Saturday November 23rd, 2019
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Dawlada Imaaradka Carabta Oo Qaaday Talaabo Ay Kaga Jawaabayso Warar Been Abuura Oo Warbaahinta Caalamku Kaga Faalootay Saldhiga Meletery Ee Dawlada Imaaradka Carabtu Ka Dhisanayso Magaalada Berbera(Sawiro)

0
Tuesday September 17, 2019 - 10:43:33 in Wararka by Wariye Tiriko
  • Visits: 4995
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 2
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawlada Imaaradka Carabta Oo Qaaday Talaabo Ay Kaga Jawaabayso Warar Been Abuura Oo Warbaahinta Caalamku Kaga Faalootay Saldhiga Meletery Ee Dawlada Imaaradka Carabtu Ka Dhisanayso Magaalada Berbera(Sawiro)

    (BurcoOnline.com)Madaarka Diyaaradaha Ee Magaalada Berbera Waxaa Kasoo Degtay Diyaarad Khaasa Oo Laga Leeyahay Wadanka Imaaraadka Carabta,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xayeysiis Banaan
(BurcoOnline.com)Madaarka Diyaaradaha Ee Magaalada Berbera Waxaa Kasoo Degtay Diyaarad Khaasa Oo Laga Leeyahay Wadanka Imaaraadka Carabta, Diyaaradan Ayaa Siday Saraakiil Ciidan Iyo Qalab Kale Oo Lagu Dhisaayo Madaarkaasi,

Garoonkan Oo Ay Gacanta Ku Hayso Dawlada Imaaradka Carabta Isla Markaana Ay Doonayso Inay Ka Dhigato Saldhig Miletery Ayaa Muran Ka Dhashay Kadib Markii Madaxweynaha Somaliland Jeediyey Khudbad Aanu Ka Fiirsan Oo Ku Saabsan Qaabka Loo Isticmaalaayo Madaarka Taas Oo Sababtay Inay Hadalka Madaxweynaha Siyaabo Kala Duwan Loo Turjuntay

Talaabadan Ay Qaaday Dawlada Imaaradka Carabtu Ayaa U Muuqata Miday Kaga Jawaabayso Warbixin Uu Baahiyey Televesionka Aljazeera Kaas Oo Sheegay Inay Dawlada Somaliland Ka Noqotay Heshiiskii Ay La Gashay Dawlada Imaaradka Carabta


Sawirka Jaamac Maxamed.
Sawirka Jaamac Maxamed.

Sawirka Jaamac Maxamed.



BurcoOnline.com
OGEYSIIS UBAXLE LEGAL ADVICE and ACCIDENT CLAIM
DAAWO: SULDAAN CABDIRAXMAAN AADAN MAXAMED OO BAAQ NABADEED BEELAHA CEELAFWEYN U DIRAY + FARIINTA XUKUMADA
Halka Ka Daawo: Muuqaalo Garoonka Cusub Ee Cawayska Caynaba Ee Laga Hirgaliyey Magaalada Caynaba
Qaabkii Madaxweyne Muuse Biixi Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Guinea
Halkan Ka Daawo:Ma U Baahan Tahay Dhismayaal Kiro Ah Oo Ku Yaala Magaalada Burco
Halkan Ka Daawo:-Qiso Cajiiba:-Sidee Buu Ku Xushay Lamaanihiisa Proff Cabdilaahi Maxamed Ducaale Gabaydhe Oo Ah Nin Araga Iyo Gacmaha Naafo Ka Ah
Halkan Ka Daawo:Muuqaalo Laga Duubay Goobaha Ugu Quruxda Badan Somaliland Ee Wado La,aantu Godoomisay
Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
WAREYSIYO