Sunday September 15th, 2019
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Jihada Salaada Masaajidyada Somaliland Waa Khalad Qore Khadar Ibrahim

1
Monday September 09, 2019 - 08:43:13 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 206
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jihada Salaada Masaajidyada Somaliland Waa Khalad Qore Khadar Ibrahim

    Jihada Salaada Masaajidyada Somaliland Waa Khalad Qore Khadar Ibrahim

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xayeysiis Banaan
Jihada Salaada Masaajidyada Somaliland Waa Khalad Qore Khadar Ibrahim Asalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaato.

Waxaanjeclada in la wadaago bulshoweyntasoomaaliyeed arintan aad u muhiimsan,, waana salaada.

Salaadu waa rukun k mid ah arkaanta islaamka ,hadii khal khal galona waa halis, in mudo ah waxaan baadheyay masaajidyada Somalilandkhaasatan hargeysa hadii qiblada ay saxsan tahay, waxaana arkay in ay khaladan yihiin qaabka lagu qiyaasay qiblada makka…badankood waxay ku qiyaasan waqooyie , ta saxda ah waa waqooyie galbeedoo qofku in u leexdo dhinaca galbeed wax yar,, taasna waxa cadeynasa GPRSqiblada soo saara oo aad kazoo download gariin karto mobilkaaga .

Arintan ma sahlana waxaana jeclaaday in imamyada masaajid yada ay salaadooda saxaana oo ay qiblada GPRS ku arkaan kadibna safafka saxaan xaga qiblada saxsan.

Hadii arintan la dhel dhelsado ogow salaadaadu waa ka kac ,dad jiho khaldan ku tukada salaadoodu waa baadil weeye sida ay culamadu islaamku yidhahdayn.

Masaajid yada hargeysa sida Cali mataan, masjid jaamaca, iyo kuwa kale qibladoodu waa khalad.

Waa iga waano in bulshoweynta Somaliland iyo soomaaliyeed ba in ay masaajidyadooda saxaan oo salaadoodu ay khalad galin.

Qore khadar Ibrahim

Khadar338@hotmail.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


DAAWO: SULDAAN CABDIRAXMAAN AADAN MAXAMED OO BAAQ NABADEED BEELAHA CEELAFWEYN U DIRAY + FARIINTA XUKUMADA
Halka Ka Daawo: Muuqaalo Garoonka Cusub Ee Cawayska Caynaba Ee Laga Hirgaliyey Magaalada Caynaba
Qaabkii Madaxweyne Muuse Biixi Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Guinea
Halkan Ka Daawo:Ma U Baahan Tahay Dhismayaal Kiro Ah Oo Ku Yaala Magaalada Burco
Halkan Ka Daawo:-Qiso Cajiiba:-Sidee Buu Ku Xushay Lamaanihiisa Proff Cabdilaahi Maxamed Ducaale Gabaydhe Oo Ah Nin Araga Iyo Gacmaha Naafo Ka Ah
Halkan Ka Daawo:Muuqaalo Laga Duubay Goobaha Ugu Quruxda Badan Somaliland Ee Wado La,aantu Godoomisay
Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
Xidigaha Geeska Oo Hees Cusub Uqaaday Xisbag Kulmiye 2019
WAREYSIYO