADEED BEELAHA CEELAFWEYN U DIRAY + FARIINTA XUKUMADA
Halka Ka Daawo: Muuqaalo Garoonka Cusub Ee Cawayska Caynaba Ee Laga Hirgaliyey Magaalada Caynaba
Qaabkii Madaxweyne Muuse Biixi Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Guinea
Halkan Ka Daawo:Ma U Baahan Tahay Dhismayaal Kiro Ah Oo Ku Yaala Magaalada Burco
Halkan Ka Daawo:-Qiso Cajiiba:-Sidee Buu Ku Xushay Lamaanihiisa Proff Cabdilaahi Maxamed Ducaale Gabaydhe Oo Ah Nin Araga Iyo Gacmaha Naafo Ka Ah
Halkan Ka Daawo:Muuqaalo Laga Duubay Goobaha Ugu Quruxda Badan Somaliland Ee Wado La,aantu Godoomisay
Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
WAREYSIYO