Friday May 29th, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market

Muuse Biixi Waa; Fadhiidku kufitaanka ma daayo, Hooyadiina Habo madeeyso; kaasi waa muuse bihi; bye fuaad maxamed qawdhan london

0
Sunday September 29, 2019 - 20:57:02 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 436
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muuse Biixi Waa; Fadhiidku kufitaanka ma daayo, Hooyadiina Habo madeeyso; kaasi waa muuse bihi; bye fuaad maxamed qawdhan london

    Muuse Biixi Waa; Fadhiidku kufitaanka ma daayo, Hooyadiina Habo madeeyso; kaasi waa muuse bihi; bye fuaad maxamed qawdhan london

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muuse Biixi Waa; Fadhiidku kufitaanka ma daayo, Hooyadiina Habo madeeyso; kaasi waa muuse bihi; bye fuaad maxamed qawdhan london
Maog tahey akhrisoow ;ilamaha yar, ee fadhi barradka ahi ma daayo kufitaanka , hooyadiina ma deeyso soo habo; taas waxaa ka dhigan muuse biixi.

muuse bulshada weyn ee somaliland waxeey u taqannaa inuu inuu yahey , nin mucagagga oo kaligii taliye ah , oo aan cidna dhageeysan, oo walliba dagaal oogaa, (2 sano oo dhodhow buu uu muuse uu tallada dalka heyey, labadaa sano somaliland waxaay gashey halkii ugu liitatey ee tariikhda somaliland (ABID) ay soo marto, illaa xiligii engriiska.



Muuse biixi; waxuu noqdey walee madaxweynihii ugu baal madowabaa ee soo mara somaliland, waxuu dalkii galiyeey qabylaad collaaad dalkii oo kalla xidhan bari iyo galbeed, isla markaana barigii somalilnd bulshada ku nool waxuu ku beerey collaad dhaqala xumo , waxbrasho laan

xitaa ciidanka qaranka somaliland waxaa uu galiyeey shaki badan oo uu isaga iyo odaga badowga ah taani aay ku kalla rideen ciidanka qarrana, dhanka kale.
 
Burco waxii bari ka xiga wax babuur oo ganacsiyi ma taggaan, waxaas oodhan wuu ugu talla galley, anigu magaranayo waxuu ka waada ama waxii faaiido ugu jiirra arinkaas, waa tuug beenaale ah, oo xanuusanaya, qofka maskaxda ka wallan waxaa lagu gartaa , si khaldan buu wax u wadda ama u fakirraa, ilaa uu dad kalla qabiye mooyaane maba gamo habeenkii.

Tusaale ahaan, markuu hadlaayo qud badiisa waxaa u dhigaa , in uu bulshada somaliland qaarkood ka dhigto cadow, taas baa idiin ah markhaati cad ee aad wadda og tihiin, maan sheeeg dadka la cuna dalka ama ku tageera qabiiil.

Hadaba dalka somaliland hadii uu sidaaas ku sii socdo ama ninkan wallan ee muuse biixi aad qurraan saari weydaan i walaahi meel wallan dalku ku dabeen doono.

waxaasna waxaa ugu wacan oo uu maqlaa 4 nin oo tajiira oo ku yidhaada dalka sidaan dooneyno u maamul, 4 taasna waxaa kamidda.

1) dahabshiil
2) indhodreeo
3) ina awosiciid
4) iyo islaanta uu qabo madaxweynaha jabuuti.

Hadaba anigu waxaan u sheegayaa ineey been ku noolyihiin somaliland anigaa iska leh talllada illaaheybaana shaqeeysa, somaliland walahi inaan ugga tageen 4 tajiira iyo muuse biixi.

waxaa qorrey fuaad maxamed qawdhan arimaha bulshada
facebook fuaad qawdhan
00447383135563
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
Halkan Ka Daawo: FULL BARNAAMIJ Dabaaldega Ciidanka Melateriga Ee Ku Sugan Gobolka Togdheer Oo Si Cajiiba Usoo Bandhigay Awoodooda Ciidan.
DAAWO: ABWAAN AADAN DIGAALE OO GABAYO CAJIIB AH RIRIYAY KUWAAS OO ISUGU JIRA NABADA JACAYLKA IYO ARIMO KALE WARAYSI DHEER OO LALA YEESHAY
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland 2019.
FULL BARNAAMIJ: CALEEMA SAARKII CAAQIL MAXAMED CAAQIL CABDI ISMAIL OO KA DHACAY DEGAANKA LAASDOOMARE EE GALBEEDKA GOBALKA SANAAG
FULL BARNAAMIJ : SOO DHAWEYNTII XAFLADII BILAYD IYO HADAL JEEDINTII JAALIYADA IYO SIYAASI MAXAMUUD XAASHI MUNAASIBADII SOO DHAWEYNTA EE LONDON EE MUSHARAX KULMIYE M X C
FULL,Barnaamij Xiiso Badan Ciyaaro dhaqamed Heesa iyo Kooxda Habara
DAAWO FULL KHUDBAD: WASIIRKA ARIMAHA GUDAHA SOOMALILAND OO ARIMO BADAN KA HADLAY
WAREYSIYO