Wednesday January 22nd, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Somaliland xagay u socotaa?

0
Monday September 02, 2019 - 07:46:48 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 333
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland xagay u socotaa?

    Somaliland xagay u socotaa?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xayeysiis Banaan
Somaliland xagay u socotaa? Asc dhamaan ummada reer somaliland meel kasta oo aad ka joogtan addunyada alle waxaan idinka baryayaa in sannadkan sannadkiisa inagu gaadhsiyo barwaaqo iyo badhaadhe


Waxaan aad ugu mahad celinayaa dhamaan shaqaalaha shabakada caalamiga ah ee hadhwanaagnews siday ugu helantahay inay bulshada u soo gudbiso xalada guud ee dalka



Haddan u galo nuxurka maqaalkayga somalilland xagay u socota?
sidaynu wada ogsonahay xukumad somaliland ee maanta dalka hogaamisa kama muquto fagarayaasha caalamka ee aynu ku bandhigii jirnay qadiyadeen waxana ku dhacay hoos u dhac aad u weyn taasi oo ay sababta in ay fadhiid noqoto wasaradii arrimaha dibada




Haddaynu dib u celino xasuusta dhawr sanno ka hore waxaynu ahayn dad meel kasta la taag iibinta qadiyadiisa oo aan la gaban balse hadda waxa ka muqata fashiil diblomasiyadeed oo sababtay in aanu ka muqan weyno fagaryaashi aynu ka muqan jirnay taasi oo ina dhaxal siin karta in aynu ka muqurano fagaryaasha caalamka ee aynu hadda salaanka ka sii laadlaadno

somaliland waxay ahayd dal aan aqoonsi haysan haddan samayn diblomasiyadeed ku dhex leh saxiibada caalamka taasi oo ay ka xumaan jirtay dawlada fadaraalka oo markay aragto siday caalamku ula shaqaynayo ku noqon jirtay naxdin iyo walaac laxaad leh

balse hadda waxa fagarayaasha caalamka ku kaliyaystay xukumad somaliya taasi oo kaligeed ku dhex botarisa

Guntii iyo gunanadkii waxaan ka codsanya dhamaan aqoonyanaka reer somaliland ee aqoonta dublamasiyadeed leh inay ka shaqeeyaan sidii ay somaliland ugu soo noqon lahay fagaryaasha caalamiga ah ee ay ku iibin jirtay qadiyad dadkeed iyo dalkeed xisbiyadunu waa inay arrinkaas kala shaqeeyaan xukumada




Alle mahad leh
Number: 0634872619/ 0659191386

Maxamed Cabdilaahi Xuseen(Baradho)

Arday jamacdeed
 


Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland 2019.
FULL BARNAAMIJ: CALEEMA SAARKII CAAQIL MAXAMED CAAQIL CABDI ISMAIL OO KA DHACAY DEGAANKA LAASDOOMARE EE GALBEEDKA GOBALKA SANAAG
FULL BARNAAMIJ : SOO DHAWEYNTII XAFLADII BILAYD IYO HADAL JEEDINTII JAALIYADA IYO SIYAASI MAXAMUUD XAASHI MUNAASIBADII SOO DHAWEYNTA EE LONDON EE MUSHARAX KULMIYE M X C
FULL,Barnaamij Xiiso Badan Ciyaaro dhaqamed Heesa iyo Kooxda Habara
DAAWO FULL KHUDBAD: WASIIRKA ARIMAHA GUDAHA SOOMALILAND OO ARIMO BADAN KA HADLAY
Full Barnaamij Dhagaxdhiga Iyo Bilowga Wadada Isku Xidha Gobolada Buuhoodle Iyo Saraar
DAAWO: FULL KHUDBADII SIYAASI MAXAMUUD XAASHI KA JEEDIYAY MUNAASIBAD WEYN OO DALKA SWEDEN CAASIMADA STOCKHOLM LOOGU SAMEEYAY
WARGALIN DAAWO: SIYAASIGA WEYN EE MAXAMJJD XAASHI CABDI OO KUSOO JEEDA WADANKA JARMALKA IYO JAALIYADA DALKAAS EE JSL OO SOO DHAWEYN MUGLE U DIYAARIYAY
OGEYSIIS UBAXLE LEGAL ADVICE and ACCIDENT CLAIM
DAAWO: SULDAAN CABDIRAXMAAN AADAN MAXAMED OO BAAQ NABADEED BEELAHA CEELAFWEYN U DIRAY + FARIINTA XUKUMADA
WAREYSIYO