Saturday December 07th, 2019
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

GUDDOOMIYAHA HAY'ADDA QURBAJOOGGA SOMALILAND OO HAMBALYO U DIRAY JAALLIYADAHA SOMALILAND MUNAASIBADDA CIIDDA.

0
Sunday August 11, 2019 - 17:12:46 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 212
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    GUDDOOMIYAHA HAY'ADDA QURBAJOOGGA SOMALILAND OO HAMBALYO U DIRAY JAALLIYADAHA SOMALILAND MUNAASIBADDA CIIDDA.

    GUDDOOMIYAHA HAY'ADDA QURBAJOOGGA SOMALILAND OO HAMBALYO U DIRAY JAALLIYADAHA SOMALILAND MUNAASIBADDA CIIDDA.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xayeysiis Banaan
GUDDOOMIYAHA HAY'ADDA QURBAJOOGGA SOMALILAND OO HAMBALYO U DIRAY JAALLIYADAHA SOMALILAND MUNAASIBADDA CIIDDA.
Guddoomiyaha Hay’adda Qurbajoogga JSL oo ku hadlaya magaciisa, iyo dhammaan ka shaqaalaha Hay’adda Qurbajoogga waxa uu munaasibadda Ciidda Islaamka Ciid Al Fidrida hambalyo u dirayaa dhammaan bulshooyinka qurbajoogga jaalliyadaha Somaliland ee ku baahsan wadamada caalamka sida lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Hay’adda Qurbajoogga JSL oo uu ku saxeexanyahay Guddoomiyaha Hay’adda Qurbajoogga JSL Mudane Cabdi Cabdullaahi Xirsi oo lagu baahiyaha warbaahint.


"Anigoo ku hadlaya magacayga iyo kan shaqaalaha Xafiiska Hay’adda Qurbajoogga ee Wasaaradda Arrimaha Debadda & Iskaashiga Caalamiga ah hambalyo kal iyo laab ah u dirayaa dhammaan bulshada Somaliland iyo umadda islaamka, iyo goleyaasha sharafta leh iyo Ciidamada Qaranka JSL. Si gaar ahna waxa aan hambalyo gaadhsiinayaa farxadda Munaasibadda Ciidda Islaamka ee Ciidal Fidrida awgeed dhammaan muwaadiniinta
qurbajoogga Somaliland ee jaalliyadaha tirada badan ee ku baahsan wadamada qaaradaha adduunka oo dhan, gudiyada kala duwan ee qurbajoogga, iyo dhammaan Wakiillada Somaliland ku metelaya wadamada caalamka, qoysaskooda iyo shaqaalahoodaba. Waxa aan Ilaahay innooga baryayaa inuu ciidda ciiddeeda innagu gaadhsiiyo caafimaad qab, horumar, bash iyo barwaaqo, nabadgelyo, ictiraaf buuxa iyo
himilooyinka qaranka dalkeenna Jamhuuriyadda Somaliland oo aan gaadhno Insha
Allaahu Tacaalaa”

Allaa Mahad Leh

Cabdi Cabdullaahi Xirsi (Dayaxweerar)
Guddoomiyaha Hay’adda Qurbajoogga JSL
Wasaaradda Arrimaha Debadda & Iskaashiga Caalamiga ah JSL
Hargeysa, Jamhuuriyadda Somaliland
14/06/2018
OGEYSIIS UBAXLE LEGAL ADVICE and ACCIDENT CLAIM
DAAWO: SULDAAN CABDIRAXMAAN AADAN MAXAMED OO BAAQ NABADEED BEELAHA CEELAFWEYN U DIRAY + FARIINTA XUKUMADA
Halka Ka Daawo: Muuqaalo Garoonka Cusub Ee Cawayska Caynaba Ee Laga Hirgaliyey Magaalada Caynaba
Qaabkii Madaxweyne Muuse Biixi Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Guinea
Halkan Ka Daawo:Ma U Baahan Tahay Dhismayaal Kiro Ah Oo Ku Yaala Magaalada Burco
Halkan Ka Daawo:-Qiso Cajiiba:-Sidee Buu Ku Xushay Lamaanihiisa Proff Cabdilaahi Maxamed Ducaale Gabaydhe Oo Ah Nin Araga Iyo Gacmaha Naafo Ka Ah
Halkan Ka Daawo:Muuqaalo Laga Duubay Goobaha Ugu Quruxda Badan Somaliland Ee Wado La,aantu Godoomisay
Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
WAREYSIYO