Tuesday December 10th, 2019
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Somalidu waxay tidhaahdaa:Been fakatay runi ma gaadho:by faatax cali

0
Friday August 09, 2019 - 09:05:47 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 303
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somalidu waxay tidhaahdaa:Been fakatay runi ma gaadho:by faatax cali

    Somalidu waxay tidhaahdaa:Been fakatay runi ma gaadho:by faatax cali

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xayeysiis Banaan
Somalidu waxay tidhaahdaa:Been fakatay runi ma gaadho:by faatax cali Somalidu waxay tidhaahdaa:Been fakatay runi ma gaadho:by faatax cali

 


Beryahan waxaa ku badanaa Facebook ga ama social media ha hadalkii maayarka magaalada borama Suleiman Hassan Hadi ka Hadley kaasi oo bulshada reer Awdal Aad u falanqeyneysey.


Somalidu waxay tidhaahdaa hadalka Nina si u odhey Nina si u qaadey markaa bulshada reer Awdal waxaan leeyahay hadalka maayarka qalad ayaad u fahanteena maaha Sida Aad moodeysaan.


Runtii maayarku maaha shaqsi ka soo horjeeda danaha Somaliland iyo danaha gadabuursi weyneba waa nin daneynaaya oo jecel waxa ay doonayaan bulshada uu madaxda u yahay waa nin jecel waxay dadkiisu jecelyihiin’



Maayar Suleiman maaha shaqsi iibenaaya tolkii maaha qof looga baqaayo gobolkiisa, maaha sida Aad moodeysaan’ maaha nin u adeega shisheeya ee waa shaqsi si cadaalad ugu shaqenqqyq degmadiisa & qaranka Somaliland ba .


Markaa dadka reer Awdal waxaan ku odhan lahaa inteynaad caayin maayarka horta waa inaad fahantaan u jeedada hadalka masuulka anigu waxaan qabaa in maayarku yahay shaqsi fahansan dadkiisu wuxuu rabo maaha shaqsi Loo tilmaamaayo waxay umadu tabeyso.


Maahmaah somaliyeed baa tidhaahda: Buuri buur ma jiidho; markaa Gadabuursi weynow waxaan ini’leeyahay isaaq ‘gadabuursi majiidhikaro markaa inagdaaya cabashada tolow lkn waxbaan wadaleenahay isaaq waa Somaliland inaan WADA hagaajinaana waa wax inagu WADA waajib ah


Hadalkeyga waxaan ku soo kobayaa maahmaahdii somaliyed ee lahayd’

Saddex laguma galo: Barqo aan caano lahayn, beled aan boqor lahayn & banaan aan faras lahayn; sidaasi darteed dadku madaxdooda wey qadariyaane waa inaan qaymo sinaa masuuliyiinteena...


By faatax cali

Faataxcali@hotmail.com

UAE Dubai


OGEYSIIS UBAXLE LEGAL ADVICE and ACCIDENT CLAIM
DAAWO: SULDAAN CABDIRAXMAAN AADAN MAXAMED OO BAAQ NABADEED BEELAHA CEELAFWEYN U DIRAY + FARIINTA XUKUMADA
Halka Ka Daawo: Muuqaalo Garoonka Cusub Ee Cawayska Caynaba Ee Laga Hirgaliyey Magaalada Caynaba
Qaabkii Madaxweyne Muuse Biixi Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Guinea
Halkan Ka Daawo:Ma U Baahan Tahay Dhismayaal Kiro Ah Oo Ku Yaala Magaalada Burco
Halkan Ka Daawo:-Qiso Cajiiba:-Sidee Buu Ku Xushay Lamaanihiisa Proff Cabdilaahi Maxamed Ducaale Gabaydhe Oo Ah Nin Araga Iyo Gacmaha Naafo Ka Ah
Halkan Ka Daawo:Muuqaalo Laga Duubay Goobaha Ugu Quruxda Badan Somaliland Ee Wado La,aantu Godoomisay
Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
WAREYSIYO