Tuesday July 23rd, 2019
Dahabshiil
Telesom
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Warbaahinta Guinea: Somaliland Waxay Muunaysay Madaxweyne Alpha Conde iyo Calanka Guinea

0
Thursday July 11, 2019 - 09:07:57 in Wararka by Wariye Tiriko
  • Visits: 2542
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Warbaahinta Guinea: Somaliland Waxay Muunaysay Madaxweyne Alpha Conde iyo Calanka Guinea

    Warbaahinta Guinea: Somaliland Waxay Muunaysay Madaxweyne Alpha Conde iyo Calanka Guinea

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warbaahinta Guinea: Somaliland Waxay Muunaysay Madaxweyne Alpha Conde iyo Calanka Guinea

Warbaahinta Jamhuuriyadda Guinea ayaa baahiyey sida shacbiga reer Somaliland u muuneeyeen isla markaana caasimadda Hargeysa ay u qabsadeen sawirrada MadaxweyneAlpha Condé iyo calanka dalkaasi. Kadib markii dawladda Guinea aymeeqaam iyo hab-maamuus aad u sarreeya ku soo dhaweysayMadaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi iyo Weftigii uu hoggaaminayey ee booqashada ku tagay toddobaadkii horeMagaalada Conakry.

Wakaaladda Wararka Somaliland ee SOLNA, ayaa soo xigatay warbixin uu qorayWarsidaha Mediaguinee.org, oo faahfaahiyeysida shaaricyada Hargeysa loogu sharraxaysawirrada MadaxweynahaGuinea iyo calanka dalkaasi.

Shabakadda Mediaguinee.org waxay intaas ku dartay in Madaxweyne Alpha Conde oo kaliya aanay muwaadiniinta reer Somaliland u mahadcelin, hase ahaatee ay bogaadiyeen shacbiga reer Guinea oo dhan.

Madaxweynaha JSL Md. Muuse Biixi Cabdi iyo weftigiisii ayaa habmaamuuskii ugu sareeyey loogu qaabilay dalka Guinea, Waxaanaweftiga Madaxweynaha Somaliland iyo Xukuumadda Guinea isku raaceen sidii ay u yeelan lahaayeen iskaashi Ganacsi iyo midDhaqaale, taasi oo sasiyo walaac ku abuurtay Xukuumadda maqaar-saarka ah ee Soomaaliya.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halka Ka Daawo: Muuqaalo Garoonka Cusub Ee Cawayska Caynaba Ee Laga Hirgaliyey Magaalada Caynaba
Qaabkii Madaxweyne Muuse Biixi Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Guinea
Halkan Ka Daawo:Ma U Baahan Tahay Dhismayaal Kiro Ah Oo Ku Yaala Magaalada Burco
Halkan Ka Daawo:-Qiso Cajiiba:-Sidee Buu Ku Xushay Lamaanihiisa Proff Cabdilaahi Maxamed Ducaale Gabaydhe Oo Ah Nin Araga Iyo Gacmaha Naafo Ka Ah
Halkan Ka Daawo:Muuqaalo Laga Duubay Goobaha Ugu Quruxda Badan Somaliland Ee Wado La,aantu Godoomisay
Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
Xidigaha Geeska Oo Hees Cusub Uqaaday Xisbag Kulmiye 2019
Xiisad Kasoo Korodhay Wareejinta Gudoomiyenimada KULMIYE Iyo Siyaasi Siro Banaaanka Keenay
WAREYSIYO