Friday August 23rd, 2019
Dahabshiil
Telesom
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Ujeedada Kulan Uu Gudoomiye Ciro La Qaatay Xubnaha Xisbigiisa Ee Gobolka Awdal

0
Tuesday August 13, 2019 - 07:49:57 in Wararka by Wariye Tiriko
  • Visits: 262
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ujeedada Kulan Uu Gudoomiye Ciro La Qaatay Xubnaha Xisbigiisa Ee Gobolka Awdal

    Ujeedada Kulan Uu Gudoomiye Ciro La Qaatay Xubnaha Xisbigiisa Ee Gobolka Awdal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ujeedada Kulan Uu Gudoomiye Ciro La Qaatay Xubnaha Xisbigiisa Ee Gobolka Awdal

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka WADDANI Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa habeenimadii xalay kulan muhim ahaa oo is xogwareysi ah la qaatay Maamulka Gobolka Awdal ee Xisbiga WADDANI.

Guddoomiyaha ayaa maamuus casho sharaf ah u sameeyey dhammaan xubnihii maamulka gobolka iyo degmo ee Gobolka Awdal isaga oo ku dardargeliyey sii laban-laabidda howlaha Xisbiga ee Gobolka Awdal iyo Salel, waxaana uu Guddoomiyuhu ku dardaaray in laga shaqeeyo sidii gobolka Awdal iyo Salel ay u sii xejisan lahaayeen kaalintooda koowaad ee taageerada labada gobolka.

Ugu dambeyn, Guddoomiyaha ayaa ku ammaanay maamulka iyo xubnaha kaleba sida hagar la’aanta ah ee ay uga howlgaleen howlaha xisbiga, isaga oo ku bogaadiyey sida ay u hirgeliyeen barnaamijka xubinimada xisbiga ee gobolka Awdal iyo Salel.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


DAAWO: SULDAAN CABDIRAXMAAN AADAN MAXAMED OO BAAQ NABADEED BEELAHA CEELAFWEYN U DIRAY + FARIINTA XUKUMADA
Halka Ka Daawo: Muuqaalo Garoonka Cusub Ee Cawayska Caynaba Ee Laga Hirgaliyey Magaalada Caynaba
Qaabkii Madaxweyne Muuse Biixi Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Guinea
Halkan Ka Daawo:Ma U Baahan Tahay Dhismayaal Kiro Ah Oo Ku Yaala Magaalada Burco
Halkan Ka Daawo:-Qiso Cajiiba:-Sidee Buu Ku Xushay Lamaanihiisa Proff Cabdilaahi Maxamed Ducaale Gabaydhe Oo Ah Nin Araga Iyo Gacmaha Naafo Ka Ah
Halkan Ka Daawo:Muuqaalo Laga Duubay Goobaha Ugu Quruxda Badan Somaliland Ee Wado La,aantu Godoomisay
Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
Xidigaha Geeska Oo Hees Cusub Uqaaday Xisbag Kulmiye 2019
WAREYSIYO