Tuesday June 02nd, 2020
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market

Waxa looga fadhiyaa Madaxweynaha inuu uruuriyo inta waxtabanaysa" Suldaan C/raxiin Saxardiid

0
Tuesday November 05, 2019 - 08:10:33 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 352
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waxa looga fadhiyaa Madaxweynaha inuu uruuriyo inta waxtabanaysa" Suldaan C/raxiin Saxardiid

    Waxa looga fadhiyaa Madaxweynaha inuu uruuriyo inta waxtabanaysa" Suldaan C/raxiin Saxardiid

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa looga fadhiyaa Madaxweynaha inuu uruuriyo inta waxtabanaysa" Suldaan C/raxiin Saxardiid

Suldaan C/raxiin Saxardiid Kaahin oo kamida madax-dhaqameedka miisaanka culus ee Somaliland ayaa Madaxweynaha Somaliland usoo-jeediyey in uu uruuriyo inta waxtabanaysa isla markaasina si guud iyo si gaargaar ahba u dhayo nabaradii iyo tabashadii ka dhalay doorashadii madaxweynaha ee uu kursiga ku fuulay.


Suldaan C/raxiin Saxardiid Kaahin oo ka hadlaayey xaflad kulmisay dhamaan qurbajooga reer Somaliland ee ku dhaqan dalka Ingiriiska, taasi oo ujeedkeedu ahayd soo dhaweyn loo sameeyey qaar kamida hogaanka xisbiyada siyaasada Somaliland iyo xubno kamida masuuliyiinta sare ee Xukuumada, isla markaasina lagu midaynaayey bulshada ku dhaqan dalkaasi UK ee ku kala qayb-samay xurguftii siyaasadeed ee ka dhalatay doorashada, ayaa sidoo kale waxa uu qurbajooga reer Somaliland ee dalkaasi UK ku booriyey inay u midoobaan danta qaranka isla markaasina ay iska dhaafaan qayb-sanaanta iyo qoqobka qabyaalada qoys qoyska u kala qaybisay.



Suldaan C/raxiin Saxardiid Kaahin ayaa sidoo kale waxa uu sigaar ah u bogaadiyey Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Md. Maxamed Axmed Tiinbaro oo madasha fadhiyey , isagoo isla markaasina ku bogaadiyey doorkii muhiimka ahaa ee uu kazoo qaatay damintii colaadii gobolka Sanaag oo uu tilmaamay inuu si mugle uga shaqeeyey badhasaabku.


Halkan hoose ka daawo warkaas oo dhamaystiran


Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
Halkan Ka Daawo: FULL BARNAAMIJ Dabaaldega Ciidanka Melateriga Ee Ku Sugan Gobolka Togdheer Oo Si Cajiiba Usoo Bandhigay Awoodooda Ciidan.
DAAWO: ABWAAN AADAN DIGAALE OO GABAYO CAJIIB AH RIRIYAY KUWAAS OO ISUGU JIRA NABADA JACAYLKA IYO ARIMO KALE WARAYSI DHEER OO LALA YEESHAY
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland 2019.
FULL BARNAAMIJ: CALEEMA SAARKII CAAQIL MAXAMED CAAQIL CABDI ISMAIL OO KA DHACAY DEGAANKA LAASDOOMARE EE GALBEEDKA GOBALKA SANAAG
FULL BARNAAMIJ : SOO DHAWEYNTII XAFLADII BILAYD IYO HADAL JEEDINTII JAALIYADA IYO SIYAASI MAXAMUUD XAASHI MUNAASIBADII SOO DHAWEYNTA EE LONDON EE MUSHARAX KULMIYE M X C
FULL,Barnaamij Xiiso Badan Ciyaaro dhaqamed Heesa iyo Kooxda Habara
DAAWO FULL KHUDBAD: WASIIRKA ARIMAHA GUDAHA SOOMALILAND OO ARIMO BADAN KA HADLAY
WAREYSIYO