Friday August 23rd, 2019
Dahabshiil
Telesom
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Muuse Biixi Iyo Talada Dalka HANTIWADAAGA AADAN SIIRO IYO HANTIGOOSADKA WADAADADA (Qaybtii 78aad) Qore : Maxamed Xoosh

0
Monday August 12, 2019 - 07:32:26 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 229
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muuse Biixi Iyo Talada Dalka HANTIWADAAGA AADAN SIIRO IYO HANTIGOOSADKA WADAADADA (Qaybtii 78aad) Qore : Maxamed Xoosh

    Muuse Biixi Iyo Talada Dalka HANTIWADAAGA AADAN SIIRO IYO HANTIGOOSADKA WADAADADA (Qaybtii 78aad) Qore : Maxamed Xoosh

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muuse Biixi Iyo Talada Dalka HANTIWADAAGA AADAN SIIRO IYO HANTIGOOSADKA WADAADADA (Qaybtii 78aad) Qore : Maxamed Xoosh
Taariikhiyan iyo sooyaalka dunida dadka Caamadda ah wey ku adkayd kala garashada jidka leexsan iyo ka toosan WAA ayo qofka wadankan xaq ku leh oo halgan usoo galay iyo qofka ka soo horjeeday imika laftigeedana dibindaabyo ku haya.


Hantiwadaagu waa dadka oo wax wada-yeesha iyo lacagta oo aan ku ururin dad yar iyadoo intii kale baahan tahay kaabayaashii dhaqaaluhuna dayac yihiin, dawladaha ugu qanisan dunidu Hantiwadaag Iyo Hantigoosadba waxay ka siman yihiin Qiyamka ah in dadka la isku hayo oo aanay kala fogaan



Sh. Aadan X.Maxamuud Xirsi "Aadan Siiro" Waa wadaadka Keliya ee u taagan in bulshadu hesho hantiwadaag dhab ah waa aragti ka soo jeeda DIINTEENA XANIIFKA AH oo u soo degtay sidii dadka loogu Cadaalad fali lahaa, Waa aragtida uu kaga duwan yahay dad badan oo daneeya arimaha bulshada iyo siyaasadda


Wadaadda kale waxay qaateen HANTIGOOSADKA garabkiisa ugu fog ama loo yaqaan "Hantigoosadka Bahaloobay” oo aaminsan qofna qof kale yaanu u naxariisan, Xeelad waloo aad wax ku helayso samee , dawladda hadii cashuurta laga dhuuman karto dhib kuma jirto , in Monopoly oo la xuurtaysto ganacsiga iyo hantidda umaddu wada leedahay ……..


Wey kala duwan tahay inaad dadka ku WACDIYO WANAAG IYO INAAN WANAAG KAA ARKO
Habdhaqankaaga ayaa muujinaya aragtida aad nolosha ka aaminsantahay sidaad wax u wado



Soomaalidu waxay tidhaa "Waano Dhalan Ayaa Ka Adag” Rag badan oo wadaadda ah kama aha xumaan in ay bulshada ula dhaqmaan sidan oo kale LAAKIIN waa ka dhalan iyo duruufo adag oo ay ku soo koreen oo aan xasuustooda ka bixin RAGA qaarkood waa ka badheedh lagula kacaayo dadka iyo dalka



Waajibku yuu saaran yahay ? waajibka ugu badan wuxuu saaran yahay Xukuumadda markaa xilka haysa ama inta sheeganaysa indheergarad arimaha bulshada danaysa



Inkaarta Siyaasiga Somaliland u dhashay haystaa waa JAHLI xad-dhaaf ah oo ka haysa Aqoonta Siyaasadda iyo Arimaha Bulshada waxaa u raacay dadka qaarkood oo siyaasadda u soo gala hanti ka hel


Madaxweyne Muuse Biixi waxa duuban khudbadihii Ololaha ku galay "Dhici mayso in dadku kala fogaadaan…….. Dawladdu gacanta waxba uguma jiraan ,Koronto, Baanan, Isgaadhsiin, Sarif ,Batrool,Raashinkii, tacliintii , caafimaadkii …. Wixiiba waxa sharkado gaar ah ayaa yeeshay dalna sidaa kuma dhismo , Ubadkan qalqaaliga ah ee laga cabanaayo waxaa u xal ah in dhaqaale loo helo Madheeri se xal noqon mayo” Hadaladaa soo dhan wuxuu ku hadlaayay WADAADO GANACSATO AH, Muuse Waaqica yaal Somaliland waa ka indheergarad iyo oday war ma seegana



Waxaase u malaynayaa hadalka iyo fulintu wey kala adag yihiin weli waan ku rajo weynahay in wax laga qaban karo baahiyaha bulshada haba yaraatee



EID MUBAARAK

 
 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


DAAWO: SULDAAN CABDIRAXMAAN AADAN MAXAMED OO BAAQ NABADEED BEELAHA CEELAFWEYN U DIRAY + FARIINTA XUKUMADA
Halka Ka Daawo: Muuqaalo Garoonka Cusub Ee Cawayska Caynaba Ee Laga Hirgaliyey Magaalada Caynaba
Qaabkii Madaxweyne Muuse Biixi Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Guinea
Halkan Ka Daawo:Ma U Baahan Tahay Dhismayaal Kiro Ah Oo Ku Yaala Magaalada Burco
Halkan Ka Daawo:-Qiso Cajiiba:-Sidee Buu Ku Xushay Lamaanihiisa Proff Cabdilaahi Maxamed Ducaale Gabaydhe Oo Ah Nin Araga Iyo Gacmaha Naafo Ka Ah
Halkan Ka Daawo:Muuqaalo Laga Duubay Goobaha Ugu Quruxda Badan Somaliland Ee Wado La,aantu Godoomisay
Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
Xidigaha Geeska Oo Hees Cusub Uqaaday Xisbag Kulmiye 2019
WAREYSIYO