Tuesday June 02nd, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market

Madaxweyne Masuuliyiintan Waxay Mudan Yihiin In La Maamuuso

0
Thursday October 31, 2019 - 08:02:52 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 308
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Masuuliyiintan Waxay Mudan Yihiin In La Maamuuso

    Madaxweyne Masuuliyiintan Waxay Mudan Yihiin In La Maamuuso

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Masuuliyiintan Waxay Mudan Yihiin In La Maamuuso
Mudane madaxweyne horumarinta iyo kaabeyasha dhaqale ee goboladu waa qaar u bahan in ay helaan masuliyiin ka horaysiiyo danohooda gaarka ah waxa ay umada u hayaan sida
Badhasabada iyo moyerada gobolada SOOL iyo Saaxil magalooyinka waa magalooyin hana qaad ka noqday baahiyaha asaasiga ah in kastooy jiraan baahiyo u bahan in gacmaha lala qabto
Gobolka sool waxa uu ahaa mid marwalba ay soo noqnoqto dhibatooyin xaga amni iyo xag gobolba waxa uu ka mid ahaa gobolad marwalba qaylo dhaantu kasoo yeedhi jirtay tan iyo intii anay iman masuuliyiinta maanta hogaanka u hayaa maantana waxa lagaga nastay dhalinyaro ay
ka mid yihiin Badhasaabka iyo mayorka gobolkan ka hawl gala ood moodo masuliyadii ay
umadooda u hayeen in ay u guteen si xilkasnimo ah Magalooyinka sool iyo Saaxil waxay horumar baladhan ka sameeyeen dhinacyada
Amniga .Cafimaadka. Waxbarashada. iyo wadooyinka . Maayor :Cabdishakur maxamud cidin : barbera
Maayor: Cabdicasiis xuseen maxamed 


:Laascanood Badhasabka sool :Cabdiqani maxamuud jiidhe Badhasabka Saaxil : Axmed cusmaan xasan Dhamaan masuliyiintan Waxay mudan yihiin in la xasuusto oo lagu dhiiri galiyo waxay qabteen
iyo shaqada nadiifta ah ee ay qarankooda u hayaan qof wal oo muwaadini waxa uu jecel yahay inuu helo cadalad sinaan iyo cid u adeegaysa qof kasta oo muwadin ahna waxa ku waajib ah oo xil ka saran yahay wadankiisa intii kala gudboon oo anay ahayn inuu cid ku haleeyo wadamada
horumaray ee dunida waxa ay ku horumareen gacmo wada jir iyo talo midaysan mantana Somaliland waxay u bahan tahay taa tu lamida .
Waxaan buuxinay dhaman shuruudaha Characsticstics of Democracy
 Free and fair election
 Majority and minority right
 Indivial right
 Citization participation
 Citizen rule
 Cooperation and compromise.

Hadana ilaa maanta marka wadamada reer galbeedka somaliland la waydiiyaba waxay iskaga riixayaan dalalka dariska ah sida Somalia oo aynan siyaasad ahaan heshiis ku
ahayn in kastooy wasarada arimaha dibada Somaliland ahayd inay awooda saarto wadamada Geeska Afica oon odhan karo maanta rajadeena ugu badan waxay tagan tahay colka wadhaf ma lagu dayey .
Waxan u bahanahay inaan dawlad iyo shacaba gacmaha isku qabsano dalkeena si aan ula jaan qaadno horumarka iyo is badaladalada ka socda Geeska .
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
Halkan Ka Daawo: FULL BARNAAMIJ Dabaaldega Ciidanka Melateriga Ee Ku Sugan Gobolka Togdheer Oo Si Cajiiba Usoo Bandhigay Awoodooda Ciidan.
DAAWO: ABWAAN AADAN DIGAALE OO GABAYO CAJIIB AH RIRIYAY KUWAAS OO ISUGU JIRA NABADA JACAYLKA IYO ARIMO KALE WARAYSI DHEER OO LALA YEESHAY
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland 2019.
FULL BARNAAMIJ: CALEEMA SAARKII CAAQIL MAXAMED CAAQIL CABDI ISMAIL OO KA DHACAY DEGAANKA LAASDOOMARE EE GALBEEDKA GOBALKA SANAAG
FULL BARNAAMIJ : SOO DHAWEYNTII XAFLADII BILAYD IYO HADAL JEEDINTII JAALIYADA IYO SIYAASI MAXAMUUD XAASHI MUNAASIBADII SOO DHAWEYNTA EE LONDON EE MUSHARAX KULMIYE M X C
FULL,Barnaamij Xiiso Badan Ciyaaro dhaqamed Heesa iyo Kooxda Habara
DAAWO FULL KHUDBAD: WASIIRKA ARIMAHA GUDAHA SOOMALILAND OO ARIMO BADAN KA HADLAY
WAREYSIYO