Saturday December 07th, 2019
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Innaa lilaahi wa innaa ileyhi raajicuun Marxuumada xaawa muumin godaad oo ku geeriyoote y magaalada Borama maanta.

0
Friday August 09, 2019 - 08:57:47 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 243
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Innaa lilaahi wa innaa ileyhi raajicuun Marxuumada xaawa muumin godaad oo ku geeriyoote y magaalada Borama maanta.

    Innaa lilaahi wa innaa ileyhi raajicuun Marxuumada xaawa muumin godaad oo ku geeriyoote y magaalada Borama maanta.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xayeysiis Banaan
Innaa lilaahi wa innaa ileyhi raajicuun Marxuumada xaawa muumin godaad oo ku geeriyoote y magaalada Borama maanta.

Kadib salaadii duhur ee maanta Waxaan lagu aasi donaa qabooraha ku yaala galbeedka magaalada borama innaa lilaahai wa inna ileyhi raajicuun .marxuumada waxaa si wayn looga yaqaaney magaalada saylac iyo magaalada borama.


Marxuumada waxaa aad looga yaqanaa guud ahaan gobolka Awdal.

Waxaan tacsidan u dirayaa ehelkii iyo qaraabadii ay ka baxdey marxuumada Xaawo muumin godaadwaxaa aas qaran loogu sameyn donaa magaalada borama.

Ilaahay ha u naxariistee Marxuumka .



Ilaahay waxaan Uga baryaynaa in uu marxuumada naxariistiisa ku galiyo janatu fardusa.ehelka iyo qaraabadiina ay ka baxdeyna samir iyo iimaan ka siiyo amen.dhamaan waxaan ka tacsiyeyneynaa reer godaad & suldaanka guud beelaha bahabar celi oo ay ahayd hooyadii.

Inna Lillahi Wa Inna Ilayhi Raajicuun..amen amen amen.


Si gaar ah waxaan tacsidan u direynaa suldaan sanbuuran iyo dhamaan qoyska reer Godaad.


Dadka tacsidan diraaya waxay kala yihiin.

1- Maxamed jeex yoonis

2- xasan jeex yoonis

3- xuseen jeex yoonis

4- maxamuud muuse yoonis

5- syaad Daahir camuud

6- mustafe muumin muuse geele

7- sahal Abdilahi Diiriye ( wadad yare)

8- Xildhibaan xasan muxumed cumar

9- Xildhibaan mukhtaar cabdilaahi Du,aale (indho sheeg)

10- Xildhibaan Daahir barkhad cali (Daaliye)

11- siyaasi Axmed ismail

12- Xildhibaan Ibraahim Axmed liiban

13- xuseen jaamac Diiriye (boonta

14-cabdirashiid miishaar ( macaane)

15-xoghaye xasan y riraash

16- coronel cawil abiib barkhadle

17- xildhibaan mustafe xasan cabdilaahi

18- general cabdicasiis

19- taliye axmed cabdilaahi nuur


By maxamed jeex

Borama somaliland


OGEYSIIS UBAXLE LEGAL ADVICE and ACCIDENT CLAIM
DAAWO: SULDAAN CABDIRAXMAAN AADAN MAXAMED OO BAAQ NABADEED BEELAHA CEELAFWEYN U DIRAY + FARIINTA XUKUMADA
Halka Ka Daawo: Muuqaalo Garoonka Cusub Ee Cawayska Caynaba Ee Laga Hirgaliyey Magaalada Caynaba
Qaabkii Madaxweyne Muuse Biixi Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Guinea
Halkan Ka Daawo:Ma U Baahan Tahay Dhismayaal Kiro Ah Oo Ku Yaala Magaalada Burco
Halkan Ka Daawo:-Qiso Cajiiba:-Sidee Buu Ku Xushay Lamaanihiisa Proff Cabdilaahi Maxamed Ducaale Gabaydhe Oo Ah Nin Araga Iyo Gacmaha Naafo Ka Ah
Halkan Ka Daawo:Muuqaalo Laga Duubay Goobaha Ugu Quruxda Badan Somaliland Ee Wado La,aantu Godoomisay
Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
WAREYSIYO