Tuesday May 26th, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market

Laf dhabarta qaran waa fikirka iyo waliba faca jiilka dhalinyarta ee dal iyo shiciba ku faano,

0
Monday October 07, 2019 - 09:00:57 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 444
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Laf dhabarta qaran waa fikirka iyo waliba faca jiilka dhalinyarta ee dal iyo shiciba ku faano,

    Laf dhabarta qaran waa fikirka iyo waliba faca jiilka dhalinyarta ee dal iyo shiciba ku faano,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Laf dhabarta qaran waa fikirka iyo waliba faca jiilka dhalinyarta ee dal iyo shiciba ku faano,

 waa hagaamiyaasha mustaqbalka hagaha, tusaha iyo tilmaamaha toosan uu dal leeyahay.Dhalinyarta somaliland oo marka la qeexayo qiimaha ama tiradda dadkeena ay ka yihiin lagu qiyaaso 70%, ayaa waxa ay uu soo shaqa tagay xisbi 8 sanno jiray oo burburiyay taageeradoodii,oo ku kacay qabyaalad,karti la’aan, qo’aan aan tayo lahayn, kooxiisi.

waxa xusid mudan in himiladii dhalinyarta somaliland uu gabi ahaanba burburay noqdayna xunbo daad qaaday xisbigaasu , waxa dhalinyarta somaliland soo food saaray xisbiga waddani siyaasadiisa xisbiyeed ee nafeeyey hanka dhalinyararta,siyaasadaas in ay gabi ahaaba keentay in nacayb ka dhex abuurmo saaxdda.

xisbigii waddani waxa macangig ka dhigay shakhsiyaad taladiisii xog kula wareegsaday iyo siyaasadd madhalays ah , musharaxii dhama ee waddani CIRRO wuxuu isku walaaqay musharaxnimaddi 2017 dhacday iyo hogaaminimadda xisbiga oo doorashadii ka hor Somaliland usheegay waan wareejiyay!, bal hadii taasi run tahay muxuu digrato walba xisbiga ka soo baxday o.o u saxiixa maadama u xisbigi hudoomiye loo magacaabay oo ah Xil. Jirde!.

waxa idinku soo iif baxaya in u xisbigan weli CIRRO haysto oo Xil.Jirde yahay sawir. Waad aragtayn in shirki dhamaa oo kamaqna dibna loo riixay awoodiisi .waxaana imikana xisbigaas ka dhex aloolsan dagaal weyn awood qaybsi u dhaxeeya kooxdii XIRSI iyagoo aan waxba haynin iyo sawiradii hore ee xisbiga dhex fadhiyay mudooyin fara badan.!!

 

mudooyin fara badan aya la sheegayay waddani iyo maamulka cirro yahay siyaasad ku ciish oo aan la garanayn waxay tahay ,taasna waxay kalifday in xisbigan kaadir fara badan ka dhaqaaqaan iyo kuwa imika ka wada dhaqaaqaya marka ay arkayn waddani inu yahay hagbad koox gaar ahee ku nooshahay!. doorashaddii kadib runtii madaxweyne muuse biixi wuxuu qaaday talaabooyin fara badan xaga magacaabinta dhalinyarta kana qayb qaatan xukuumadiisa,halka u cirro ka saqiiray oo ila haataan gudoomiyaashiisi gobolada weli ay yihiin odayaal aan waxba kulayhayeen goobaha ay joogaan , oo ay xafiisyadoodi iska wada xidhan yihiin qaarna ay mafrashyo qaad ah noqdayn!!!.

 

sidaas darteed kursi laguma gaadho ee waa maqdarad meeshu ka fog xisbi qaran oo himilo leh!.

 

By Mukhtar Cilmi

 


Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
Halkan Ka Daawo: FULL BARNAAMIJ Dabaaldega Ciidanka Melateriga Ee Ku Sugan Gobolka Togdheer Oo Si Cajiiba Usoo Bandhigay Awoodooda Ciidan.
DAAWO: ABWAAN AADAN DIGAALE OO GABAYO CAJIIB AH RIRIYAY KUWAAS OO ISUGU JIRA NABADA JACAYLKA IYO ARIMO KALE WARAYSI DHEER OO LALA YEESHAY
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland 2019.
FULL BARNAAMIJ: CALEEMA SAARKII CAAQIL MAXAMED CAAQIL CABDI ISMAIL OO KA DHACAY DEGAANKA LAASDOOMARE EE GALBEEDKA GOBALKA SANAAG
FULL BARNAAMIJ : SOO DHAWEYNTII XAFLADII BILAYD IYO HADAL JEEDINTII JAALIYADA IYO SIYAASI MAXAMUUD XAASHI MUNAASIBADII SOO DHAWEYNTA EE LONDON EE MUSHARAX KULMIYE M X C
FULL,Barnaamij Xiiso Badan Ciyaaro dhaqamed Heesa iyo Kooxda Habara
DAAWO FULL KHUDBAD: WASIIRKA ARIMAHA GUDAHA SOOMALILAND OO ARIMO BADAN KA HADLAY
WAREYSIYO