Friday August 23rd, 2019
Dahabshiil
Telesom
Liibaan Hotel
Youtube jobs

XASAN AADAN AADAN SAMATAR IYO MAXAMED CALI KAARIYE WAA SHARAF DARRO IN LAGA BEEN SHEEGO

1
Tuesday August 13, 2019 - 08:59:44 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 372
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    XASAN AADAN AADAN SAMATAR IYO MAXAMED CALI KAARIYE WAA SHARAF DARRO IN LAGA BEEN SHEEGO

    XASAN AADAN AADAN SAMATAR IYO MAXAMED CALI KAARIYE WAA SHARAF DARRO IN LAGA BEEN SHEEGO

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

XASAN AADAN AADAN SAMATAR IYO MAXAMED CALI KAARIYE WAA SHARAF DARRO IN LAGA BEEN SHEEGO

Somalida Oo Beryahan Danbe Aad Loola Yaabay Sida Ay U Isticmaalaan Social Mediaha Oo Ahaa Qaab Aad U Akhlaaq Xun.

Ayaa Imika Waxaa Soo Baxay Qaar Reer Burco La Yidhaa Oo Dhaqan Xumada Ay Mediaha Ka Samaynyaan Noqday Heerkii Ugu Xumaa Ee Abid La Arko,

Halkay Maanta Marayaan Waxaan Odhani Karnaa Way Dhex Fadhiisteen,Ama Way Ku Xaareen Social Mediaha.

Waxyaabaha Aadka Iiga Yaabiyay Ee Aan Arkay Waxaa Ka Mid Ah ,Nin Meelahaa Ka Majaajileen Jiray Oo La Yidhaa Guri Barwaaqo,Oo Markuu Arkay Majaajilooyinkii Oo Ciyaal Badani Xiisaynayaan Oo Suuqoodu Xaami Yahay,Kadib Ku Fekeray Inuu Bucshurada Sii Kordhiyo, Kadibna Soo Fadhiistay Channel,Isagoo Doonaya Inuu Sidii Cabdi Good Faaleeyo Heesha,.

Dadkan Social Mediaha Soo Fadhiistaana Waxay Ku Jab Dhigeen Kama Fekerayaan Waxa Ay Ka Hadalyaan Inay Daawanayaan Dad Uga Aqoon Badan Ugana Waayo Aragsan,

Oo Ay Ceeb Iyo Fadeexadi Ka Raacayso Hadii Aanu Si Fiican U Hubin Waxaas Uu Ka Hadlayo


Waxaan Aad Ugu Qoslay Marna La Yaabay Barmaamishkiisii Ugu Horeeyay Kan Guri Barwaaqo La Yidhaa ,,Waxa Uu Kusoo Qaatay Hees Uu Qaado Xasan Aadan Samatar Ereyadan Uu Sameeyay Maxamed Cali Kaariye ..

Heestaasi Oo Jacayl Ku Saabsanayd Abwaankuna U Sameeyay Shan Karoon Oo Uu Jeclaa Abwaanku...

Si Hadaba Bilaa Qajilaad Ah Isagoo Uga Faaloonaya Ninkan Coomiiga Ah Ee Guri Barwaaqo Waxa Uu Ku Macnaynayaa Oo Uu Dadka Lasoo Hor Istaagayaa

Sheeko Maqaaxayaha Baadiyaha La Iskaga Sheekeeysan Jiray Oo Sheegaysay In Xasan Aadan Heestan Lagu Caayayo Oo Abwaanku kU Sarbeebayo fanaankani...

Runtii Waa Badownimadii Ugu Liidatay Ee Midiaha Lala Soo Fadhiisto.Ee Aan Arko Weligeey..

Wuxuu Sheegayaa Inuu Abwaanku Xasan Aadan Ku Leeyahay Ma Gaadhi Kartid Axmed Mooge Maxamed Axmed Iyo Maxamed Mooge,,Cajiib

Waxaanu Se Yarkan Majaajileeyaa Ogayn In Abwaan Maxamed Cali Kaariye Maxamed Mooge Axmed Mooge Iyo Kuwo Kaleba Ka Jeclaa Xasan Aadan Samatar Heesaha Ugu Badan Ee Uu Sameeyayna Isaga U Dhiibi Jiray...

* Kuwa Loogu Magac Daray.

*Adoo dhoofay caashaqa dhul shisheeye kaa helay.
* Hadhow Bay Odhan Lama Heesin Laylama Hadlin
* Lug Baan Faras Ku Daba Luudayaa Leexaa I Qarise...
Iyo Kuwo.Kaleeto Oo Badan.

Hadal Iyo Dhamaan.
Hadaad Maqasheen Mediaha Magac Baa Laga Helaa..

Fadeexad Iyo Sharaf Dhac Aan Laga Soo Waaqsana Waa Laga Qaadaa Ogaada.

Fanaaniintii hore ee soomaliduna walaalo is jecel bay ahaayeen lakin may ahayn dad is khiyaama oo sida dibjirka u nool .fadlan faalana ha ka bixinin hadaanad aqoon u lahayn.

Waxaana adeer ceeb ah inaad la shir timaadaan sheeko aadan hubin oo ka maqasheen meelahaa

Cabdi Sh.Xasan Axmed (Dhako

https://www.youtube.com/watch? v=Bi9HyFECoMo


 
 
 

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


DAAWO: SULDAAN CABDIRAXMAAN AADAN MAXAMED OO BAAQ NABADEED BEELAHA CEELAFWEYN U DIRAY + FARIINTA XUKUMADA
Halka Ka Daawo: Muuqaalo Garoonka Cusub Ee Cawayska Caynaba Ee Laga Hirgaliyey Magaalada Caynaba
Qaabkii Madaxweyne Muuse Biixi Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Guinea
Halkan Ka Daawo:Ma U Baahan Tahay Dhismayaal Kiro Ah Oo Ku Yaala Magaalada Burco
Halkan Ka Daawo:-Qiso Cajiiba:-Sidee Buu Ku Xushay Lamaanihiisa Proff Cabdilaahi Maxamed Ducaale Gabaydhe Oo Ah Nin Araga Iyo Gacmaha Naafo Ka Ah
Halkan Ka Daawo:Muuqaalo Laga Duubay Goobaha Ugu Quruxda Badan Somaliland Ee Wado La,aantu Godoomisay
Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
Xidigaha Geeska Oo Hees Cusub Uqaaday Xisbag Kulmiye 2019
WAREYSIYO