Sunday November 17th, 2019
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

"Doorkii Guurtidu Waa Uu Maqan Yahay, Kii Golayaashu Waa Uu Maqan Yahay, Kii Madaxweynuhuna Waa Uu Maqan Yahay"

3
Thursday July 11, 2019 - 08:10:52 in Wararka by Wariye Tiriko
  • Visits: 494
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Doorkii Guurtidu Waa Uu Maqan Yahay, Kii Golayaashu Waa Uu Maqan Yahay, Kii Madaxweynuhuna Waa Uu Maqan Yahay"

    "Doorkii Guurtidu Waa Uu Maqan Yahay, Kii Golayaashu Waa Uu Maqan Yahay, Kii Madaxweynuhuna Waa Uu Maqan Yahay"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xayeysiis Banaan
"Doorkii Guurtidu Waa Uu Maqan Yahay, Kii Golayaashu Waa Uu Maqan Yahay, Kii Madaxweynuhuna Waa Uu Maqan Yahay"

Xildhibaan Maxamuud Maxamed Yaasiin (Dheeg), ayaa si adag uga hadlay xaalada colaadeed ee ka soo cusboonaatay Ceel-afweyn, waxaanu xukuumada iyo golayaasha ku dhaliilay in ay guud ahaanba doorkoodii ka gaabiyeen.

Xildhibaan Dheeg oo ka mid ah guurtida Somaliland isaga oo la hadlaayay shabakada Hadhwanaag waxa uu xalka labada beelood ee dagaalamay uu ku tilmaamay inuu yahay in gacanta la saaro kooda dagaalka bilaabay, si loo xakameeyo dagaalka soo noqonoqday. Waxaanu hadalkiisa ku bilaabay " Waxa soo celcelinaya shaqo iblays iyo shaqo munaafaq iyo dad alle naarta u qoray ayaa ka shaqaynaaya waxaan ka soo horjeedaa dadka yidhaahda baaq ayaan u draynaa, inta dhimatay alle hawnaxariisto, inta dhaawacantayna alle ha shafiyo, waxaan leeyahay intii idinka dhimatayna waa ehlu naar kuwa aad odhanaysaan dilana waa ehlu naar miidhan. " xildhibaanka oo hadalkiisa sii wataa waxa uu yidhi" Ma bogsanayso ilaa wacadkii la dhigtay qolada jabisay dawlad,dibad iyo shacaba aad gacanta wada saartaan,oo ay yidhaahdaan imika ayaanu toobad keenay ee naga daaya ilaa taas la helana ma joogsanayso. Inaga oo alle caasinay ayaynu wax dooranaynaa waxaynu dooranaynaa ka inoogu liita bal deegaanadeena iyo salaadiinteena eeg iyo wax alle iyo waxa madax maanta sheeganaaya reer walba intii wanaagsanayd ee aaminka ahayd ee la aaminayay ee hadalkoodu uu runta ahaa gurigooda ayay iska fadhiyaan kaas khamriga cabaaya ee qaadka cunaaya ayaa rag iska celinaaya codka siiya ma kuwaas ayaa madax wanaagsan helaaya, "

Xildhibaanka ayaa sheegay in nidaamka dawladnimo uu xaalad adag ku sugan yahay " Guurti hadmaa ugu danbaysay markii Ina Sheekh Madar iyo Joogeen ragii raga ahaa Sheekh Jaamac Saba Joogay Ina Goodaad ee Xaaji Cabdi Joogay ayay guurti ahayd, xaaji Cabdigaas maanta dhintaa guurti noogu danbeeyay, haysku halaynina guurti, doorkii Guurtidu waa uu maqan yahay kii golayaashu waa uu maqan yahay, kii madaxweynuhu waa uu amqan yahay alle ayaa halkaas ina dhigaye sidiina isaga tashada.”

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


OGEYSIIS UBAXLE LEGAL ADVICE and ACCIDENT CLAIM
DAAWO: SULDAAN CABDIRAXMAAN AADAN MAXAMED OO BAAQ NABADEED BEELAHA CEELAFWEYN U DIRAY + FARIINTA XUKUMADA
Halka Ka Daawo: Muuqaalo Garoonka Cusub Ee Cawayska Caynaba Ee Laga Hirgaliyey Magaalada Caynaba
Qaabkii Madaxweyne Muuse Biixi Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Guinea
Halkan Ka Daawo:Ma U Baahan Tahay Dhismayaal Kiro Ah Oo Ku Yaala Magaalada Burco
Halkan Ka Daawo:-Qiso Cajiiba:-Sidee Buu Ku Xushay Lamaanihiisa Proff Cabdilaahi Maxamed Ducaale Gabaydhe Oo Ah Nin Araga Iyo Gacmaha Naafo Ka Ah
Halkan Ka Daawo:Muuqaalo Laga Duubay Goobaha Ugu Quruxda Badan Somaliland Ee Wado La,aantu Godoomisay
Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
WAREYSIYO