Wednesday October 23rd, 2019
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Madaxweyne Muuse Biixi ma Abaalgudo ee Wuu Aargutaa, Somaliland waa Maskii Qoratada Qaatay, Ee haddii uu tufo indha beelayey, haddii uu liqana ku dhimanayey, Q1aad by W.H

0
Saturday October 05, 2019 - 08:12:06 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 426
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Muuse Biixi ma Abaalgudo ee Wuu Aargutaa, Somaliland waa Maskii Qoratada Qaatay, Ee haddii uu tufo indha beelayey, haddii uu liqana ku dhimanayey, Q1aad by W.H

    Madaxweyne Muuse Biixi ma Abaalgudo ee Wuu Aargutaa, Somaliland waa Maskii Qoratada Qaatay, Ee haddii uu tufo indha beelayey, haddii uu liqana ku dhimanayey, Q1aad by W.H

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xayeysiis Banaan
Madaxweyne Muuse Biixi ma Abaalgudo ee Wuu Aargutaa, Somaliland waa Maskii Qoratada Qaatay, Ee haddii uu tufo indha beelayey, haddii uu liqana ku dhimanayey, Q1aad by W.H Madaxweyne Muuse biixi la inooma qarin in uu yahay nin adag oo aan dhayal lagu soo loodin karin, haddii aanu nahay Beesha uu ka soo jeedana Markii aanu kala reebaynay isaga iyo Raggii kale ee beesha ahaa ee ku tartamayey Musharaxa xisbiga kulmiye ee ay ka mid ahaayeen Sh C/casiis Mohamed Samale,iyo Maxamed Biixi yoonis,waxa aanu ku xulanay ama ku dooranay Muuse waxa ka Mid ahaa ,haladayg, wax iska celin iyo in aanu cidna ka laaluushi doonin dalka,balse sidii aanu moodaynay may noqonin oo Haladaygii lagu Tuhmaayey wuu beenoobay, kadib markii ay Taladiisii ay ku soo ururtay in uu ka talaqaato 5 qof oo dhalinyaro ah oo ay hormuud u yihiin Xoghayntiisa gaarka ah Mr Mubaarik iyo Cabdi yuusuf Aar, Mulkiilaha Shirkadda Daabacaada ee Sagal-jet, taftaneey marba nin ku qabay ayaa islaan laga sheegayey,
Waxgaradkii iyo Aqoonyahankii Dalku lahaa waxa uu ka doorbiday Dhowr qof oo aan waayo arag ahayn balse Sacabka u jiibiya,
Iyaba waa kadeed kabadh ku oodnaaye kudkii bariga dhexe iyo kiiskii falastiin dheh,
Waxaa intaasiba ka sii daran sida aan kursiga dhayal looga qaadi doonin,waayo ma jiraan Xisbiyo Mucaaridda oo adag oo Bulshada Hanankara, mana jiraan Golayaal Qaran oo Xukuumadda Jirta la xisaabtami kara, sidaas darteed Somaliland Markii ay Muuse u codaysay Waxay la mid yihiin Maskii Qoratada Qaatay Haddii uu tufo wuu indho beelayaa, haddii uu Liqana wuu Ku dhimanayaa, Somaliland haddii ay Muuse Tufto oo ay Hogaamintiisa ka hor timaado, dalku wuu burburayaa ,haddii ay ka Aamusaana Dalku horumar gaadhi maayo, waxana ragaadin doonaa Musuqmaasuq, waa laba daran mid dooro,
Sideedabana muuse biixi Ma Abaalgudo ee wuu Aargutaa,
Waxan garanlaayahay cidda inakala badbaadin, gaar ahaan Taageerayaasha xisbiga wadani oo aaminsan in uu Muuse biixi Waxbadan ka tanaasulo,
Waxan idiinku soo bandhigi doonaa Qormooyinka soo socda waxa ay Aaminsanyihiin Muuse biixi iyo teamka Caydiga ah ee ku xeeran.
Wabillaahi towfiiq
By Waaberi Hussein



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


OGEYSIIS UBAXLE LEGAL ADVICE and ACCIDENT CLAIM
DAAWO: SULDAAN CABDIRAXMAAN AADAN MAXAMED OO BAAQ NABADEED BEELAHA CEELAFWEYN U DIRAY + FARIINTA XUKUMADA
Halka Ka Daawo: Muuqaalo Garoonka Cusub Ee Cawayska Caynaba Ee Laga Hirgaliyey Magaalada Caynaba
Qaabkii Madaxweyne Muuse Biixi Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Guinea
Halkan Ka Daawo:Ma U Baahan Tahay Dhismayaal Kiro Ah Oo Ku Yaala Magaalada Burco
Halkan Ka Daawo:-Qiso Cajiiba:-Sidee Buu Ku Xushay Lamaanihiisa Proff Cabdilaahi Maxamed Ducaale Gabaydhe Oo Ah Nin Araga Iyo Gacmaha Naafo Ka Ah
Halkan Ka Daawo:Muuqaalo Laga Duubay Goobaha Ugu Quruxda Badan Somaliland Ee Wado La,aantu Godoomisay
Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
WAREYSIYO