Friday August 23rd, 2019
Dahabshiil
Telesom
Liibaan Hotel
Youtube jobs

(Q 13aad E Barnamijka Hogaan Iyo Horumar ENG Mohamed Aden Hassan)

0
Tuesday August 13, 2019 - 08:47:32 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 196
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    (Q 13aad E Barnamijka Hogaan Iyo Horumar ENG Mohamed Aden Hassan)

    (Q 13aad E Barnamijka Hogaan Iyo Horumar ENG Mohamed Aden Hassan)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

(Q 13aad E Barnamijka Hogaan Iyo Horumar ENG Mohamed Aden Hassan)
ASC Ciid wanaagsan dhamaan umada islaamka Gaar ahaan inta afsomaliga ku hadasha.Maanta waxaynu Falanqaynaynaa Madaxawyne paul kagame madaxwaynaha dalka Rwanda o ah dal ku yaal qaarada Africa lakiin ah dal horumaray o ku dayasho mudan.
Shalay Rwanda waxay ahayd dal faqiira o dadkisu ku noolyihiin meel ka hoosesa xariiqda faqriga balse ay u dheyrayd in ay is dilaan isla markana is gumadaan dagalki dhex maray labada qomiyadod e daga dalka Rwanda waxa u ahaa dagaal samayn leh o aad u qadhadha
isla markana lays ugadhsanayay o ay dhaman istagtay noloshi isla markana ay dambas noqotay dalka Rwanda. Waxa xilka qabtay nin fariid ah o go’aan adkaa isla markana aminsana in ay maalin uun Rwanda ay dadkedu hashiin donan isla markana gacmaha is qabsan donan o ay ka shaqen
donan horumarka dalkooda isla markana ay la tartami donan dadyawga kale e aduun waynaha. Paul kagame marki u la waregay waxa ugu horesay e u qabtay waxa ay ahayd in u dawlada ka saaro kuwi jeclaa in anay dadka rwandiska ahi isa samaxaan ka dib waxa u samayay dawlad nadiifa waxa anu qatay go;an adag o ku dhisnaa isu tanasulid iyo isa samax waxana hashiyay dalkii Rwanda isla markana dhistay dal qurux badan o
horumarsan.


Ka dib dadki markay isa samaxen kaliyata dawladi waxay si waday dadalki o waxa ay sameyan o ay abureen dhaqaale kor u qaada nolosha si ay dadku ugu noladaan nolol jaban waxana lahelay fursado u mawadinku kaga shaqaysan karo dalkisa isla markana si nool o
wanaagsan dalkisa ugu Nolan karo o ay karamu ku jirto. Dadka shalay is lenayay waxa ay noqdeen muwadiniin wax fahasan o walalo ah o gacmaha
is qabsaday isla markaasana dalka rwadna ku nool. Manta Rwanda waxay ku jirtaa dawladha adunka ugu dhaqaale roon isla markaana waa
mid ka mida dawladha afirca ugu horumarsan e la hiigsado caasimada dalka Rwanda e Kigali waa mid ka mida casimada ugu nadiifsan e ugu qurux badan Africa. Ugu danbayn manta inagu dawlada ahaan(Somaliland) waynu dhaaana shalay halkay tagneed Rwanda o manta ayaynu ka horumarsanhay iangu markay dadka Rwanda is lenayeen bal aynu gacmaha is qabsano o si wax u wada aragno o kaliyata aynu ka shaqeeno Somaliland quruxsan o horumarsan o ay ka tanasulno qabyalada una tanasulno
qaran dhisan o horumarsan sidaas Rwanda iyo dawladaha kale e horumaray ballanteenu waa dad walalo ah o gacmaha is haysta oo isku mabda; ah o ku nool dal dhisan o horumarsan isla markana leh kabayaal dhaqaale o inaga badan ugu danbayn qof walba halkisa haka shaqeyo o ha isku xilqaamo si u uga shaqayn lahaa nabada.

ALLA MAHAD LEH ALLA MAHAD LEH ALLA MAHAD LEH

BY: Mohammed Adam Hassan
Engineer and Politician Researcher And writer
Hogaan IYO Horumar.
DOORO HOGAAMIYE WANAAGSAN OO HORUMAR KEENI KARA
IYO ISBADAL DUNIDANA INA GAADHSIIN KARA.
E-MAIL: moadam203@gmail.com
Tell: 0634394700.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


DAAWO: SULDAAN CABDIRAXMAAN AADAN MAXAMED OO BAAQ NABADEED BEELAHA CEELAFWEYN U DIRAY + FARIINTA XUKUMADA
Halka Ka Daawo: Muuqaalo Garoonka Cusub Ee Cawayska Caynaba Ee Laga Hirgaliyey Magaalada Caynaba
Qaabkii Madaxweyne Muuse Biixi Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Guinea
Halkan Ka Daawo:Ma U Baahan Tahay Dhismayaal Kiro Ah Oo Ku Yaala Magaalada Burco
Halkan Ka Daawo:-Qiso Cajiiba:-Sidee Buu Ku Xushay Lamaanihiisa Proff Cabdilaahi Maxamed Ducaale Gabaydhe Oo Ah Nin Araga Iyo Gacmaha Naafo Ka Ah
Halkan Ka Daawo:Muuqaalo Laga Duubay Goobaha Ugu Quruxda Badan Somaliland Ee Wado La,aantu Godoomisay
Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
Xidigaha Geeska Oo Hees Cusub Uqaaday Xisbag Kulmiye 2019
WAREYSIYO