Wednesday January 22nd, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

"Dalkani Uma baahna Hogaamiye iin leh ee Waxuu ubaahanyahay Hogaamiye asturan"By Cabdirisaaq Caateye.

0
Tuesday September 10, 2019 - 22:37:25 in Maqaallo by Hargeisa Head OFFICE
  • Visits: 474
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Dalkani Uma baahna Hogaamiye iin leh ee Waxuu ubaahanyahay Hogaamiye asturan"By Cabdirisaaq Caateye.

    waxaan arkayaa illaa xalay dad baraha bulshada kusoo boobaya sawirada maxamuud xaashi cabdi, iyagoo Soo qaadanaya kursiga uu ku fadhiyo iyo waxyaala lamida,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xayeysiis Banaan
waxaan arkayaa illaa xalay dad baraha bulshada kusoo boobaya sawirada maxamuud xaashi cabdi, iyagoo Soo qaadanaya kursiga uu ku fadhiyo iyo waxyaala lamida,

kuna tilmaamaaya inuu yahay madaxwaynihii lixaad ee qaranka, taas oo macnaheedu yahay waa qofka muuse biixi cabdi madaxwaynaha hada talada haya ku xigi doona hadii Alla idmo,

bulshadaa taageersan maxamuud xaashi waan ku tixgalinayaa fakarkooda iyo aragtidooda, inkastoo ay u badnaayeen dad reer ahaan ku taageersanaa, hadana ka jiidhi maayo tooda lkn anigu ma qabo dalkani inuu ubaahanyahay maxamuud xaashi cabdi iyo wax lamida toona


fakarkayga iyo aragtidaydu waxay illeeyihiin Maxamuud xaashi Cabdi Maaha nin ku haboon xilka madaxwaynaha, Sababta oo ah maaha Hogaamiyihii qarankani ubaahnaa, waayo, waxaynu nahay qaran Yar oo Soo koraya, duruufo badanina ku hareeraysanyihiin, una baahan bisayl siyaasadeed oo been ka fog, Harumar dhab ah oo hanti urursi ka dheer.

waxaynu ubaahanahay qof aan ciilqabin oo caafimaad qaba, bulshada reer Somaliland oodhamina ay isugu mid tahay oo aan kala xigtaysan sidoo kalena aan kala faquuqin, waxaynu ubaahanahay hogaamiye ina ururiya lkn aan inaga urursan, waxaynu ubaahanahay hogaamiye inoo dedaala lkn aan danleey ahayn, waxaynu ubaahanahay hogaamiye ina danaynaya lkn aan inagu danaysan.

mayahay maxamuud xaashi kaa ay umadani ubaahantahay, waa May Jawaabtu, waayo, shalay "laba sano ka hor buu madaxwayne dadban ahaa" maaha nin anagu cusub waa nin aynu aad uwada garanayno, shalay Maantuun baa ka danbaysaye mid sideeya buu ahaa, wuxuu ahaa Hogaamiyihii Beenta iyo Boobka, Waxuu ahaa afmiishaarkii abriska ahaa, Waxuu ahaa Waxuu ahaa Waxuu ahaa......, Suuragalmaaha in isaga iyo waxii lamidda ba loo cimaamado talada dalka, Haddii in uun uu dareen umadeed jiro, oo damiir leh oo kala Saari karaya dadka iyo bahalka.

Cidkasta oo qarankan Rajo ka lehi Waxaan umalaynayaa inaanay taageeraynin cid dadkan masaakiinta ah ee dulmigu naafeeyay ee Basta ah ee Koran koradu ku habsatay inaanay ku eegayn mid isasii kaba raaciya oo kiishkiisa mar labaad kabuuxsada.
Allaah mahadleh

by Cabdirisaq Caateeye
Contact:cabdicase85@gmail.com

Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland 2019.
FULL BARNAAMIJ: CALEEMA SAARKII CAAQIL MAXAMED CAAQIL CABDI ISMAIL OO KA DHACAY DEGAANKA LAASDOOMARE EE GALBEEDKA GOBALKA SANAAG
FULL BARNAAMIJ : SOO DHAWEYNTII XAFLADII BILAYD IYO HADAL JEEDINTII JAALIYADA IYO SIYAASI MAXAMUUD XAASHI MUNAASIBADII SOO DHAWEYNTA EE LONDON EE MUSHARAX KULMIYE M X C
FULL,Barnaamij Xiiso Badan Ciyaaro dhaqamed Heesa iyo Kooxda Habara
DAAWO FULL KHUDBAD: WASIIRKA ARIMAHA GUDAHA SOOMALILAND OO ARIMO BADAN KA HADLAY
Full Barnaamij Dhagaxdhiga Iyo Bilowga Wadada Isku Xidha Gobolada Buuhoodle Iyo Saraar
DAAWO: FULL KHUDBADII SIYAASI MAXAMUUD XAASHI KA JEEDIYAY MUNAASIBAD WEYN OO DALKA SWEDEN CAASIMADA STOCKHOLM LOOGU SAMEEYAY
WARGALIN DAAWO: SIYAASIGA WEYN EE MAXAMJJD XAASHI CABDI OO KUSOO JEEDA WADANKA JARMALKA IYO JAALIYADA DALKAAS EE JSL OO SOO DHAWEYN MUGLE U DIYAARIYAY
OGEYSIIS UBAXLE LEGAL ADVICE and ACCIDENT CLAIM
DAAWO: SULDAAN CABDIRAXMAAN AADAN MAXAMED OO BAAQ NABADEED BEELAHA CEELAFWEYN U DIRAY + FARIINTA XUKUMADA
WAREYSIYO