Sunday January 26th, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Gud: gudida hantidhawrka ee Xisbiga Waddani Xassan Xuseen Maxamed " Codyare " ayaa shaaca ka qaaday warbixin uu si daahfuran Shirka golaha dhexe ugu soo bandhigay taasoo muujinaysa in xisbiga waddani la ciircìiraayo dhibaato wayn oo dhaqaale

0
Tuesday October 01, 2019 - 17:55:05 in Maqaallo by Wariye Khaliil Barre
  • Visits: 559
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gud: gudida hantidhawrka ee Xisbiga Waddani Xassan Xuseen Maxamed " Codyare " ayaa shaaca ka qaaday warbixin uu si daahfuran Shirka golaha dhexe ugu soo bandhigay taasoo muujinaysa in xisbiga waddani la ciircìiraayo dhibaato wayn oo dhaqaale

    Gud: gudida hantidhawrka ee Xisbiga Waddani Xassan Xuseen Maxamed " Codyare " ayaa shaaca ka qaaday warbixin uu si daahfuran Shirka golaha dhexe ugu soo bandhigay taasoo muujinaysa in xisbiga waddani la ciircìiraayo dhibaato wayn oo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xayeysiis Banaan
Gud: gudida hantidhawrka ee Xisbiga Waddani Xassan Xuseen Maxamed " Codyare " ayaa shaaca ka qaaday warbixin uu si daahfuran Shirka golaha dhexe ugu soo bandhigay taasoo muujinaysa in xisbiga waddani la ciircìiraayo dhibaato wayn oo dhaqaale


Mudane siyaasi Codyage wuxuu shirwaynaha golaha dhexe waddani ugu baaqay lacag la'aanta ka jirta waaxda maaliyadda ee xisbiga in ay tahay tu saamaynteedu si walba utabantahay islamarkaana hadaan qorshe xisbi laga yeelan aan xisbigudoorashooyin si fudud ku gelikarin

Mudane Codyare oo warbixin dheer halkaa ka jeediyay ayaa Wuxuu carabka ku dhuftay meelo dhawra uu ka Iman jiray dhaqaalaha xisbigu waxaanu xusay Xassan xusseen cidda ugu gacanta waynayd ee uu ku tiirsanaa xisbigu uu ahaa qaadhaanka qurbajooga Xisbiga taageera, balse dhaqaalihii ay xisbiga ay siinjireen uu istaagay Xisbiga laga joojiyay

Qurbajooga Waddani ayaa xisbiga sanadkii ku taageerijiray lacag hal milyan oo dolor kudhaw balse sanadkan 10,000 oo dolor oo keliya laga hayo. Sida Siyaasi Codyare shirka ucadeeyay

Hantidhawrahani muu soo bandhigin qurbajoogu lacagtoodii sababtay xisbiga ugala maarmeen iyo waxa kuqasbay in ay sidaa yeeleen .

Nuxurka fariinta Warbixinta Hantidhawraha guud ee xisbiga waddani ayaa ku biyo shubanaysay, fahamka halkuu joogo heerka maaliyadeed ee xisbiga iyo sida uu uhooseeyo ee uu taxadka ugalay .wuxuu se#Codyareka badheedhay cidda iska leh masuuliyadda hoos kudhaca dhaqaale ee xisbiga tasoo uu eedeeda gorodda usudhay Hogaanka xisbiga waddani .



Waa Qalinkii Cabdi Sataar C/laahi Cali
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland 2019.
FULL BARNAAMIJ: CALEEMA SAARKII CAAQIL MAXAMED CAAQIL CABDI ISMAIL OO KA DHACAY DEGAANKA LAASDOOMARE EE GALBEEDKA GOBALKA SANAAG
FULL BARNAAMIJ : SOO DHAWEYNTII XAFLADII BILAYD IYO HADAL JEEDINTII JAALIYADA IYO SIYAASI MAXAMUUD XAASHI MUNAASIBADII SOO DHAWEYNTA EE LONDON EE MUSHARAX KULMIYE M X C
FULL,Barnaamij Xiiso Badan Ciyaaro dhaqamed Heesa iyo Kooxda Habara
DAAWO FULL KHUDBAD: WASIIRKA ARIMAHA GUDAHA SOOMALILAND OO ARIMO BADAN KA HADLAY
Full Barnaamij Dhagaxdhiga Iyo Bilowga Wadada Isku Xidha Gobolada Buuhoodle Iyo Saraar
DAAWO: FULL KHUDBADII SIYAASI MAXAMUUD XAASHI KA JEEDIYAY MUNAASIBAD WEYN OO DALKA SWEDEN CAASIMADA STOCKHOLM LOOGU SAMEEYAY
WARGALIN DAAWO: SIYAASIGA WEYN EE MAXAMJJD XAASHI CABDI OO KUSOO JEEDA WADANKA JARMALKA IYO JAALIYADA DALKAAS EE JSL OO SOO DHAWEYN MUGLE U DIYAARIYAY
OGEYSIIS UBAXLE LEGAL ADVICE and ACCIDENT CLAIM
DAAWO: SULDAAN CABDIRAXMAAN AADAN MAXAMED OO BAAQ NABADEED BEELAHA CEELAFWEYN U DIRAY + FARIINTA XUKUMADA
WAREYSIYO