Thursday November 14th, 2019
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

DEG DEG:Taliyihii Qaybta Booliska Gobalka Togdheer Oo Xilkii Laga Qaday Iyo Taliye Qaybeed Cusub Oo Loso Magacabay Gobalka Togdheer.

0
Thursday July 11, 2019 - 14:33:22 in Wararka by Hargeisa Head OFFICE
  • Visits: 2437
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 2 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG:Taliyihii Qaybta Booliska Gobalka Togdheer Oo Xilkii Laga Qaday Iyo Taliye Qaybeed Cusub Oo Loso Magacabay Gobalka Togdheer.

    DEG DEG:Taliyihii Qaybta Gobalka Booliska Togdheer Oo Xilkii Laga Qaday Iyo Taliye Qaybeed Cusub Oo Loso Magacabay Gobalka Togdheer.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xayeysiis Banaan
DEG DEG:Taliyihii Qaybta Gobalka Booliska Togdheer Oo Xilkii Laga Qaday Iyo Taliye Qaybeed Cusub Oo Loso Magacabay Gobalka Togdheer. Taliyaha Ciidanka Booliska somaliland cabdilaahi fadal iiman oo maanta xilkii ka qaaday Taliyihii qaybta Booliska Gobalka ee togdheer Gashaanle Sarre Axmed Awl cali Shabeel oo mudo soo ahaa taliyaha qaybta booliska gobalka togdheer iyado maanta loo magacabay taliye cusub oo lagu magaacaabo cali gaade yare oo hore usoo ahaa badhasaabkii horee gobalada Saraar Iyo Hawd .

Xil ka qaadistan ayaa kuso beegmaysa xili mudahaardyo rabshada wata ay ka dhaceen shalay qaybo kamida xaafadaha magaalada burco iydo uu gobalka togdheer  ku sugan yahay Taliye ku xigeenka Ciidanka booliska somaliland cabdiraxmaan liiban fooxle.


Image may contain: one or more people, sunglasses, beard, outdoor and waterImage may contain: 2 people, hat


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


OGEYSIIS UBAXLE LEGAL ADVICE and ACCIDENT CLAIM
DAAWO: SULDAAN CABDIRAXMAAN AADAN MAXAMED OO BAAQ NABADEED BEELAHA CEELAFWEYN U DIRAY + FARIINTA XUKUMADA
Halka Ka Daawo: Muuqaalo Garoonka Cusub Ee Cawayska Caynaba Ee Laga Hirgaliyey Magaalada Caynaba
Qaabkii Madaxweyne Muuse Biixi Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Guinea
Halkan Ka Daawo:Ma U Baahan Tahay Dhismayaal Kiro Ah Oo Ku Yaala Magaalada Burco
Halkan Ka Daawo:-Qiso Cajiiba:-Sidee Buu Ku Xushay Lamaanihiisa Proff Cabdilaahi Maxamed Ducaale Gabaydhe Oo Ah Nin Araga Iyo Gacmaha Naafo Ka Ah
Halkan Ka Daawo:Muuqaalo Laga Duubay Goobaha Ugu Quruxda Badan Somaliland Ee Wado La,aantu Godoomisay
Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
WAREYSIYO