Wednesday October 23rd, 2019
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

maaha gorgor ee waa xuur

0
Saturday September 28, 2019 - 08:11:12 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 430
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    maaha gorgor ee waa xuur

    maaha gorgor ee waa xuur

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xayeysiis Banaan
maaha gorgor ee waa xuur
Ugu horrayn waxaan salaamayaa Burcoonline, kadib waxaan kahadlayaa wax gorgor lagu sheegay oo layidhi waxaa lagasoo qabtay deegaanka oog ee gobolka Saraar laguna soo bandhigay Burcoonline, burcoonline-na ay kasoo xigatey Bulshotv.

Horta sawirka lasoo bandhigay maaha Gorgor, galaydh, Dafto iyo Baqalye midna. Waa Xuur miskiina oo aan aaminsanahay in laysugu daray dil iyo been abuur.

Sada layaqaano Xuurtu kama tirsana bahda haadda aan kor kusoo xusnay ee hawada ka ugaadhsada ee waa haad dhulka oo keliya ka ugaadhasada oo afkeeda dheer wixii ay la gaadho intay ku qabato toos u leqda, laakiin ciddiyaha iyo afka midna wax kuma googoosato.


Ninkii haadka iyo dabeecadihiisa kala yaqaan wuu garan karayaa hadalka ninkan leh haadbaa isoo weeraray in wax badani ka qaldanyihiin sida:

  • 11 bay ahaayeen oo mid qudhaa igusoo degey inta kalena waa idulweehanaysey.
  • Anoo gacan bahalkii iskaga haya ayaan toogtey (bastooladna muusidane qori buu sitey ee garo)

    Ugu dambayn aniga way ii caddahay in arrintani tahay qalad. Waxaanse soo jeedinayaa cidda masuulka ka ah xayaawaanka iyo duurjoogta arrinkaa ha udhabba galeen, ninkaana hadduu qalad ka galay naflayda aan dhibka lahayn waa in lagula xisaabtamaa. Sidoo kale weriyayaasha wax kasta gorgor iskaga sheegayaa hayska hubsadeen aqoonna hawyeesheen waxay bulshada lawadaagayaan.
Maxamed-deeq


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


OGEYSIIS UBAXLE LEGAL ADVICE and ACCIDENT CLAIM
DAAWO: SULDAAN CABDIRAXMAAN AADAN MAXAMED OO BAAQ NABADEED BEELAHA CEELAFWEYN U DIRAY + FARIINTA XUKUMADA
Halka Ka Daawo: Muuqaalo Garoonka Cusub Ee Cawayska Caynaba Ee Laga Hirgaliyey Magaalada Caynaba
Qaabkii Madaxweyne Muuse Biixi Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Guinea
Halkan Ka Daawo:Ma U Baahan Tahay Dhismayaal Kiro Ah Oo Ku Yaala Magaalada Burco
Halkan Ka Daawo:-Qiso Cajiiba:-Sidee Buu Ku Xushay Lamaanihiisa Proff Cabdilaahi Maxamed Ducaale Gabaydhe Oo Ah Nin Araga Iyo Gacmaha Naafo Ka Ah
Halkan Ka Daawo:Muuqaalo Laga Duubay Goobaha Ugu Quruxda Badan Somaliland Ee Wado La,aantu Godoomisay
Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
WAREYSIYO