Sunday September 15th, 2019
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

(Q 16aad E Barnamijka Hogaan Iyo Horumar ENG Mohamed Aden Hassan)

0
Tuesday September 03, 2019 - 08:58:47 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 312
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    (Q 16aad E Barnamijka Hogaan Iyo Horumar ENG Mohamed Aden Hassan)

    (Q 16aad E Barnamijka Hogaan Iyo Horumar ENG Mohamed Aden Hassan)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xayeysiis Banaan
(Q 16aad E Barnamijka Hogaan Iyo Horumar ENG Mohamed Aden Hassan)
Manta waxaynu falanqaynaynaa Raysal wasaare Abiy AXmed Cali Hogamiyaha Da’da yar E dalka Ethiopia abiy qof ahaan waa shakhsi aad u fir fircoon o isbadal doon ah isla markana jecel in dalkisa Ethiopia isbadal deg-dega ka dhaco iyo waliba dawladaha jaarka ah iyo guud
ahaanba Africa waxaana ino cadenaysa dhaq dhaqayada u ka wado dalalka Africa qaar ka mida iyo waliba dalkiisa.
Mudada yar e u xilka dalka Ethiopia joogay waxaa dhacay isbadalo deg dega o aan run ahaanti ku amanayo shakhsi ahaan.
Waxa u samaxay markiiba dadyow fara badan o ku xidhnaa jelelka Ethiopia o wakhti fara badan xidhnaa kuwaas o xataa rajo dhigay o aminsana in ay nolosha jeelka ku
dhamaysanayaan waxaa liiska argagixisada laga saaray ururadii dagalamayay waxaana lo ogaladay in ay wada hadal ku gadhan wax walba o ay doonayaan o wixii fikir ah ay qabaan dalka dhaxdiisa kaga ololeyaan waxa shacab waynaha lo fasaxay in ay aragtidooda ka hadli
karaan o ay sheegi karan wixii dhaliilo ah waxa sido kale la fur-furay dhaqalihii dalka waxana u noqday mid furan si lamida waxa dhacay isbadalo xawli ku socda.


Abiy sido kale waxa u xaliyay muddo yar gudohood colaadi ka dhaxasay Ethiopia iyo Eritrea taas o lays lahaa waligeed dhamanmayso marka la eego dhibatada iyo dagalka labada dawladood ka dhaxeyay iyo waliba muranka dhinaca xuduudka ah e ka dhaxeyay.

Heshisiinta Ethiopia iyo Eritrea waxay noqotay fursad cusub o isbadal deg dega oo suurta galiyay in indhaha caalamku si dhow Eritrea ugu so egaan isla markana ay ka tanasulaan sidii ay u arkayen Eritrea muddo ka hor si lamida waxay indhaha aduunku so jiiten raysalwasaare
abiy o lo arkay in u yahay shakhsi isbadal doona o wax walba dhamen karyaa.
Waxa u ka dagay raysalwasaare abiy dawlado badan o geeska Africa ah sida Somalia,Kenya,Eritrea, iyo waliba jabuuti waxayna madaxwaynaysha dalalkaas ka wada hadleen xoojinta nabada wada shaqayn dhex marta dawladaaha geeska si la mida in laga dul talaabsado caqabada geeska Africa ka jira sida dhaqale xumada iyo wada shaqayn la’aanta iyo waliba caqabadaha kale o fara badan o geeska Africa ku hareresan.
Maxamed ahaan waa marki igu horesay ee aan arko maqlo hogaamiye dal kale ayaa waxa u ka shaqenayaa arimo guud o dadka u dhex disaba dawladaha wanan bogadinaya waaana isbadal lo bahanyahay.

Si kale markaynu ka eegno waxaa dalka Ethiopia ka jira dhibatoyin fara badan o ay ka mid yihiin dagaalka ku salaysan qowmiyada taas o dhib badan ku haya dawlada Ethiopia si lamida shacab aad u badan o aan halayn dhaqaale ku filan si ay ugu maareyaan noloshooda waliba
dawlada Ethiopia o aynu ognahay korodhka dhaqalaheeda si lamida cafis la’aan jirta o aan wali dadki lawada qancin iyo waliba dhibatoyin kale o o fara badan o raysalwasaraha caqabad ku ah xukumadiisa .
Maxaynu ka baran karaynaa raysal wasaare Abiy Ahmed Ali?
Labo qadoba waynu ka baranaynaa horta waa ta koowade in la sameeyo isbadalo Deg-Dega dhinac walba o nolosha ah o ay dawlada iyo culumaduba gadhwayn ka yihiin taas o culays kasta dhabarka lo dhiganayo si dadkeena iyo dalkenuba u horumaro.
Wata labaade in aynu ka barano raysal wasaare abiy sida wanaagsan e wakhtiga yari ku jiro e u gu dhamayay hawlahaas cul culus dadkena iyo dawladenaba dhibka ina haystaa waa
wakhtiga o aynu iska lumino iyada o laynaga doonayo isbadal isla markaasna hawlo culus ina
sugayaaan iyo waliba waxaynu ka baran karaynaa qodobo kale o fara badan.

ALLA MAHAD LEH ALLA MAHAD LEH ALLA MAHAD LEH

BY: Mohammed Adam Hassan
Engineer and Politician Researcher And writer
Hogaan IYO Horumar.
DOORO HOGAAMIYE WANAAGSAN OO HORUMAR KEENI KARA
IYO ISBADAL DUNIDANA INA GAADHSIIN KARA.
E-MAIL: moadam203@gmail.com
Tell: 0634394700.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


DAAWO: SULDAAN CABDIRAXMAAN AADAN MAXAMED OO BAAQ NABADEED BEELAHA CEELAFWEYN U DIRAY + FARIINTA XUKUMADA
Halka Ka Daawo: Muuqaalo Garoonka Cusub Ee Cawayska Caynaba Ee Laga Hirgaliyey Magaalada Caynaba
Qaabkii Madaxweyne Muuse Biixi Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Guinea
Halkan Ka Daawo:Ma U Baahan Tahay Dhismayaal Kiro Ah Oo Ku Yaala Magaalada Burco
Halkan Ka Daawo:-Qiso Cajiiba:-Sidee Buu Ku Xushay Lamaanihiisa Proff Cabdilaahi Maxamed Ducaale Gabaydhe Oo Ah Nin Araga Iyo Gacmaha Naafo Ka Ah
Halkan Ka Daawo:Muuqaalo Laga Duubay Goobaha Ugu Quruxda Badan Somaliland Ee Wado La,aantu Godoomisay
Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
Xidigaha Geeska Oo Hees Cusub Uqaaday Xisbag Kulmiye 2019
WAREYSIYO