Thursday June 04th, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market

Muuse Biixi Iyo Talada Dalka Muuse Biixi Ma Siyaasibaa? 3-3 (Qaybtii 80aad) Qore: Maxamed Xoosh

0
Saturday August 31, 2019 - 08:22:38 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 472
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muuse Biixi Iyo Talada Dalka Muuse Biixi Ma Siyaasibaa? 3-3 (Qaybtii 80aad) Qore: Maxamed Xoosh

    Muuse Biixi Iyo Talada Dalka Muuse Biixi Ma Siyaasibaa? 3-3 (Qaybtii 80aad) Qore: Maxamed Xoosh

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muuse Biixi Iyo Talada Dalka Muuse Biixi Ma Siyaasibaa? 3-3 (Qaybtii 80aad) Qore: Maxamed Xoosh
Muuse Biixi waxaa culays ku haya dhawaaqa ka soo yeedhaya dadweynaha Somaliland oo u badan Madaxweyne DARAB,GOO Musuqmaasaqa waa arinta keentay Gunti-giijis ama Handaraab dhaqaale wuxuu iila eegyahay arin maamul dhaqaale balse arin siyaasi uma eeka

Arinka ah in la saxo dhamaan shaqaalaha dawlada ee rasmiga ah oo imika iila muuqda inuu galay wajigii ugu cuslaa in laga sifeeyo ciidanka ASKARIGA CAAGLAHA AH ama raga ku qaata mushaharo iyo raashin askar aan jirin waa arin maamul sixid iyo ciidan isaguna uma eeka siyaasi



Sida la ogyahay waxa ku bixi jiray xalinta khilaafaadka iyo nabadaynta beelaha Somaliland lacag ku dhaw 50 malyuun oo dollar iyadda laftigeeda waa la joojiyay arinkaasina uma eeka siyaasi

Qaranimadda si loo dhiso waxa lagu bixiyaa naf iyo maal "baad joogto ah” waa hadii la doonaayo inay wax kala socdaan Madaxweyne Cigaal ayaa odhan jiray ma waxaad aragtay dad wadankoodii laga laaluushaayo


Wey adag tahay in uu Siyaasi kastaa noqdo Hogaamiye waayo hogaamintu wey ka saraysaa siyaasinimadda, hogaamiye weli wuxuu ka shaqeeyaa oo awood ku leeyahay bulshooyinka soo koraya oo u baahan ku daysho wanaagsan oo wadadiisa raacdaan.

Waxa muuqata in Madaxweyne Muuse Biixi u nugul yahay hadalka dadweynaha oo ah go,aamadayadda qaado Waxaan ka jeclaa siday isaga la tahay inuu inagu maamulo falcelinta caamadda lama qaato waase la dhagaystaa

Marka kuu noqoto Wasiir Maaliyadeed daacad ah oo lacag ururinaya iyo Wasiir Maaliyadeed oo Daacadnimadiisu yartahay balse miisaaniyadda sanad walba kordhinaaya 30% keed qaadan lahayd ?

Iyaddoo lagaa doonaayo boqolaal malyuun oo dollar oo musharo ah ama ilaahay inaguma keenee dagaal ciidanka qabsado, sideed wax u maamuli lahayd ?

maantana dad badan oo baahan oo shacab ah ayaa doonaaya in noloshooda kor loo soo qaado iyo …….

Sideedaba Siyaasaddu akhlaaq iyo damiir iyo dadnimu shaqo kuma laha taasi waa marka runta laga sheego arimaha siyaasadda "Anigu se waxaan aaminsanhay aragti kale” xaga siyaasiga manta joogaa uu kolba la leexanaayo cida leexata isagoo daba socda dan iyo yaan ka helayaa waxaan rabo




Walaahu Aclam

 
 
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
Halkan Ka Daawo: FULL BARNAAMIJ Dabaaldega Ciidanka Melateriga Ee Ku Sugan Gobolka Togdheer Oo Si Cajiiba Usoo Bandhigay Awoodooda Ciidan.
DAAWO: ABWAAN AADAN DIGAALE OO GABAYO CAJIIB AH RIRIYAY KUWAAS OO ISUGU JIRA NABADA JACAYLKA IYO ARIMO KALE WARAYSI DHEER OO LALA YEESHAY
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland 2019.
FULL BARNAAMIJ: CALEEMA SAARKII CAAQIL MAXAMED CAAQIL CABDI ISMAIL OO KA DHACAY DEGAANKA LAASDOOMARE EE GALBEEDKA GOBALKA SANAAG
FULL BARNAAMIJ : SOO DHAWEYNTII XAFLADII BILAYD IYO HADAL JEEDINTII JAALIYADA IYO SIYAASI MAXAMUUD XAASHI MUNAASIBADII SOO DHAWEYNTA EE LONDON EE MUSHARAX KULMIYE M X C
FULL,Barnaamij Xiiso Badan Ciyaaro dhaqamed Heesa iyo Kooxda Habara
DAAWO FULL KHUDBAD: WASIIRKA ARIMAHA GUDAHA SOOMALILAND OO ARIMO BADAN KA HADLAY
WAREYSIYO