Wednesday January 22nd, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Mugdiga kasoo ifbaxay wasaaradda maaliyadda

0
Tuesday September 10, 2019 - 11:29:12 in Wararka
  • Visits: 655
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Mugdiga kasoo ifbaxay wasaaradda maaliyadda

    Mugdiga kasoo ifbaxay wasaaradda maaliyadda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xayeysiis Banaan
Mugdiga kasoo ifbaxay wasaaradda maaliyadda Somaliland waa qaran lawada leeyahay oo lagu abqaalay dhiiga geesiyaal maanta inaga hooseeya , geesiyaashaaasi waxay udhinteen in la helo wadan xor ah oo ay u simanyihiin muwaadiniintiisu dhib iyo dheefba , waxay ka dagaalameen dulmi noocyo kala duwan ahaa , hadaba maanta ma gaadhnay cadaalad ahaan halkii aynu u halgamaynay
Wasaaradda Horumarinta Maaliyaddu waxay ka mitahay wasaaradaha lafdhabarta u ah qaranka , laakiin hada waxay isu bedeshey goob lagaga aar goosto muwaadiniinta aan kasoo jeedin qoyska madax weynaha .
Wasaaraddu waxay ka koobantahay 14 waaxood 7 ka mid ah waxaa haysta qoyska madaxweyne biixi , todobada soo hadhay intoodada badan waxaa ku xigeena ka ah qoyska madaxweyne biixi
Waxaan iyaga ka hadal lahayn madax qaybeedada wasaarada oo aynu odhan karno bulshada kale ee reer somalilalnd waa kow iyo laba
Habar awal
Waaxda Qolada Magaca
1) W/Maamulka iyo lacagta Sacad muuse Xuseen xasan cabdi
2) W/ Cashuuraha beriga Sacad muuse Cabdisalaan busi
3) W/ IT/IFMIS Sacad muuse Amiin abshir timo cad
4) W/ Iibka / procurement Sacad muuse Bahja yuusuf
5) W/ PFM Sacad muuse Xasan dheere
6) W/ Shuruucda Ciise muuse Hibaaq guled
7) W/ Adeega maaliyadda iyo ganacsiga gaarka loo leeyahay Ciise muuse Mukhtar cabdi cilmi
<br /><div id=
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland 2019.
FULL BARNAAMIJ: CALEEMA SAARKII CAAQIL MAXAMED CAAQIL CABDI ISMAIL OO KA DHACAY DEGAANKA LAASDOOMARE EE GALBEEDKA GOBALKA SANAAG
FULL BARNAAMIJ : SOO DHAWEYNTII XAFLADII BILAYD IYO HADAL JEEDINTII JAALIYADA IYO SIYAASI MAXAMUUD XAASHI MUNAASIBADII SOO DHAWEYNTA EE LONDON EE MUSHARAX KULMIYE M X C
FULL,Barnaamij Xiiso Badan Ciyaaro dhaqamed Heesa iyo Kooxda Habara
DAAWO FULL KHUDBAD: WASIIRKA ARIMAHA GUDAHA SOOMALILAND OO ARIMO BADAN KA HADLAY
Full Barnaamij Dhagaxdhiga Iyo Bilowga Wadada Isku Xidha Gobolada Buuhoodle Iyo Saraar
DAAWO: FULL KHUDBADII SIYAASI MAXAMUUD XAASHI KA JEEDIYAY MUNAASIBAD WEYN OO DALKA SWEDEN CAASIMADA STOCKHOLM LOOGU SAMEEYAY
WARGALIN DAAWO: SIYAASIGA WEYN EE MAXAMJJD XAASHI CABDI OO KUSOO JEEDA WADANKA JARMALKA IYO JAALIYADA DALKAAS EE JSL OO SOO DHAWEYN MUGLE U DIYAARIYAY
OGEYSIIS UBAXLE LEGAL ADVICE and ACCIDENT CLAIM
DAAWO: SULDAAN CABDIRAXMAAN AADAN MAXAMED OO BAAQ NABADEED BEELAHA CEELAFWEYN U DIRAY + FARIINTA XUKUMADA
WAREYSIYO