Sunday November 17th, 2019
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Beelaayo Ka Hor Tag Ayay Leedahay Ka Daba Tag Ma Leh !!!!!!!. Saxafi Madax Banaan Qoraa Ahna Murashaxa Golaha Wakiiladda Jamhuuriyadda Somaliland Axmed-Sakatuuri Aadam Cadhood Hargeisa Somaliland Republic.

0
Thursday July 11, 2019 - 08:58:52 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 263
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Beelaayo Ka Hor Tag Ayay Leedahay Ka Daba Tag Ma Leh !!!!!!!. Saxafi Madax Banaan Qoraa Ahna Murashaxa Golaha Wakiiladda Jamhuuriyadda Somaliland Axmed-Sakatuuri Aadam Cadhood Hargeisa Somaliland Republic.

    Beelaayo Ka Hor Tag Ayay Leedahay Ka Daba Tag Ma Leh !!!!!!!. Saxafi Madax Banaan Qoraa Ahna Murashaxa Golaha Wakiiladda Jamhuuriyadda Somaliland Axmed-Sakatuuri Aadam Cadhood Hargeisa Somaliland Republic.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xayeysiis Banaan
Beelaayo Ka Hor Tag Ayay Leedahay Ka Daba Tag Ma Leh !!!!!!!. Saxafi Madax Banaan Qoraa Ahna Murashaxa Golaha Wakiiladda Jamhuuriyadda Somaliland Axmed-Sakatuuri Aadam Cadhood Hargeisa Somaliland Republic.

Ciidamadda Milateriga Jamhuuriyadda Somaliland Waa Inay Noqdaan Ciidamo Ku Suntan Qaranimadda Somaliland Oo Beelaha Walaalaha Ah Ee Colaaduhu Dhexmareen U Noqdaan Dhex, Oo Aanay Culayska Saarin Beel Loo Soo Calaamadiyay, Ama Lagu Raali Gelinayo Beel Kale, Balse Nidaamka Ciidamadda Milaterigu Waa Inuu Noqdaa Inuu Shacabwaynaha Labadda Beelood Ee Colaadu Ku Dhexmartay Deegaamada Hoos Yimaada Degmadda Ceel Afwayn Uu La Saaxiibo,

Kuna Yeesho Odayaal, Dhalinyaro Iyo Haween Kala Shaqeeya Haddii Loo Baahdo Hub Ka Dhigis Lagu Sameeyo Maleeshiyooyinka Labadda Beelood Goobaha Ama Deegaamada Ay Isku Urursadaan, Si Dhaqan Celin Loogu Sameeyo, Loona Sameeyo Tababar Adag Oo Milateri Lagana Dhigo Ciidamo Qaran, Balse Waxaa Caqli Xumo, Doqonimo Iyo Liidnimo Ah Maleeshiyooyin Beeloodyo Hubaysan Oo U Baahan Markay Dhaq Dhaqaaq Colaadeed Wadaan Intaan Dhiig Daadan In Ciidamadu Milateriga Ee Deegaamada Gobolka Sanaag Ku Sugan Iska Saaraan Masuuliyad Qaran Oo Lagu Baajinayo Dhimasho Iyo Dhaawac Ay Kala Gaystaan Maleeshiyooyinka Labadda Beelood Ee Baho Faarax Biciide Iyo Sacad Yoonis, Waxaan Caqliga Gelayn Ciidamo Milateriya Oo Gobolka Sanaag Degan Iyo Badhasaabka Sanaag Oo Noqday Daawadayaal Kala Taageersan Maleeshiyooyinka Labadda Beelood!!!!!!!!!!!!, Belaayo Ka Hor Tag Ayay Leedahay Ka Daba Tag Ma Leh, Nidaam Xukuumadeed Iyo Nidaam Ciidan Maaha Markay Labadda Beelood Birta Iska Aslaan, Oo Dhimashadda Iyo Dhaawacu Bato, Oo Culimaaudiinka,


Madaxdhaqameedka Iyo Shacabwaynuhu Qayliyaan Inay Xukuumaddu Baraarugto Oo Goor Xeedho Iyo Fandhaal Kala Dhacay Madaxwayne Muuse Biixi Isugu Yeedho Taliyaha Milateriga Iyo Saraakiisha Milateriga Oo La Yidhaahdo Waa In La Kala Dhexgalo Labadda Maleeshiyo Beeleed, Oo Gacan Bir Lagu Dhigo Qofkasta Oo Qori Sita!!!!!!!!, Waa Arrin La Yaab leh Oo Aan Ka Daadegayn Shacabwaynaha Somaliland!!!!!!!!!!!!!!!.

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi Oo Ah Saaxiib Aanu Aad Isugu Dhownahay Waxaan Talo Ugu Soo Jeedinayaa In Laga Soo Bedelo Kuwa Ku Saaqiday Gobolka Sanaag Haddii Ay Noqoto Badhasaab Tiimbaro, Ciidamadda Milateriga Iyo Booliska, Oo Gobolka Sanaag La Geeyo Badhasaab Ka Soo Jeeda Beesha Samaroon, Taliyaha Milaterigana Laga Dhigo Beesha Dhulbahante, Ciidamadda Milateriga Iyo Booliskana Laga Dhigo Ciidamo Deegaan Ahaan Aan Ka Soo Jeedin Gobolka Sanaag
Insha Allaah.
Wabillaahi Towfiiq.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


OGEYSIIS UBAXLE LEGAL ADVICE and ACCIDENT CLAIM
DAAWO: SULDAAN CABDIRAXMAAN AADAN MAXAMED OO BAAQ NABADEED BEELAHA CEELAFWEYN U DIRAY + FARIINTA XUKUMADA
Halka Ka Daawo: Muuqaalo Garoonka Cusub Ee Cawayska Caynaba Ee Laga Hirgaliyey Magaalada Caynaba
Qaabkii Madaxweyne Muuse Biixi Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Guinea
Halkan Ka Daawo:Ma U Baahan Tahay Dhismayaal Kiro Ah Oo Ku Yaala Magaalada Burco
Halkan Ka Daawo:-Qiso Cajiiba:-Sidee Buu Ku Xushay Lamaanihiisa Proff Cabdilaahi Maxamed Ducaale Gabaydhe Oo Ah Nin Araga Iyo Gacmaha Naafo Ka Ah
Halkan Ka Daawo:Muuqaalo Laga Duubay Goobaha Ugu Quruxda Badan Somaliland Ee Wado La,aantu Godoomisay
Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
WAREYSIYO