Saturday December 07th, 2019
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

TACSI TIIRAANYO LEH : MARXUUM CABDILLAHI XAAJI JAAMAC , GUDDOOMIYAHII HORE EE BAANKA DHEXE EE SOMALILAND

0
Saturday August 10, 2019 - 08:46:04 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 318
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    TACSI TIIRAANYO LEH : MARXUUM CABDILLAHI XAAJI JAAMAC , GUDDOOMIYAHII HORE EE BAANKA DHEXE EE SOMALILAND

    TACSI TIIRAANYO LEH : MARXUUM CABDILLAHI XAAJI JAAMAC , GUDDOOMIYAHII HORE EE BAANKA DHEXE EE SOMALILAND

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xayeysiis Banaan
TACSI TIIRAANYO LEH : MARXUUM CABDILLAHI XAAJI JAAMAC , GUDDOOMIYAHII HORE EE BAANKA DHEXE EE SOMALILAND

Aniga oo ka wakiil ah dhamaan shaqaalaha Baanka Dhexe ee Somaliland, waxaan  dhanbaal  tacsi ah u dirayaa  qoyska, qaraabadda,  eheladda , asxaabta, iyo dhamaan shacabka JSL, ee uu ka baxay Marxuum Cabdillahi Xaaji Jaamac oo ku geeriyooday dalka Malaysia. Marxuumku wuxuu ahaa Gudoomiyahii hore ee Baanka Dhexe ee JSL, isaga oo imikana la-taliye u ahaa Guddoomiyaha Baanka Dhexe. Marxuumka waxaan ALLE uga baryayaa inuu naxariistii jano  ka waraabiyo, , qoyskii uu ka baxay, , eheladda, qaraabadda, asxaabta iyo dhamaan shacabka JSL ee uu   Samir iyo iimaan saadaq ah ka siiyo. Amiiin yaa rab. 



Guddoomiyaha Baanka Dhexe ee JSL.

Cali Ibrahim Jamac, Baqdaadi
OGEYSIIS UBAXLE LEGAL ADVICE and ACCIDENT CLAIM
DAAWO: SULDAAN CABDIRAXMAAN AADAN MAXAMED OO BAAQ NABADEED BEELAHA CEELAFWEYN U DIRAY + FARIINTA XUKUMADA
Halka Ka Daawo: Muuqaalo Garoonka Cusub Ee Cawayska Caynaba Ee Laga Hirgaliyey Magaalada Caynaba
Qaabkii Madaxweyne Muuse Biixi Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Guinea
Halkan Ka Daawo:Ma U Baahan Tahay Dhismayaal Kiro Ah Oo Ku Yaala Magaalada Burco
Halkan Ka Daawo:-Qiso Cajiiba:-Sidee Buu Ku Xushay Lamaanihiisa Proff Cabdilaahi Maxamed Ducaale Gabaydhe Oo Ah Nin Araga Iyo Gacmaha Naafo Ka Ah
Halkan Ka Daawo:Muuqaalo Laga Duubay Goobaha Ugu Quruxda Badan Somaliland Ee Wado La,aantu Godoomisay
Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
WAREYSIYO