Tuesday May 26th, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market

Dhalinyarada Reer Somaliland oo Taageero Laxaad Leh uu Muujiyay Siyaasi Maxamoud Xaashi Cabdi Iyado Sawiradiiso Iyo Muuqaaladiiso Haystaan Baraha FACEBOOK IYO TWITTER

0
Tuesday October 08, 2019 - 18:27:21 in Wararka by
  • Visits: 1244
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Dhalinyarada Reer Somaliland oo Taageero Laxaad Leh uu Muujiyay Siyaasi Maxamoud Xaashi Cabdi Iyado Sawiradiiso Iyo Muuqaaladiiso Haystaan Baraha FACEBOOK IYO TWITTER

    Dhalinyarada Reer Somaliland oo Taageero Laxaad Leh uu Muujiyay Siyaasi Maxamoud Xaashi Cabdi Iyado Sawiradiiso Iyo Muuqaaladiiso Haystaan Baraha FACEBOOK IYO TWITTER

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhalinyarada Reer Somaliland oo Taageero Laxaad Leh uu Muujiyay Siyaasi Maxamoud Xaashi Cabdi Iyado Sawiradiiso Iyo Muuqaaladiiso Haystaan Baraha FACEBOOK IYO TWITTER


HARGEISA ( Burcoonline) 08.10.2018 Waxa Ayaamahi uu Dambeeyay Qaybaha Baraha Lagu Kulmo ee Social Mediyaha Sida Facebook iyo Twitter'ka aad Loogu Hadal Hayay Siyaasi Maxamoud Xaashi Cabdi oo Ka Mid aha Wasiiradi Ugu Awooda Badna Xukummadi Madaxweyne Axmed Silaanyo.

Siyaasi Maxamoud Xaashi Cabdi oo Tariikh Dheer Ku Leh Jamhuuriyada Somaliland, aya aha Maayirki Marti Geliyay  Dib ula soo Noqoashadi Jamhuuriyada Somaliland ee Lagaga Dhawaaqay Magaalada Burco,  waxaano Ka Mid ah Barlamanki Ugu Horeeyay ee Somaliland Yeelato, Ka Dibna Aas Aasahi Xisbiga KULMIYE ee EX Madaxweyne Axmed SIlaanyo La Sameeyay , Maantana Ah Xisbiga Ugu Awooda Iyo Aqlabiyada Badan Jamhuuriyada Somaliland.


Image may contain: Dalab Buureed Qaadi, text

Dhalinyarada Social Mediyaha aya aaminsan ino Yahay Siyaasi Maxamoud Xaashi Siyaasiga Ugu Mudan ino Jamhuuriyada Somaliland Hogaanka uu Qabto Marka Xiligeeda La Gaadho,  Waxaana aad loo hadal haya waxqabadadiisi Hore, Sida Dhisida Madaarada Cigaal International airport iyo Berbera International Airport oo Hab Casri ah Loo Dhisay, maantana ay ka soo Degaan Diyaarada Caalamko.

Dhalinta Baaxada Leh Taageerayaasha Siyaasi Maxamoud Xaashi Cabdi aya Ku soo Qor qoraya Hal hayso uu gaar ugu Caan Baxay Siyaasi Maxamoud Xaashi iyo Sawiro Lagu Muujinayo Xiligi Ololaha Madaxweyne Muse Biixi Sido Taageerada Beelaha Bariga Somaliland Ugu Keenay Uguna Hor Kacayay.

Image may contain: 10 people, people smiling, people standing and outdoor

Ugu Dambeynti Siyaasi Maxamoud Xaashi Cabdi aya uu Mahadnaqay Dhalinyarada Taageerada Xoogan uu Muujisay Isago Isna Bartiisa Facebook Ugu Qoray Qoraal Mahadnaq ah oo Af Carabi Ku Qorna una Dhigna Sidatan.

Image may contain: 3 people, text
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
Halkan Ka Daawo: FULL BARNAAMIJ Dabaaldega Ciidanka Melateriga Ee Ku Sugan Gobolka Togdheer Oo Si Cajiiba Usoo Bandhigay Awoodooda Ciidan.
DAAWO: ABWAAN AADAN DIGAALE OO GABAYO CAJIIB AH RIRIYAY KUWAAS OO ISUGU JIRA NABADA JACAYLKA IYO ARIMO KALE WARAYSI DHEER OO LALA YEESHAY
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland 2019.
FULL BARNAAMIJ: CALEEMA SAARKII CAAQIL MAXAMED CAAQIL CABDI ISMAIL OO KA DHACAY DEGAANKA LAASDOOMARE EE GALBEEDKA GOBALKA SANAAG
FULL BARNAAMIJ : SOO DHAWEYNTII XAFLADII BILAYD IYO HADAL JEEDINTII JAALIYADA IYO SIYAASI MAXAMUUD XAASHI MUNAASIBADII SOO DHAWEYNTA EE LONDON EE MUSHARAX KULMIYE M X C
FULL,Barnaamij Xiiso Badan Ciyaaro dhaqamed Heesa iyo Kooxda Habara
DAAWO FULL KHUDBAD: WASIIRKA ARIMAHA GUDAHA SOOMALILAND OO ARIMO BADAN KA HADLAY
WAREYSIYO