Sunday November 17th, 2019
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Warbixin ka hadlaysa colaada Ceel Afwayn iyo waajibka la dayacay. W/q Muuse Xaamud Aadan.

1
Wednesday July 10, 2019 - 07:54:49 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 287
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Warbixin ka hadlaysa colaada Ceel Afwayn iyo waajibka la dayacay. W/q Muuse Xaamud Aadan.

    Warbixin ka hadlaysa colaada Ceel Afwayn iyo waajibka la dayacay. W/q Muuse Xaamud Aadan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xayeysiis Banaan
Warbixin ka hadlaysa colaada Ceel Afwayn iyo waajibka la dayacay. W/q Muuse Xaamud Aadan.

Dagaalka Ceel Afwayn ee Daba dheeraaday waa wax laga yaqyaqsoodo masuuliyadiisana waa layna waydiinayaa mar xaga rabi loo wada hayaamo.
Oodo dhacameed sida ay u kala sareeyaan baa loo kala guraaye.
Waxaana gabay
1. Masuuliyiinta dhaqanta labada reer ee walaalaha ah ee dagaalamaya.
2.Qolyaha Xadhiga u ah ee la jaarka ah oo aan arrinkaa daacadka ahayn.
Labadaa qodob ee waa wayn marka laga yimaado waxaa jira arrimaha badhitaaray hawlahan socda oo aan weligeed la horumarin.


¤ Dhinaca Dawlada hadaan soo qaadano Ceel Afwayn waa Degmo balaaran 30% kama aha labada reer inta ay ka degaan waa tirsantahay Tuulooyinka iyo goobuhuba inay awood dhinaca meleteriga ah saartaa baa ahayd oo aanay u hamran wax ma garatada.
¤Dhinaca dabshidayaasha labada dhinacba waxaa jira rag ku shaaha ama shaqo ka dhigtay dilaalka labada reer oo dadka qurbaha jooga ama inta wax haysata ku baadha si lacag hawlgal ah loogu soo diro iyagoo ku andacoonaya in dhinicii ka soo horjeeday ay soo gaadhay kharash iyo Saanad,si la isugu shuf beelo mashruucuna aanu u kala go'in.
¤Dhibco tirsi dhinaca dhimashada ah oo qolo waliba faan ka dhiganay intaas baanu dilay oo Aakhiro seeg aan faan ku jirin ah.
¤ Aqoon la'aan diimeed iyo mid maadi oo dhinacwalba ah oo deegaamadaas ay ka aradanyihiin.
¤ Horumar la'dhinaca dhaqaalaha iyo arrimaha bulshada ah oo Dawlad iyo ganacsataduba ay dayeceen.
Hadaan arrimahaa wax laga qabana nabadi xidhmi mayso.
Waxaan ku talinlahaa in sidan si la isugu dhaamo oo aqoontu taliso.

from
Musa Hamud Adam
Economist and political analyst.
Erigavo


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


OGEYSIIS UBAXLE LEGAL ADVICE and ACCIDENT CLAIM
DAAWO: SULDAAN CABDIRAXMAAN AADAN MAXAMED OO BAAQ NABADEED BEELAHA CEELAFWEYN U DIRAY + FARIINTA XUKUMADA
Halka Ka Daawo: Muuqaalo Garoonka Cusub Ee Cawayska Caynaba Ee Laga Hirgaliyey Magaalada Caynaba
Qaabkii Madaxweyne Muuse Biixi Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Guinea
Halkan Ka Daawo:Ma U Baahan Tahay Dhismayaal Kiro Ah Oo Ku Yaala Magaalada Burco
Halkan Ka Daawo:-Qiso Cajiiba:-Sidee Buu Ku Xushay Lamaanihiisa Proff Cabdilaahi Maxamed Ducaale Gabaydhe Oo Ah Nin Araga Iyo Gacmaha Naafo Ka Ah
Halkan Ka Daawo:Muuqaalo Laga Duubay Goobaha Ugu Quruxda Badan Somaliland Ee Wado La,aantu Godoomisay
Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
WAREYSIYO