Saturday November 23rd, 2019
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Somaliland Oo Beesha Caalamka Ka Dalbatay Inaan Daynta Laga Cafiyin Farmaajo, Kana Digtay In Hub La Siiyo

0
Wednesday October 23, 2019 - 08:24:34 in Wararka by Wariye Tiriko
  • Visits: 571
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland Oo Beesha Caalamka Ka Dalbatay Inaan Daynta Laga Cafiyin Farmaajo, Kana Digtay In Hub La Siiyo

    Somaliland Oo Beesha Caalamka Ka Dalbatay Inaan Daynta Laga Cafiyin Farmaajo, Kana Digtay In Hub La Siiyo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xayeysiis Banaan
Somaliland Oo Beesha Caalamka Ka Dalbatay Inaan Daynta Laga Cafiyin Farmaajo, Kana Digtay In Hub La Siiyo

Maxamed Muuse Diiriye wasiirka warfaafinta Somaliland ayaa beesha caalamka iyo Midawga Afrikaba ugu baaqay in aanay hub siin xukuumada Soomaaliay ee Madaxweyne Farmaajo oo uu ku tilmaamay inay dagaal galinayso guud ahaan gobalkan Geeska Afrika.

Waxa uu wasiirku sida oo kale beesha caalamka ka codsaday in aanay daynta laga dhaafin xukuumada Farmaajo si aanay u helin dhaqaale ay ku burburiso maamul gobaleedyada Somaliya, ayna ku qasto siyaasada Geeska Afrika, waxaanu isaga oo xafiiskiisa ku hadlaayay wasiirku uu hadalkiisa ku bilaabay "Waxaan ogsoonahay in baryahanba dawlada Farmaajo ee fila Somaliya fadhidaa ay isku dayaysay in hub lasiiyo oo waliba ay waydiisatay dalalka Eratariya iyo Turkiga horena ay u soo siiyeen dalal aanan halkan magacayadooda ka sheegayn. ,IGAD iyo dalalka Afrikaba ha ogaadaan inuu hubku mabnuuc ka yahay Somaliya waxii laysku odhan jiray in hub loo soo daayo,ha ogsoonaadaan hubkaas haddii loo soo daayo in Somaliland iyo Geeska Afrikaba uu hubkaasi khatar ku yahay iyo dhibaato aan loo joogin, waxaan leeyahay aduun weynuhu ha ka digtoonaadan, haddii ay isaga u sii daayaana anagana ha noo soo daayaan.”

Waxa uu wasiirku ka hadlay daynta dawlada Farmaajo ay dalbatay in laga daayo Somaliya" Qodobka labaad waxa uu isku dayayaa oo kale oo aynu ogayn ayaamahanba inuu la meeraysanaayay aduunka hanalaga saamaxo dayntii adeerkii galay, Dawladii Maxamed Siyaad Bare ee aynu inaguna xiligaas kamidka ahayn waxaan leeyahay hadii dayntaas laga saamaxo marka laga saamaxo waxa uu isku dayayaa inuu aduunka dhaqaale ku waydiisto oo uu dayn ku qaato, maanta oo ay beesha caalamku wax yar u tuur tuurto ayaa intii la siinayay waxa uu kaga samaynaayo maamul gobaleedyada iyo culayska uu saarayo aynu ognahay,haduu dhaqaalahaas helo waxa uu isku dayayaa inuu khal khal siyaasadeed galiyo gobalka oo dhan.”


OGEYSIIS UBAXLE LEGAL ADVICE and ACCIDENT CLAIM
DAAWO: SULDAAN CABDIRAXMAAN AADAN MAXAMED OO BAAQ NABADEED BEELAHA CEELAFWEYN U DIRAY + FARIINTA XUKUMADA
Halka Ka Daawo: Muuqaalo Garoonka Cusub Ee Cawayska Caynaba Ee Laga Hirgaliyey Magaalada Caynaba
Qaabkii Madaxweyne Muuse Biixi Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Guinea
Halkan Ka Daawo:Ma U Baahan Tahay Dhismayaal Kiro Ah Oo Ku Yaala Magaalada Burco
Halkan Ka Daawo:-Qiso Cajiiba:-Sidee Buu Ku Xushay Lamaanihiisa Proff Cabdilaahi Maxamed Ducaale Gabaydhe Oo Ah Nin Araga Iyo Gacmaha Naafo Ka Ah
Halkan Ka Daawo:Muuqaalo Laga Duubay Goobaha Ugu Quruxda Badan Somaliland Ee Wado La,aantu Godoomisay
Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
WAREYSIYO