Tuesday May 26th, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market

Kolenayl Caarre waxa Cafin kara oo Kaliye Nusdambeedka Beesha Sacad Muuse Sida uu dhigayo Qodobka 98aad farqadiisa 3aad ee xeerka beesha Ee Shirkii Hoodaale, Madaxweyne Muusena Ma jabin karo Qodobkaasi by Garaadka

0
Monday October 07, 2019 - 08:58:01 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 2189
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 1
  • Share via Social Media

    Kolenayl Caarre waxa Cafin kara oo Kaliye Nusdambeedka Beesha Sacad Muuse Sida uu dhigayo Qodobka 98aad farqadiisa 3aad ee xeerka beesha Ee Shirkii Hoodaale, Madaxweyne Muusena Ma jabin karo Qodobkaasi by Garaadka

    Kolenayl Caarre waxa Cafin kara oo Kaliye Nusdambeedka Beesha Sacad Muuse Sida uu dhigayo Qodobka 98aad farqadiisa 3aad ee xeerka beesha Ee Shirkii Hoodaale, Madaxweyne Muusena Ma jabin karo Qodobkaasi by Garaadka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kolenayl Caarre waxa Cafin kara oo Kaliye Nusdambeedka Beesha Sacad Muuse Sida uu dhigayo Qodobka 98aad farqadiisa 3aad ee xeerka beesha Ee Shirkii Hoodaale, Madaxweyne Muusena Ma jabin karo Qodobkaasi by Garaadka Waxa aan shaki ku jirin in Beesha garxajis ee uu ka soo jeedo Ninka la yidhaa caarre iyo jabhaddiisuba ay Dagaal qaawan ku qaaday xukuumadihii ay gadhwadeenka ka ahaayeen Hogaamiyayaasha kala ah AUN Maxamed Xaji Ibrahim Cigaal iyo Muuse Bixi Cabdi oo labaduba Ku Abtirsada Beesha Habarawal, Sidaas darteed Caare iyo Beeshiisuba Cidda igu horreysa ee ay Gafka ka Galeen Waa Beesha Habarawal ee Ma'aha Qaranka Somaliland, Waayo Madaxweyne Daahir Rayaale iyo Madaxweyne Siilaanyo Marnaba Beesha Garxajis Dagaal kumay Qaadin Muddo Xileedkoodii,
Waxanay taasi kuu caddeynaysaa in Beesha garxajis ay Cadaawad fog u hayso Beesha Habarawal, mana garankarno Waxan ku mutaysanay Cadaawadaasi ,
Waxay guddidii Beesha Garxajis ee Ay horkacayeen Suldaan Maxamed Xirsi Qani iyo Suldaan Maxamed Suldaan C/qaadir ay ka dalbadeen Madaxweyne Muuse Biixi In Cafis u fidiyo Col.Caarre, hadaba Aniga oo ku hadlaaya Magaca Guddida Musdanbeedka Beesha Sacad Muuse ee lagu Dhisay Shirkii Hoodaale ee ka Qabsoomay degmada Agabar ee Gobolka Gabile.
Sida uu dhigayo xeerkii Beesha Dhigatay,
Qodobka 98aad, farqadiisa 3aad,kaasi oo Macnihiisu ahaa haddii Beesha habarawal ay ku guulaysato hogaanka sare ee dalka, waa Madaxweynaha islamarkaasna beesha Garxajis ay dagaal ka dhan ah Maamulkaasi ay ku kacaan Sidii 1994tii,
Dagaalka kadib ay Beesha garxajis dalbato in wixii dhacay laga wada hadlo,in Beesha garxajis ay wixii Cafis iyo saamaxaad la xidhiidha ay u soo Qoron karto kaliya Musdanbeedka Beesha Habarawal Sacad muuse, maadaama Cidda Dambiga laga galay ay tahay,
Waxan u sheegaynaa hadaba Beesha Garxajis haddii ay wanaag doonayaan in ay u soo qortaan Wixii Cafisa iyaga oo isku dhan Guddiyadoodu, xattaa kuwii Gacan libaax lagu soo Dhisay, Musdambeedka Beesha Habarawal,
Madaxweyne Muuse Biixi Ma laha Awooda Cafiska Caarre,
Waxa kale oo iyana Gaf ku ah Qaranka iyo Beelwaynta Habarawal in Maanta Beel ka mid ah Beelaha isaaq ay Dalbato in Loo Qarameeyo Ciidan Beeleed, Suurto gal ma aha, Ciidan beeleed waxa loo ogolyahay kaliya Beelaha Harti Somaliland oo iyaga Xaalada jira darteed laagu ogolaaday,
Balse Somalilandta kale ay Ciidanka Qaranka Markastaba ka qaataan Saamigooda,hadaba haddii ay dhab idinka tahay in La idiin Cafiyo Kolenayl Caarre waa in aad Codsiga u soo Gudbisaan Guddida Musdambeedka Beesha oo uu Guddoomiye ka yahay Suldaanka Guud Ee Beesha Sacad Muuse, Suldaan Ismaciil Suldaan Craxman, intaa kadib Guddidu Codsigiina Waxay u gudbin doontaa Dhammaan Beelaha Somaliland ee Uu Gacan ku dhiigle Caarre Dilalka iyo Boobka hantiyeed u gaystay, halkaasi ayey taalaa In la cafiyo iyo in La ciqaabo labaduba,
Guntii iyo Gabogabadii Waxad ku soo Hagaajisaan Codsiga Cafiska Dambiile Caarre Tell:0634428666
Allah ayaa Mahaddaasi u sugnaatay
By Garaadka Beesha Sacad Muuse

Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
Halkan Ka Daawo: FULL BARNAAMIJ Dabaaldega Ciidanka Melateriga Ee Ku Sugan Gobolka Togdheer Oo Si Cajiiba Usoo Bandhigay Awoodooda Ciidan.
DAAWO: ABWAAN AADAN DIGAALE OO GABAYO CAJIIB AH RIRIYAY KUWAAS OO ISUGU JIRA NABADA JACAYLKA IYO ARIMO KALE WARAYSI DHEER OO LALA YEESHAY
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland 2019.
FULL BARNAAMIJ: CALEEMA SAARKII CAAQIL MAXAMED CAAQIL CABDI ISMAIL OO KA DHACAY DEGAANKA LAASDOOMARE EE GALBEEDKA GOBALKA SANAAG
FULL BARNAAMIJ : SOO DHAWEYNTII XAFLADII BILAYD IYO HADAL JEEDINTII JAALIYADA IYO SIYAASI MAXAMUUD XAASHI MUNAASIBADII SOO DHAWEYNTA EE LONDON EE MUSHARAX KULMIYE M X C
FULL,Barnaamij Xiiso Badan Ciyaaro dhaqamed Heesa iyo Kooxda Habara
DAAWO FULL KHUDBAD: WASIIRKA ARIMAHA GUDAHA SOOMALILAND OO ARIMO BADAN KA HADLAY
WAREYSIYO