Saturday November 23rd, 2019
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Dr Gaboosow dadka waxa kala qaybiyey ninkii doorshada laga guulaysatey ee diiday!

0
Wednesday November 06, 2019 - 08:53:32 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 427
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dr Gaboosow dadka waxa kala qaybiyey ninkii doorshada laga guulaysatey ee diiday!

    Dr Gaboosow dadka waxa kala qaybiyey ninkii doorshada laga guulaysatey ee diiday!

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xayeysiis Banaan
Dr Gaboosow dadka waxa kala qaybiyey ninkii doorshada laga guulaysatey ee diiday!
Ugu horeyn waxaan salaamayaa bahda saxaafada guud ahaan, gaar ahaanba,"ascww"

Intaasi ka dib maanta waxaa saxaafada gudaha somaliland gaar ahaan Hargeysa la hadlaayey Dr maxamed cabdi gaboose, runtii anigu Dr gaboose waxa uu ahaa dadka aan taageersanaa ,una hanweynaa balse hadalkiisa maanta wey ka hoostay erayada uu isticmaaley, sida jeegaan iyo wax la midka ah.

Dr gaboose waxaan moodaaye in uu fahansanyahey macnaha dimuquraadiyada oo ah in qof kastaa codkiisa xor u yahey magaca uu doono ha sito e in lagu aflgaadeeyana aaneyn habooneyn,
Hadaba Dr gaboose ma waxa uu caayay dadka codkooda bixiyay?.


Mida kale dr gaboose hadalkiisa waxa ka muuqda cadho badan,daadufayn, iyo aflagaadooyin qaaawan.
Hadaba Dr gaboose miyaanu ogayn in gudoomiyaha Xisbiga wadani diiday natiijadii doorshada ee lagaga badiyey dadkana been u sheegay oo uu yidhi waa la iboobey?, haduuse hadlaayo miyuu nin walba runta u sheego waxiisu ma hiilbaa?

Ugu danbeyn waxaan odhan lahaa Dr ka ,dadku codkooda waa u xor ninka leh maxaa la iga badiyey iyo hadii la iga badiyey dhulkaan gubayaa oo hala rogmado waa Xisbigaad ka tirsaneyd. Ee wadani ee ogow.

Dadkana waxaan jirin how sheegin nin qaran ayaan kuu haystay balse maanta waxaad noqotay nin qabiil.

Qore: Tahir hussein
OGEYSIIS UBAXLE LEGAL ADVICE and ACCIDENT CLAIM
DAAWO: SULDAAN CABDIRAXMAAN AADAN MAXAMED OO BAAQ NABADEED BEELAHA CEELAFWEYN U DIRAY + FARIINTA XUKUMADA
Halka Ka Daawo: Muuqaalo Garoonka Cusub Ee Cawayska Caynaba Ee Laga Hirgaliyey Magaalada Caynaba
Qaabkii Madaxweyne Muuse Biixi Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Guinea
Halkan Ka Daawo:Ma U Baahan Tahay Dhismayaal Kiro Ah Oo Ku Yaala Magaalada Burco
Halkan Ka Daawo:-Qiso Cajiiba:-Sidee Buu Ku Xushay Lamaanihiisa Proff Cabdilaahi Maxamed Ducaale Gabaydhe Oo Ah Nin Araga Iyo Gacmaha Naafo Ka Ah
Halkan Ka Daawo:Muuqaalo Laga Duubay Goobaha Ugu Quruxda Badan Somaliland Ee Wado La,aantu Godoomisay
Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
WAREYSIYO