Sunday September 15th, 2019
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Afhayeenka Xisbiga Kulmiye Ee Dalka UK oo Si Adag Uga Hadlay Qodobadi Ka Soo Baxay Shirki Golaha Wasiirada Geesta Kalena Talooyin uu Soo Jeediyay

0
Tuesday September 03, 2019 - 02:09:15 in Wararka by International Office
  • Visits: 1233
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Afhayeenka Xisbiga Kulmiye Ee Dalka UK oo Si Adag Uga Hadlay Qodobadi Ka Soo Baxay Shirki Golaha Wasiirada Geesta Kalena Talooyin uu Soo Jeediyay

    Waxa uu lahaa Warwar badan War saxafadeedkii Madaxtooyada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xayeysiis Banaan
Waxa uu lahaa Warwar badan War saxafadeedkii Madaxtooyada
London (Burcoonline) Waxa uu lahaa Warwar badan War saxafadeedkii Madaxtooyada ee Golaha wasiiradu so saareen ee ku wajahna sida loo wajahayo arrimaha Somaliland iyo Somalia. Madaxtooyadu iyo Madaxwaynuba waxay ku baahanyihiin xeel-dheerayaal iyo qorsheeyal siyaasadeed oo curin kara siyaasad mangal ah, qorsheeyashan oo hiigsi leh. 

War saxaafadeed mudhuxsan oo aan hal abuur cusub wadan wadan, wadaadi hore ee Somaliland iyo Somaliyana bal marsan oo nuxur ahaan iyo xajmi ahaa dhaciif ah in uu ka so baxo may haboonay.


Muddane maxaad hore u diiday maxaadse aad aqbashay oo cusub?  

 Intan qodob ee aad manta so saarteen dhamantood wax ay Somaliland ka dhigi karaan garwaa. Ma wada hadal cusub oo iminka bud dhig ahbaa, maxaa Dastuurka Somaliland iyo goaamadii hore ee ay besha caalamku inugu dhex dhexaadisay oo dhamantood sharci ahaan Somaliland dani ugu jirtay loo baal maray, ileen midna maydan cuskan oo doodina sharci kumaydan fadhisine.

Muddane Madaxwayne inta garbahaaga jooga ee codkoodu marwalba dhagahaaga  ku so dhacayan ha ahaadeen xeeldheerayal, wax badan kugu so kordhin karaya, fikir ahaana u madaxbaanan oo wax aad adigu ( Madaxwayne) aad jeceshay aan ku goaan qadan, goaamada aad so saaraysan waa in ay waafaqsanada luuqad siyaasedeedka caalimiga ah, oo hanan karta aduunka aad la hadlaysid, sharci ahaan iyo nuxur ahaanba. lehna  yool iyo abaarba sugan.

Goamada aad qaadanayo yaanay ku dhisnaani caadifad iyo waxa markaa jooga ee dadka caadiga ahi arki karayaan. ka saadaali siyaasada iyo godka aad dagayso mustaqbalkiisa irbad daloolkeed.
Afhayeenka Xisbiga KULMIYE UK 
Mohamad Abdi Adam.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


DAAWO: SULDAAN CABDIRAXMAAN AADAN MAXAMED OO BAAQ NABADEED BEELAHA CEELAFWEYN U DIRAY + FARIINTA XUKUMADA
Halka Ka Daawo: Muuqaalo Garoonka Cusub Ee Cawayska Caynaba Ee Laga Hirgaliyey Magaalada Caynaba
Qaabkii Madaxweyne Muuse Biixi Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Guinea
Halkan Ka Daawo:Ma U Baahan Tahay Dhismayaal Kiro Ah Oo Ku Yaala Magaalada Burco
Halkan Ka Daawo:-Qiso Cajiiba:-Sidee Buu Ku Xushay Lamaanihiisa Proff Cabdilaahi Maxamed Ducaale Gabaydhe Oo Ah Nin Araga Iyo Gacmaha Naafo Ka Ah
Halkan Ka Daawo:Muuqaalo Laga Duubay Goobaha Ugu Quruxda Badan Somaliland Ee Wado La,aantu Godoomisay
Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
Xidigaha Geeska Oo Hees Cusub Uqaaday Xisbag Kulmiye 2019
WAREYSIYO