Tuesday June 02nd, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market

Ma-qajilayaal ,Ma Naxayaal iyo Damiir laawe-yaal ayey Soomaliya iyo Dadkeeda ayey isugu Biyo-shubteen!!

0
Thursday July 11, 2019 - 09:12:28 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 431
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ma-qajilayaal ,Ma Naxayaal iyo Damiir laawe-yaal ayey Soomaliya iyo Dadkeeda ayey isugu Biyo-shubteen!!

    Ma-qajilayaal ,Ma Naxayaal iyo Damiir laawe-yaal ayey Soomaliya iyo Dadkeeda ayey isugu Biyo-shubteen!!

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ma-qajilayaal ,Ma Naxayaal iyo Damiir laawe-yaal ayey Soomaliya iyo Dadkeeda ayey isugu Biyo-shubteen!!

Waxayddaam laheyn yaadHilaadinaysaan oo aan laydiran marka


waxa aan u sheegaya Soomaliya iyo Dadkeed inaanayJamhuuriyada Somaliland iyo ummadeed wakhti ku lumin ee ay ka Faalloodaan Xalada Qalafsan ee ka jira meel kast oo Soomaliya ha uu darnaato Caasimadiina Xamar ee la ,as yahay Maydka la mariyo la doonaayo in la soo aaso.

 

Meesha meydkii Geerida Xaqa aheyd u timi la la,as yahay meel la mariyo maxay tahay wanaag iyo Nolasha ,Sharafta taal and eeganysaan?, Soomaliya iyo Ummadeeday, bal ka Jawaab haddii dhiig Ibnu Adam iyo Damiir islaan idinku jiro s,uaasha iyada ah, inta and Jamhuuriyada Somaliland soo eegaysan ee aydaan waxba idinka sahan-iyotonan aheyn.



 

Ummadda Jamhuuriyada Somaliland waligood waa u for Naloshooda iyo ka talinteeda ma ah Ummada loo yeedhiyo waxay doonayaan iyo wax at diidayaan, mana qariyaan Ummada Jamhuuriyada Somaliland wax kasta oo ay diidayaan yihiin sidda idinka oo kale haddii aad tihiin Ummada Soomaliya.


 

Hadh-cad ayaa Ummadda ka badheedha wax kasta oo ay u aragto in khalad ku jiro mid yar iyo mid weyn halka haddii and tihiin Ummada Soomaliya aad hoos u ooyid-mooyaane aydaan wax kale oo aad leedihiin amma aad sameyn karta jirin .


 

Mudahaaradka waa qayb ka mid ah, Xoriyadaha iyo for u hadalka Ummada Jamhuuriyada Somaliland iyo Hanaanka aanu kula sheekaysano Madaxadayada kuna soo bandhigno aragtida diidmada ah iyo moda ogolasha ah.


 

Dhibaatad ay ku nool yihiin iyo dhamacda ay iyagu masuuliyadeed leeyihiin ee dhacdeed iyo dabinteeda ay meel kale oo Ummadii laheyd ka ariminayso ay qooraan sanayaan eega.


 

Maad ka hadashan xaladaha Galkacayo ka jira iyo kuwii ugu danbeyey dhacay iyo kuwa ay hada ku jirto ee kala qaybsanaanta iyo dilaalka joogta ah ee kuwa doraad lagu gumaaday Dadka aan waxba galabsan walina aan wax laga yidhi iyo cid loo qabtayn aaney jirin. Maad ka hadashaan Xamarta dhag-xaanta Farmaajo? ku kala xidhay aad lugeynaaya mooye aan gaadhi u kala gudbeyn xaqiiqdeed iyo dhabtu tahay ta halkaan ku dooban.


 

Gebbo-gebbada iyo ugu danbeyntii.


Mudahaaradka yar ee ka dhacay manta gudaha jamhuuriyad Somaliland ahah mid jebinaya amma baabiinaya jiritaanka Jamhuuriyada Somaliland waxnau dhimayaan .


 

Marka waxa Ummada Somaliland ka Mudahaaradka Somaliland iyo ummadeed ayey u gaar tahay. Waxa aan idin leeyahay Soomaliya iyo Dadkeedow tiina ayaa huran inaad heeryada duliga ah ee idin saaran inaad iska ridaan.


 

Reer Somaliland ma ah kuwo waxa idin ku gadaaman loo la idin karro waa u soo jeeda dantooda iyo dalkooda ayaan wakhti idinkaga tegin waxanad lahayn .

 

Alle Ha idin Garansiiyo waxa idinku waajibka ah wax kale oo aanu nidhaahno garan mayn,e.


Abokor I Mohamud .


 

Arigtida iyo Fikrad Muwaadinak Jamhuriyad Somaliland

 

 
 
 
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
Halkan Ka Daawo: FULL BARNAAMIJ Dabaaldega Ciidanka Melateriga Ee Ku Sugan Gobolka Togdheer Oo Si Cajiiba Usoo Bandhigay Awoodooda Ciidan.
DAAWO: ABWAAN AADAN DIGAALE OO GABAYO CAJIIB AH RIRIYAY KUWAAS OO ISUGU JIRA NABADA JACAYLKA IYO ARIMO KALE WARAYSI DHEER OO LALA YEESHAY
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland 2019.
FULL BARNAAMIJ: CALEEMA SAARKII CAAQIL MAXAMED CAAQIL CABDI ISMAIL OO KA DHACAY DEGAANKA LAASDOOMARE EE GALBEEDKA GOBALKA SANAAG
FULL BARNAAMIJ : SOO DHAWEYNTII XAFLADII BILAYD IYO HADAL JEEDINTII JAALIYADA IYO SIYAASI MAXAMUUD XAASHI MUNAASIBADII SOO DHAWEYNTA EE LONDON EE MUSHARAX KULMIYE M X C
FULL,Barnaamij Xiiso Badan Ciyaaro dhaqamed Heesa iyo Kooxda Habara
DAAWO FULL KHUDBAD: WASIIRKA ARIMAHA GUDAHA SOOMALILAND OO ARIMO BADAN KA HADLAY
WAREYSIYO