Thursday August 06th, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Gobollad barri iyo Galbeedka Jamhuuriyad Somaliland Dooda Saami-qaybsigu waa gar-tood ee gar-darro kuma ah ?

0
Sunday September 08, 2019 - 08:08:32 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 409
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gobollad barri iyo Galbeedka Jamhuuriyad Somaliland Dooda Saami-qaybsigu waa gar-tood ee gar-darro kuma ah ?

    Gobollad barri iyo Galbeedka Jamhuuriyad Somaliland Dooda Saami-qaybsigu waa gar-tood ee gar-darro kuma ah ?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gobollad barri iyo Galbeedka Jamhuuriyad Somaliland Dooda Saami-qaybsigu waa gar-tood ee gar-darro kuma ah ?

Waa mid mudanin la dhegaysto la soo dhaweeyo la dhugtodhamaanba gobolada iyo degmooyinkaJamhuuriyad Somaliland eeka biyo-diidsan Hananka Kuraasta lagu qaybiyeyee Golaha wakiiladamarkaan lagu galay doorashadii 2005 , doorasho danbe oo la qabatay aanay jirin oo Golah wakiilada ah .Doorashada 2005 iyo qaacida lagu galay ma aheyn midlaga soo shaqeeyay oomarkaan laysku raacaysidaan ku noqonaysa mid rasmiga ahmarwal iyo mar kast oo doorasho Golaha wakiilad , timaadola adeegsan doonolaguna dhaqmi doono.Hasayeesha qaacidad iyada ahi waxay ahayeyd mid loo arkay xaalka markaa jiray in wax lagu yagleeloka dib na laga shaqeeyohanaan wanaagsan oo hufan oo mug iyo misaan leh ooguud ahaanJamhuuriyada Somaliland isu dheeli tiraaya .

.

Nasiib-darrad weyn ee dhacaday waxa ay tahayGoliihiwakiilada ee lagu soo doortayqaacidada aan rasmiga aheyn ee lagu waday inaydoorashadood ka dib kashaqeeyaanXeerarka iyosharciyada loo bahan yahay ayaa noqday kuwo ku guul-dareystay waxay shaqadoodu aheyd.

.

Sidda oo kale waxa iyaddun si la mid ah guul-darrad golah wakiilada oo kale ku dhaqaaqay Xukumadii xiliga joogtay ee Daahir Riyaale kaahin iyo Xukumadii kale ka danbeysayee Axmed siilaanyo mid koodaaanu xil iska saaraniunnadhaqaaqinwax ka qabshad iyo ka soo bixidakaalinta ah qaacidada Saamiga bud-dhigeedu yahay haddana xukumada Joogta aanay iyadunnadhegaha aad uga fureysanayso iskuna dayey so inay is dhaafiso siddii xukumadii horebalse ay adag tahay in lagga yeelo sidda hadda xaalku u suxul duuban yahay , dareen aad u dhawaaq dheer iyo ummada oo u diaar ah inay wax kast ku bixisa ay diyaar yihiin .

.

Dooda wakhtigeedi dhaafatay ee Maanta si xoogan in loo lafo-gureGobollad Bariga iyo Galbeedku ba doonayaan ?

.

Doodan iyadda ahi waa mid aad iyo aad u muhiim ahQaranka guud ahaantii, waanna mid loo bahan yahay in sidda dhabta ah loodhegeysto, loo dhugtolooguna dhaqaaqodhabad tooska ah eelagu heli karrojawaabta saxda ee ay u baahan tahay mudan tahay in lagudhameeyo .

.

Waa dood in badan lays dhaafinayeyla sika idho tirayeydib loo dhigay , xalado kale iyo xeelado kale oo aan muhiim aheyn lagu gudbayey balse Maanta ay soo dhaaatay in lagu daaweeyo hadal iyo dood jabban oo aan waxtar u yeelaneyn . Marka ay halka xaalku uu maraayowaxa la gudboon Madaxda Qarankaku dhamaantood inaywajahan doodan iyadah sidda ugu wanaagsan ee waajibkeeda lagu gudan karro looganna soo bixi karroku dhaqaaqaniyadd oo meer –meer iyo dib u dhigis iyo hadal aan meel wax ka qabaneyn lagga fogaanaayorunta iyo xaqiiqda lagu hiranaayo.

.

Waa kaalinaad ugumuhiim ah Qaranka dhismidaqodobka ay doodani kuqotontoammabud-dhigeedu yahaysida marka ay tahay dayac iyo xagal daacu ma ah mid ka yimi BulshaddaGobolada Bariga iyo galbeed Jamhuuriyada SomalilandwaaMadaxdaQaranka ooka soo bixi la,aa buuxinta iyo dhamestir kaalma Muhiim u ah dhimaha Qaranka15 sandood intaa naay Gobolada Barri iyo galbeed ba bulshadoodmuujisaysamir iyo dulqaad aad u laxaad lehlaakiin Maanta doonaya dooda iyo qodobkeeda muhiim ka ah inay ka soo dhalalan meel marintiisa , waannau tagaan yihiin .

.

Marka sidda ay uga so bixi lahayeen waa mid u gaar ah Madaxda Qarankaoo ugu horeeyo Madaxweynahaiyo XukumadiisaGolaha Guurtida ,Golaha wakiiladaXisbiyada QarankaAqoon-yahan Gobolada Jamhuuriayad SaomalilandDa,yartaSiyaasintaDhex-dhexadka h iyo kuwa madax Banaan .

Qisdiga iyo gundhiga ay leedahay Saami qaybsiga iyo qaacidadsaxda ah oo la gaadha waahaybad iyo heykalka Qaranka jamhuuriyad Somalilandoo dhisma isla markaan sii adag oo mug iyo xadiid ah usii adkaanaya .Cid gaar ah u daawo iyo sad-dheeraysi u tahayma jirto marka lagu eegoamma lagu miisaamo Isha Caafimaad ka qabtaiyo caqligawaaagsan ee maangalka.

Waxa aan aadu soo dhaweynaaydoodah iyaga ahee Qaacidad saamiga oo GoboladaAwdal iyo Salel Bulshadoodqaybo ka mid ah aad xoog u saarayaan inaydareenkood la wadaag Madaxda Qaranka iyo dhamaanba goboladda kale Dalka iyaguna la mid kasiddannaBulshadda,Awdal iyo salel la qadiyad ahsiddaBuuhoodle Sooliyo badhanTaleexiyo Sanaag ba .

Waxa aan rajenaya in la isla aqoonson –doono muhiimad iyo qiimah ay leedahayQaacidad saxda ah ee lagu qaybinaayo Doorashad golah wakiiladajamhuuriyada Somaliland iyo Qiimaha iyo Sharafta ay Qaranka jamhuuriayad Somaliland iyo Ummadeeddhinac kast oo nolasheen ah iyo dhexdeen ah b waxtar iyo qaderrin iyo midho-dhal dhaxal gal ah ugu yeelanayso . ha lagu dhiirado ayan leeyahayarintan xaas-xaasiga ah eemug iyo miisaanka leh .

Waa Bilaahi Towfiiq

Abokor I Mohmud

[email protected]

fikradaxorta ah ee Muwaadinka



Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
Halkan Ka Daawo: FULL BARNAAMIJ Dabaaldega Ciidanka Melateriga Ee Ku Sugan Gobolka Togdheer Oo Si Cajiiba Usoo Bandhigay Awoodooda Ciidan.
DAAWO: ABWAAN AADAN DIGAALE OO GABAYO CAJIIB AH RIRIYAY KUWAAS OO ISUGU JIRA NABADA JACAYLKA IYO ARIMO KALE WARAYSI DHEER OO LALA YEESHAY
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland 2019.
WAREYSIYO