Friday August 23rd, 2019
Dahabshiil
Telesom
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Jaaliyada Somaliland ee Ohio oo u samaysay qado sharafeed Xildhibaan Muse Daud Cilmi

0
Tuesday August 13, 2019 - 08:52:20 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 227
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jaaliyada Somaliland ee Ohio oo u samaysay qado sharafeed Xildhibaan Muse Daud Cilmi

    Jaaliyada Somaliland ee Ohio oo u samaysay qado sharafeed Xildhibaan Muse Daud Cilmi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jaaliyada Somaliland ee Ohio oo u samaysay qado sharafeed Xildhibaan Muse Daud Cilmi

August 13, 2019

Columbus, Ohio—Shalay jaaliyada Somaliland ee Ohio waxay " Lavash Restaurant” ee ku yaalla magaalada Columbus, Ohio, qado sharafeed ugu sameeyeen xildhibaan Muse Daud Cilmi , oo ka trisan golaha deegaanka e magaalada Berbera.Inkastoo ay ahayd maalin shaqo, haddana, qadada waxa ka soo qayb galay dad fara badan.

Xafladan waxa soo agaasimay guddmoiyaha Jaaliyada Somaliland ee Ohio, Yusuf Omar, iyo xidhiidhiyaha jaaliyada, Abdisalam Ali Mohamed, iyo Cabdi Kayd.

Sheikh Abdirizak Mataan ayaa ku furay aayadaha quraanka kareemka ah. Ka dibna, dadkii ka soo qaybgalay xaflada ayaa is baray xildhibaan Muse Daud Cilmi.

Xildhibaan Muse Daud Cilmi ayaa jaaliyada uga warramay waxyaabahii u qabsoomay dawlada hoose ee Berbera. Isagoo sheegay labadii sano ee ugu dambeeyey in ay golahu qabteen hawlo fara badan, sida wadooyin cusub oo kor u qaaday bilicda iyo isu socodka magaalada.

Waxaa kaloo ka waramay siayaasada guud iyo nadabgelyada wadanka.

Muse Daud Cilmi waxa ku baraarujiyey jaaliyada in ay lacagtooda gashadaan wadanka, siiba gobolka Saaxil, oo ay ka jiraan fursado badan oo maalgashi ah.Ama ay ka shaqeeyaan siday u keeni lahaayaan shirkado maalgashada wadanka.Maal gaashidaas oo abuuaraya warshado yar –yar ama meherado shaqooyin u abuura dhallinyarada.

Xildhibaanku wuxuu aad ula dhacay midnimada iyo isku dubnaanta ka muuqatay jaaliyada. Wuxxuna xusay in,” Jaaliyada Somaliland ee Ohio ay tahay jaaliyadii ugu fiicnayd ee uu la kulmay, " intii uu qurbaha ku safrayey. Wuxuuna ku dhiiriyey inay himiladooda ay kor u sii qaadaan, iyo midnimadooda ay sii xoojiyaan.

Xaflada markay dhamaatay, jaaliyada waxay sawir wadareed la galeen Xildhibaanka "Restaurant’ka dibadiisa.

Xildhibaan Muse Daud Cilmi waxa uu ka mid yahay xildhibanaadi la soo doortay doorashooyinkii 2012 ee golaha deegaanka. Hal codna looga guuulaystay inuu Mayorka Berbera noqdo.Muse Daud Cilmi waxa uu la dhashay Mayorkii ugu waxqabashada badnaa Berbera, Saciid Daud Cilmi, oo shil baabuur ku geeriyooday 2007.

image1.jpegAli-Guban

Gubanmedia.com
Covering Horn of Africa Region
 
Ali Mohammedaliadm18@gmail.com

Mon, Aug 12, 9:42 PM (11 hours ago)
 
tome
 
August 13, 2019

Jaaliyada Somaliland ee Ohio oo u samaysay qado sharafeed Xildhibaan Muse Daud Cilmi

Columbus, Ohio—Shalay jaaliyada Somaliland ee Ohio waxay " Lavash Restaurant” ee ku yaalla magaalada Columbus, Ohio, qado sharafeed ugu sameeyeen xildhibaan Muse Daud Cilmi , oo ka trisan golaha deegaanka e magaalada Berbera.Inkastoo ay ahayd maalin shaqo, haddana, qadada waxa ka soo qayb galay dad fara badan.

Xafladan waxa soo agaasimay guddoomiyaha Jaaliyada Somaliland ee Ohio, Yusuf Omar, iyo xidhiidhiyaha jaaliyada, Abdisalam Ali Mohamed, iyo Cabdi Kayd.

Sheikh Abdirizak Mataan ayaa ku furay aayadaha quraanka kareemka ah. Ka dibna, dadkii ka soo qaybgalay xaflada ayaa is baray xildhibaan Muse Daud Cilmi.

Xildhibaan Muse Daud Cilmi ayaa jaaliyada uga warramay waxyaabahii u qabsoomay dawlada hoose ee Berbera. Isagoo sheegay labadii sano ee ugu dambeeyey in ay golahu qabteen hawlo fara badan, sida wadooyin cusub oo kor u qaaday bilicda iyo isu socodka magaalada.

Waxaa kaloo ka waramay siayaasada guud iyo nadabgelyada wadanka.

Muse Daud Cilmi waxa ku baraarujiyey jaaliyada in ay lacagtooda gashadaan wadanka, siiba gobolka Saaxil, oo ay ka jiraan fursado badan oo maalgashi ah.Ama ay ka shaqeeyaan siday u keeni lahaayaan shirkado maalgashada wadanka.Maal gaashidaas oo abuuaraya warshado yar –yar ama meherado shaqooyin u abuura dhallinyarada.

Xildhibaanku wuxuu aad ula dhacay midnimada iyo isku dubnaanta ka muuqatay jaaliyada. Wuxxuna xusay in,” Jaaliyada Somaliland ee Ohio ay tahay jaaliyadii ugu fiicnayd ee uu la kulmay, " intii uu qurbaha ku safrayey. Wuxuuna ku dhiiriyey inay himiladooda ay kor u sii qaadaan, iyo midnimadooda ay sii xoojiyaan.

Xaflada markay dhamaatay, jaaliyada waxay sawir wadareed la galeen Xildhibaanka "Restaurant’ka dibadiisa.

Xildhibaan Muse Daud Cilmi waxa ka mid yahay xildhibanaadi la soo doortay doorashooyinkii 2012 ee golaha deegaanka. Hal codna looga guuulaystay inuu Mayorka Berbera noqdo.Muse Daud Cilmi waxa uu la dhashay Mayorkii ugu waxqabashada badnaa Berbera, Saciid Daud Cilmi, oo shil baabuur ku geeriyooday 2007.

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

DAAWO: SULDAAN CABDIRAXMAAN AADAN MAXAMED OO BAAQ NABADEED BEELAHA CEELAFWEYN U DIRAY + FARIINTA XUKUMADA
Halka Ka Daawo: Muuqaalo Garoonka Cusub Ee Cawayska Caynaba Ee Laga Hirgaliyey Magaalada Caynaba
Qaabkii Madaxweyne Muuse Biixi Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Guinea
Halkan Ka Daawo:Ma U Baahan Tahay Dhismayaal Kiro Ah Oo Ku Yaala Magaalada Burco
Halkan Ka Daawo:-Qiso Cajiiba:-Sidee Buu Ku Xushay Lamaanihiisa Proff Cabdilaahi Maxamed Ducaale Gabaydhe Oo Ah Nin Araga Iyo Gacmaha Naafo Ka Ah
Halkan Ka Daawo:Muuqaalo Laga Duubay Goobaha Ugu Quruxda Badan Somaliland Ee Wado La,aantu Godoomisay
Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
Xidigaha Geeska Oo Hees Cusub Uqaaday Xisbag Kulmiye 2019
WAREYSIYO