Sunday September 15th, 2019
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Waa hadimo qaran Dal iyo xukuumad sad-bursiimo loogu naasnuujinaayo beel keliya.

0
Monday September 09, 2019 - 18:07:42 in Maqaallo by Wariye Khaliil Barre
  • Visits: 199
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waa hadimo qaran Dal iyo xukuumad sad-bursiimo loogu naasnuujinaayo beel keliya.

    Waa hadimo qaran Dal iyo xukuumad sad-bursiimo loogu naasnuujinaayo beel keliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xayeysiis Banaan
Waa hadimo qaran Dal iyo xukuumad sad-bursiimo loogu naasnuujinaayo beel keliya.
Maanta shirkadihii dalka uga waynaa, sida telesom, si toos ah ayey xukumadii, uga sheegtay inay khald tahay in koota lugo xidho xadhigga internetka viper optic ee djibouti laga soo jiidayo markay iyadu tidhe waan awoodi karayna inaan soo jiido oo berbera keeno.

Waxa sido kale loo diiday in ay golis boosaaso keento hadaba su'aasha isweydiinta lihi waxa weeye Maxaa somecable loogu ogolaaday oo aan ahayn in ay madaxweynaha somaliland isku reer yihiin mulkiilaha shirkadaasi.
Maxaa maanta fooxi laga keenay bari, loo hor istaagay oo dhowr cashuurood loogu soo rogay,


Maxaa xoloohi burco loo yidhi wixii cashuur ah berbera ayaa lagaga qaadaya, si kabka berbera uga bato ka burco, oo ganacastado uuga wareegaan.
Madaxweynuhu wuxuu madaxtooyadii u raray xaafadiisa sido kale janankii ugu sareeyey ciidanka qaranka ku leeyahay beelihii darafyada cashuurtayada ku nooshihiin ,foolxumada halka ka soo socota waxa lays weydiinaya beeshu waxan miyey isla wada qaadatay oo waa waxay ku wada socdaan.
Waxay bulshadu isweydiinaysa sababta ay arrimahan foosha xun uga dhex dhacayan xukuumadda maanta jirta.
Xilalka ugu badan wuxu madaxweynuhu siiyey beeshiisa waxaana sido kale ay qaateen qandaraasyadii qaranka oo dhan.

Qodobada ay bulshadu ka cabanayaan waxa ka mid ah.
1)sameroon iyo ciise, iyo harti Sida loo la dhaqameyo, oo la yidhe cashuurtii ayaa naga cuuntaan.
2)Waxa garxajis ka booday Xilaalka oo dhan ee ay buuxsatay beesha madaxweynuhu.
3)Xishoodka habar jeclo - in loogu hanjabo ma la shiri kartaan garaxajiis.
4) Xisbiyadii qaranka oo la yaaban habdhaqanka xun marku ergi gaar ahi yimaadana lana heshiinayo marka uu tagana baarlamaanka la faro inuu ka baxo heshiiska.
5)Ganacasatadii wa waynayd oo yabaan, telesom, asli, indho deero, dhinac na kootada looga xidhayo dhinacna lagu tacadiyayo.
6)Culimadii diinta ayaa qaylinaysa waxaana hadalada laga guntay ka mid ah - Adan siiro wuxu yiidhi waa la isku bakhtiyayaa.
7)Madaxdhaqameedkii oo la xidh xidhayo la aflagaadeynayo sida boqorro la xidhay waynu ognahay buurmadaw waa tii la xidhay oo hadana hadalada laga daba lahaa.
8) Dawladihii jaarka aynu ahayn ayaa yaaban oo ethiopia waatii tidhi argagixisada ayaa naga soo gasha xaga somaliland.
9)Wasaaradihii dalka oo isku buuqsan oo kala garan waayey xilkoodii cashuuro kala duwan oo is barkan oo wasaarad kastaa ganacsatada dalka oo loo xanibayo ganacsigii xawliga u soconayey ee dalka dhexdiisa.
10)Waxa dalkii laga eryey haayadihii.
11)Beelo gaar ah ayaa ganacsigoodii la dhiirigelinayaa cashuur dhaafna loo samaynaya mashaariicdii dalkana la siinayaa.

Waxa la isweydiinaya beesha madaxweynuhu miyey qaban kariweyday mise way kula socdaan waxa dhacaya.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


DAAWO: SULDAAN CABDIRAXMAAN AADAN MAXAMED OO BAAQ NABADEED BEELAHA CEELAFWEYN U DIRAY + FARIINTA XUKUMADA
Halka Ka Daawo: Muuqaalo Garoonka Cusub Ee Cawayska Caynaba Ee Laga Hirgaliyey Magaalada Caynaba
Qaabkii Madaxweyne Muuse Biixi Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Guinea
Halkan Ka Daawo:Ma U Baahan Tahay Dhismayaal Kiro Ah Oo Ku Yaala Magaalada Burco
Halkan Ka Daawo:-Qiso Cajiiba:-Sidee Buu Ku Xushay Lamaanihiisa Proff Cabdilaahi Maxamed Ducaale Gabaydhe Oo Ah Nin Araga Iyo Gacmaha Naafo Ka Ah
Halkan Ka Daawo:Muuqaalo Laga Duubay Goobaha Ugu Quruxda Badan Somaliland Ee Wado La,aantu Godoomisay
Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
Xidigaha Geeska Oo Hees Cusub Uqaaday Xisbag Kulmiye 2019
WAREYSIYO