Friday August 23rd, 2019
Dahabshiil
Telesom
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada JSL oo Hambalyo u diray shacabka Somaliland

0
Sunday August 11, 2019 - 17:17:01 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 157
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Golaha Wakiilada JSL oo Hambalyo u diray shacabka Somaliland

    Gudoomiyaha Golaha Wakiilada JSL oo Hambalyo u diray shacabka Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada JSL oo Hambalyo u diray shacabka Somaliland
Warsaxaafadeed: 10 August 2019 (9ka dulxija 1440 Hijriya)

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Jamhuuriyada Somaliland Mudane Baashe Maxamed Faarax isaga oo ku hadlaaya magaciisa, magaca Shirgudoonka, magaca xildhibaanada golaha Wakiilada iyo guud ahaanba magaca shacbiga Somaliland, meel kasta oo ay joogaan wuxuu hambalyo iyo boogaadin u dirayaa munaasibada islaamigaa ee weyn ee Ciidal Adxa ee saanadkan 1440 Hijriya kuna beegan 11 August 2019 ee taariikhda miilaadiga. Guud ahaanba shucuubta islaamka gaar ahaana shacabka reer Somaliland, oo uu leeyahay Nabad, badhaadhe iyo farxad ku ciida Rabbina sanadkaas sanadkiisa ha inagu gaadhsiiyo Caafimaadqab, Nabad gelyo, barwaaqo nololeed iyo qarankeena oo Quweysta in shaa allaahu Kareem



Guul iyo Gobanimo ku Ciida dhamaantiin





Saleebaan Cabdisitaar Dubad (Samotaliye)
Agaasimaha Warbaahinta iyo xidh. dadweynaha
ee Golaha Wakiilada JSL
 
 

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


DAAWO: SULDAAN CABDIRAXMAAN AADAN MAXAMED OO BAAQ NABADEED BEELAHA CEELAFWEYN U DIRAY + FARIINTA XUKUMADA
Halka Ka Daawo: Muuqaalo Garoonka Cusub Ee Cawayska Caynaba Ee Laga Hirgaliyey Magaalada Caynaba
Qaabkii Madaxweyne Muuse Biixi Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Guinea
Halkan Ka Daawo:Ma U Baahan Tahay Dhismayaal Kiro Ah Oo Ku Yaala Magaalada Burco
Halkan Ka Daawo:-Qiso Cajiiba:-Sidee Buu Ku Xushay Lamaanihiisa Proff Cabdilaahi Maxamed Ducaale Gabaydhe Oo Ah Nin Araga Iyo Gacmaha Naafo Ka Ah
Halkan Ka Daawo:Muuqaalo Laga Duubay Goobaha Ugu Quruxda Badan Somaliland Ee Wado La,aantu Godoomisay
Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
Xidigaha Geeska Oo Hees Cusub Uqaaday Xisbag Kulmiye 2019
WAREYSIYO