Friday August 23rd, 2019
Dahabshiil
Telesom
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Madaxwaynaha Somaliland Iyo Wasiiro Ka Socda Xukuumada Somaliya Oo Ku Kulmay Dalka Sucuudiga

2
Tuesday August 13, 2019 - 08:22:53 in Wararka by Wariye Khaliil Barre
  • Visits: 2422
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 2 0
  • Share via Social Media

    Madaxwaynaha Somaliland Iyo Wasiiro Ka Socda Xukuumada Somaliya Oo Ku Kulmay Dalka Sucuudiga

    Madaxwaynaha Somaliland Iyo Wasiiro Ka Socda Xukuumada Somaliya Oo Ku Kulmay Dalka Sucuudiga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxwaynaha Somaliland Iyo Wasiiro Ka Socda Xukuumada Somaliya Oo Ku Kulmay Dalka Sucuudiga
Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Iyo Wafti Uu Hogaaminayo OO ku sugna dalka sucuudiga ayaa la kulmay masuuliyin ka socda xukuumada somaliya oo iyaguna ku sugnaa xajka ma jir wax wara oo ka soo baxay kulankaasi labada dhinac ku qaateen dalka sucuudiga Sidoo Kale Xukuumada Muuse Biixi Cabdi Ayaa Iyadu Xisbiga wadani ku eedaysa in uu yahay soomali wayn laakin xukuumada muuse biixi ayaa iyaduna baryahan danbe si wayn uga dhex muuqanaysey sawirada ay ku jiraan wasiirada iyo masuuliyinta somaliya


Sawirka Maxamed Saleeban Raxaab.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


DAAWO: SULDAAN CABDIRAXMAAN AADAN MAXAMED OO BAAQ NABADEED BEELAHA CEELAFWEYN U DIRAY + FARIINTA XUKUMADA
Halka Ka Daawo: Muuqaalo Garoonka Cusub Ee Cawayska Caynaba Ee Laga Hirgaliyey Magaalada Caynaba
Qaabkii Madaxweyne Muuse Biixi Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Guinea
Halkan Ka Daawo:Ma U Baahan Tahay Dhismayaal Kiro Ah Oo Ku Yaala Magaalada Burco
Halkan Ka Daawo:-Qiso Cajiiba:-Sidee Buu Ku Xushay Lamaanihiisa Proff Cabdilaahi Maxamed Ducaale Gabaydhe Oo Ah Nin Araga Iyo Gacmaha Naafo Ka Ah
Halkan Ka Daawo:Muuqaalo Laga Duubay Goobaha Ugu Quruxda Badan Somaliland Ee Wado La,aantu Godoomisay
Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
Xidigaha Geeska Oo Hees Cusub Uqaaday Xisbag Kulmiye 2019
WAREYSIYO