Friday August 23rd, 2019
Dahabshiil
Telesom
Liibaan Hotel
Youtube jobs

bulshada qabyaalada hawga diginee salaadiinta iyo siyaasiyiinta uga diga

0
Tuesday August 13, 2019 - 15:14:11 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 164
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    bulshada qabyaalada hawga diginee salaadiinta iyo siyaasiyiinta uga diga

    bulshada qabyaalada hawga diginee salaadiinta iyo siyaasiyiinta uga diga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

bulshada qabyaalada hawga diginee salaadiinta iyo siyaasiyiinta uga diga
asc waxan maanta maqaalkan usoo qaatay waxan arkayaa dhibaato xun oo ay wadaan masuuliyiin siyasiyiin
afka furtay oo dhib wada tvga si toosa uga sheega arinka caare hadii aan ka hadlo ninkaa u danbeeyey
laba isma qabato ay dhahaan siyaasiyiin iyo salaadiin la beel ah caare dulmi iyo dhib kama tagin ee
wuxuu u baxay hiil uu afkiisa ka yiri tolkay baan raacayaa tii buuna wadaa wuxuu laayey dad shacaba maato
iyo caruur wuxuu soo galay gudaha isagoo tolkii raali kaga yahay hadaba dalka miyaan xukuumad ka jirin
waxaa dalka ka dilaacay jabhado aan taageersanayn somaliland iyo qabiilo diidanaa qaar
ssc waxaa lagu odhan jirey somaliland diid xoog iyo xeeladba loo adeegsay iayagoo aakhirkii nabad qaatay
dadka leh jabhadaa lala hadlay adeer isku si maaha hada ka hor ayaa 1994kii garxajis baxay muxuu ka dheefay
xukuumadii ma riday xiligaa jirtay sideebayse ahayd maanta cududay leedahay ma lahayd garxajise ma leeyahay garxajis yaanan
odhan hy ama sy leh xukuumad baanu ridaynaa iyo somaliland waar runta ha loo soo noqdo salaadiin garxajisa ama
hy ah ayaa afkoda ka sheegay in caare talo hy ku joogo sl ku soo galay barbar taagan yihiin xoolo hy leedahay uu wato u iibisay yaab
hadaba qaar baa yiraahda xukuumaday taladu saaran tahay xukumada waxan leeyahay talada laydin saaray qaata colaad iyo nabad
tii aad wax ku qaban kartaan ku qabta wax dhacaya iyo wax laba iyo eber ku badinayaa ma jirto wuxuu yiri laba iyo eber
bay ku dhamaanaysaa darood mar buu qabasho lahaa caare mar buu qabasholahaa markuu lahaa waan baxayaa waa run
maalintaas bay ahayd in la qabto mase noqon hadana waxba kuma jilana labada cornayl ee la yiraahdo dagaal bay rideen
1994kii dalka difaacayey ee ereyada loos oo qaadanayo reerku miyaanu lahayn waanu guulaysanay maxay kelmad la hibanayaan
hadana waxan lee yahay xukuumadu waa inay talaabo qaataa maxaa SSC LAGU ERYANAAYEY ,KHAATUMO ,WABAR ,AWDAL STATE
KUWII LA BAXAY sla waxay ka midaysan tahay in cidii sl ka hortimaada gacan la saaro hada shacab isma dilaayo lakiin xukuumadu waa
inay qaranimada difaacdaa walaahi inaanu caare waxba yeelayn sl tolkiina yeelayn kuwa leh sidanay ku badisaa waar ha ku wax waayina
xukuumadu haday wax qabanaysana ha qabato hadii aanay qabanayna faraa ha kala baxdo arinka ceel afweyn maalin walba way
dhacady waa la heshiiyey waa lays dilay waa dhib dgaalka sidaasa waxa ka roon mid si toosa laysu faro saaro nin walba dheeftiisa arko dhibtiisa
iyagoo nabad ogol ayey heshiin lahaayeen lakiin hada waa dhib iyo ciyaar waxani ciidanka qaranku ciidan qaran ha ahaado oo dalka difaaca
qaranimada u taagan xukuumadana waxan lee yahy shalay waxad lahaydeen suldaan danbe u dul qaadan mayno adeer
suldaan faysal iyo cado gude iyo kuwa la midka ah ee mashruuca iyo maalin walba beraan keenaynaa leh ka joojiya ergadan
waa eelka kii dhigay u ergootooy dhibtaba iyagaa wada iyagaana dhiiga dadka mashruuc ka dhiganayaa anagaa kicinay
hadana damin karna xukuumadu waa taas la leeyahay iyadaa hagratee adeer hagrashada ka baxa qolada harti iyo samaroon waxan leeyahay
camaasiirta beesha dhexe ee dhibka wada mahad canbaashe tolkaaba waad la diriraysee sl diidka cagta mari oo ciidamadii ssc iyo khaatumo
ee lahaa isaaq baa na laayey geli mid hargaysa ka kaca iyo mid galbeed burco ka kaca ama bariba ama ceerigaabo walaahi tan inaan
reerna wax yeelaynayn dawladu habar walba ka adag iyo qabiiil walba iyo koox is gurata ...xabuusho ka adag ,awal ka adag ,samaroon
ka adag ,harti ka adag ,gabooye iyo garxajis ka adag hy ka adag ,hjeclo ka adag qaar baa moodaya inaan cid gaara u dan leeyahay waa
yeelkii ninkii dal leh baa dal ka naxa iyo dad dalka iuyo dalkaan leeyahy nabadiisaan jeclahay wixii dhib ku wada ilaahay ha ka qabto
mid gudaaa jooga mid debed jooga mid buur jooga mid banaan jooga waakaa ilaahay hada buurtii ku gubay CAARE
wa bilaahi towfiiq
tuse ,toosiye ,tilmaame
ilaahow khayrka na waafaji,ilaahow diintaada u gargaar ,ilaahow nabada noo sug noo siyaadi
ilaahow shaydaanka naga qabo odayada salaadiinta ah shar wadayaasha cimaamadaa weyn iyo bakoorada sita



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


DAAWO: SULDAAN CABDIRAXMAAN AADAN MAXAMED OO BAAQ NABADEED BEELAHA CEELAFWEYN U DIRAY + FARIINTA XUKUMADA
Halka Ka Daawo: Muuqaalo Garoonka Cusub Ee Cawayska Caynaba Ee Laga Hirgaliyey Magaalada Caynaba
Qaabkii Madaxweyne Muuse Biixi Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Guinea
Halkan Ka Daawo:Ma U Baahan Tahay Dhismayaal Kiro Ah Oo Ku Yaala Magaalada Burco
Halkan Ka Daawo:-Qiso Cajiiba:-Sidee Buu Ku Xushay Lamaanihiisa Proff Cabdilaahi Maxamed Ducaale Gabaydhe Oo Ah Nin Araga Iyo Gacmaha Naafo Ka Ah
Halkan Ka Daawo:Muuqaalo Laga Duubay Goobaha Ugu Quruxda Badan Somaliland Ee Wado La,aantu Godoomisay
Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
Xidigaha Geeska Oo Hees Cusub Uqaaday Xisbag Kulmiye 2019
WAREYSIYO