Thursday April 02nd, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

(Faalo) Kala Shakigan Dawlada Dhxe iyo Jubaland Xalkiisu Waa maxay?

0
Sunday July 28, 2019 - 21:54:31 in Maqaallo by
  • Visits: 555
  • (Rating 1.5/5 Stars) Total Votes: 2
  • 2 0
  • Share via Social Media

    (Faalo) Kala Shakigan Dawlada Dhxe iyo Jubaland Xalkiisu Waa maxay?

    (Faalo) Kala Shakigan Dawlada Dhxe iyo Jubaland Xalkiisu Waa maxay?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xayeysiis Banaan
(Faalo) Kala Shakigan Dawlada Dhxe iyo Jubaland Xalkiisu Waa maxay?
Jubaland iyo  Dawlada Dhexe Xaal koodu Waa Aan Ku Jiido Iyo Car ijiid Waa qacma Daalis 
#W:Q: Mohamed Abdi Osman Faradhere
Jubaland Ma Qore Ku Qabso oo Qore Ku Xukun Miyaa
Faalo Gaaban 
Indhawaydba waxa jiray Hadal Hayn iyo Dood La xidhiidha Sidee Dorasho Uga Dhici.Kartaa Jubaland 
Waxan Wayey Waxa Iiga Jawaaba Waxa Xalku Yahay iyo.Sidee iyada oon Dhcin Qalalaase Amni Oo Horseeda Dagaal Beeleedyo Kala Tageersan Hadba Qabiilka Sheeganaya Awooda Jubaland
Waxa Aan Kulamo Kala Duwan Layeeshay Oo Aan Wax ka waydiiyey Si Toosa iyo Si Dadbanba Dad isugu Jira Siyaasiyiin Aqoon Yahaniin iyo Waliba Musharixiin Utaagan Qabashada
Hogaanka Sare Ee Jubaland 
Hadaba Kismaayo.Oo Aan ognahay In Uu ka Jiro Mamul Hanaqaaday 
Hadaba In Ay Dorasho Ka Dhacdo Maxaa Hortaagan Muxuuse Salka Ku Hayaa In Doorashadaba Laga Biyo Diido Habka Mamulku Uu Uu qorsheeyey 
1.Arin Dawlada Fadaraalka Ayaa Ku Qaldan 
2 midna Waxa Ku Qaldan  Nas La Leeyahay Jubaland 
1 Tan Fadaraalka Ayaa waxa La leeyahay 
Intii Ay Shaqaynay Dawlada Farmaajo.Waxa Ay Keentay Cadaadis iyo.Awood inay U adeeg sato.Hadba Mamulka Ay Ka jirto Dorasho 
Oo.Ay Dawladu iyada Oo.Mararka Qaar Aan 
Latashi La Samayn Madaxda Mamulka  iyo Siyaasiyiontiisa Tasoo Ay Kuba Macnyeen Dadka Kahadla Arintan Buburin Dawlad Goboleedyada Ka Jira Dalka  Lkn waxa Ay Dadku Kuu Sheegayaan inay Dawlada Dhexe Marnaba Ay Kaliya Xaq uleedahay Cida Madaxwayne Looga Dhigi Lahaa 
Hadaba waxa Adeg iyada oo Axmed Madobe Aamin Sanyahay Taas inay Doorasho Xalaala Ka Dhacdo
Kismaayo?
Ilaa.ay heshiiyaan Dawladu iyo Axmed Madoobi iyo Waliba Musharixiinta 
Jubaland 
Taasina Maha mid Muuqata Hada 
Aan Uso Noqdo Tan Jubalan Ay Ku Qaldan Tahay iyo Mamul Walba oo Ay Doorasho Ka Dhacayso Waxa Uu isku Dayayaa In Uu musuq Maasuqo Oo Isgu isku Codeeyo
Labo Qolo.Haday Ka Madax Banaanaato Doodane Way Dhamaan Lahayd Ka Taagan 
Mamulada Hada Udiyaar Garoobaya Doorasho Hadii Laga Madax.Baneeyo Farsamada Habka Doorasho Dawlada Dhexe  iyo Mamulku 
Lkn waa wax Aan Dhici Karin Taasi 
Dawladu Hadii Ay Doonayso Sidii Kadhacday Baydhao inay Kismaayo Ka Dhacdo Waa Arin Sii Abuuri Karta Qalalaase Amni 
Talo Soo Jeedin 
Mamulka Axmed Madoobe Waxa Aan Kula Talin Lahaa in Tanaasul Sameeyo Wax badan 
Dawladana waxaan Udhan Lahaa Qorshaha Uga Degsan Doorashoyinka Mamulada inay Dib Ugu Noqoto 
Hadii Kale Waxa Dhacaysa In La sii Kala Fogaado 
 1 Punland  Gaas Laga Adkaa lkn Dawladu Kuma Lahay Wax Lug Ah Guul Daradiisii Doorashadii Puntland
2- koonfur Galbeed Dawladu Haa iyada Ayaa Badashay Shariif Sakiin Cadaadis Badan Ka bacdi 
Oo hadana xataa ay Musharixiintii Ay mid Soo Xidhayba Waa Mukhtaar Robaw Eh 
Oo Caqabad ku noqday Musharax Lafta gareen oo Oo Hada ah Madaxwayne KGS
In Kasto oo La Sheegay in Kisas Badan Loo Haystay Roboaw
3  Hirshabele Oo isga Loogu Yeedho Sxb ka nabad iyo nolol
4 Galmudug Waa Madaxayne Xaaf Oo Cadaadis  Tirabadan Oo Xataa Sababi Gaadhay Dhiig isagana Laga Takha lusay Oo Hada Warkiisu Yaraaday 
5 Jubaland Ayaa Ah Caqabad Wayn Oo Runtii Aan Garan Waayey Waxa Xal Noqon Kara Oo Iyadu Xidhiidh Ahaanba Way isku Afgaran Wayeern Waa Horaba Dawlada Dhxe 
Hadii Ay Dawladu U sinaan Lahaayeen Musharixiinta Dhamaantood wax badan Ayaa hagaagi Lahaa Dwladu Ha Dhaafto bila Puruufyadan Iyo Ciidamadan Ay 
Ku Daabulayso Musharaxana Ay lacagta Siinayso Ee Ha Uga leexato.mamul  walba Odayashiisa iyo Aqoonyahankiisa Xildhibaanda Ayey Utaalaaye Ee Matala.Shacabka Degaankaa 


Jubalan Axmed  Madoobe waxa Uu Isagu Rabo Rabaa Naga Og Ee Waa in  Uu Wada Hadal Deg Deg Ah Aqbalaa Ee Wan Xidhay  Kismàyo Cir iyo Dhulba Caqli Maaha 
Iyo Musharixiin Shahaado Qadanaya Tasòon Dhisnayn Golahii Shacabka Ee iyagu Arintan is diiwaan Galinta Musharixiintaba Ay Shaqadooda Ahay 

Jubaland iyo  Dawlada Dhexe Xaal koodu Waa Aan Ku Jiido Iyo Car Ijiid Waa qacma Daalis 
W:Q: Mohamed Abdi Osman Faradhere
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
Halkan Ka Daawo: FULL BARNAAMIJ Dabaaldega Ciidanka Melateriga Ee Ku Sugan Gobolka Togdheer Oo Si Cajiiba Usoo Bandhigay Awoodooda Ciidan.
DAAWO: ABWAAN AADAN DIGAALE OO GABAYO CAJIIB AH RIRIYAY KUWAAS OO ISUGU JIRA NABADA JACAYLKA IYO ARIMO KALE WARAYSI DHEER OO LALA YEESHAY
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland 2019.
FULL BARNAAMIJ: CALEEMA SAARKII CAAQIL MAXAMED CAAQIL CABDI ISMAIL OO KA DHACAY DEGAANKA LAASDOOMARE EE GALBEEDKA GOBALKA SANAAG
FULL BARNAAMIJ : SOO DHAWEYNTII XAFLADII BILAYD IYO HADAL JEEDINTII JAALIYADA IYO SIYAASI MAXAMUUD XAASHI MUNAASIBADII SOO DHAWEYNTA EE LONDON EE MUSHARAX KULMIYE M X C
FULL,Barnaamij Xiiso Badan Ciyaaro dhaqamed Heesa iyo Kooxda Habara
DAAWO FULL KHUDBAD: WASIIRKA ARIMAHA GUDAHA SOOMALILAND OO ARIMO BADAN KA HADLAY
Full Barnaamij Dhagaxdhiga Iyo Bilowga Wadada Isku Xidha Gobolada Buuhoodle Iyo Saraar
WAREYSIYO